DHAXALREEB Xagaa, Juun – Julaay 2012 Redsea Online Culture Foundation with Partners Presents Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa Hargeysa International Book Fair Hargeysa, 13th - 18th July 2012 Xagaa, Juun – Julaay 2012 ISSN 2074-028X www.redsea-online.com/dhaxalreeb | e-mail:
[email protected] Dhaxalreeb - ISSN 2074-028X Warside ka hadla aqoonta, dhaqanka, fanka iyo suugaanta. Dhaxalreeb waa warside sannadkii soo baxa dhowr jeer oo kusoo baxa qaabab kala duwan: Dhaxalreeb (Warsida ka hadla aqoonta, dhaqanka, fanka iyo suugaanta) waxa uu soo baxaa sannadkii afar jeer. Gu’, Dayr, Xagaa iyo Jiilaal. Tirsigani waa kii Xagaaga 2012 ka, waxaana uu u gaar yahay Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 13-18 Julaay 2012. Dhaxalreeb (Waanada macallinka) waxa uu soo baxaa sannadkii lix jeer, waana warside xilliyeed waxbarasho oo xidhiidhiya Ardayga, Waalidka iyo Macallinka. Taxanaha Dhaxalreeb waa qoraallo aan kalgal sugan lahayn oo sannadkiiba dhowr jeer kasoo baxa degelka redsea-online.com oo loo qaybiyo si buug elektoroonig ah. Ka eeg http://www.redseaonline.com/e-books. Soo saare / Publisher: Ponte Invisibile Edizioni REDSEA-ONLINE.COM Cultural Foundation www.redsea-online.com |
[email protected] Tifatire guud/Editor in chief Jaamac Muuse Jaamac,
[email protected] Kaaliye tifatire/Associate editor Cabdillaahi Cawed Cige,
[email protected] Wakiillada/Country representatives Ka eeg bogga http://www.redsea-online.com/dhaxalreeb Qoraalka ku socda tifatiraha / Articles to the editor Email:
[email protected] Buugaagta / Books for review Jama Musse Jama Via Pietro Giordani 4, 56123 Pisa, Italy. Golaha talo-bixinta iyo tifatirka / Advisory board and editorial team Cabdalle Ducaale Wacays, Ayaan Maxamuud Cashuur, Mustafe Aadan Nuur, Cabdalle Cismaan Shafey, Cabdillaahi Cawed Cige, Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”, Hinda Maxamed Jaamac, Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”, Jaamac Muuse Jaamac, Maxamed Jaamac “Kayd”, Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye”, Rashiid Sheekh Cabdillaahi “Gadhwayne”, Xasan Cabdi Madar.