Sidee Ayaan Ku Helaa Biyoheyga? Macluumaad Badan Saint Paul Regional Water Services Biyaha waxaa laga soo bambeyaa warshadda Si aad heshid macluumaad dheeraad ah oo ku (Adeegyada Biyaha Gobolka Maplewood, waxaa la soo marsiyaa tubooyin saabsan tayada biyaha ama macdanta “lead” xagga Saint Paul) geeya saldhigga bambada, haamanka, iyo biyaha la cabbo, tag ilahaan: haamanka taagan, kaddibna tubooyinka biyaha ayaa u qeybiya khadadka adeegga biyaha Si aad u heshid koobiga warbixintena tayada biyaha sannadka, ee laga helo macluumaad ku guryaha iyo ganacsatada. saabsan heerarka macdanta “lead” ee ku jira biyahena, tag www.stpaul.gov/waterquality. Si aad u heshid koobi adag, la xariir adeegga macaamilka, telefoonka 651-266-6350.

Si aad u heshid macluumaad badanoo ku Macluumaadka ku saabsan saabsan macdanta “lead” ee ku jirta biyaha la tayada biyaha, geynta iyo macdanta cabbo, akhri buuggena Iska Ilaalinta Macdanta “Lead”. Tag www.stpaul.gov/water kaddibna “lead” ee ku jira biyaha la cabbo hoos u soco ilaa aad timaadid daabacaadyada ku yaal dhinaca gacanta midig. Dooro In Aad Macdanta “Lead” Dibaddo Dhigto. Si aad u Meesha Biyahaada Ka Yimaado heshid koobi adag, wac adeegga macaamilka, telefoonka 651-266-6350 Saint Paul Regional Water Services (Adeegyada Biyaha Gobolka Saint Paul) waxay bixisaa biyo nadiif Si aad u heshid macluumaad badan oo ah, biyo leysku hallleyn karo iyo adeegyada la siiyo ku saabsan macdanta “lead” guud ahaan, 425,000 dad ku nool Saint Paul iyo bulshadaha bogga internetka Minnesota Department of ku wareegsan. Health (Waaxda Caafimaadka Minnesota) Waxaan biyahena ka qaadanaaa Wubiga Mississippi www.health.state.mn.us/lead iyo silsilad ka kooban balliyo. Waxaan qabnaa keyd saad ku filan qeybinta isku Si biyahaada looga baaro macdanta “lead” celceliska biyaha la isticmaalo maalintii 40 malyan ama haddii aad qabtid arrimaha la xariira gallan, haddii loo baahdo. tayada biyaha, la xariir shaybaarkena tayada Si biyaha looga dhigo biyo ku fiican cabidda, waxaan biyaha, telefoonka 651-266-1635 biyahaan ceyriinka ah u dirnaa warshadda nadiifinta Si aad u heshid macluumaad badan oo ku halkaas aan ku jilcino, miirno, kana dilno jeermiga saabsan baddalaadda leenkaada adeegga ka hor inta loo qeybinin macaamiishena in ka badan biyaha, ama si aad u ogaatid haddii aad 1,200 mayl tubooyinka biyaha. qabtid leemanka adeegga macdanta “lead”, Waxaan ku siinaa biyo tayo sare oo si toos ah loo wac miiskena adeegga injineeriyada, geeyo tubada gurigaada si aad u isticmaashid. telefoonka 651-266-6270 Waxaan kumaanaan baaritaan ku sameynaa Adiga waxaad leedahay khadka adeegga biyaha biyahena bil kasta si loo hubsado in aan ku siino biyo laga bilaabo khadka hantida ilaa gudaha nadiif ah, oo la cabi karo. gurigaada. Waxaan leenahay khadka adeegga SPRWS waxay u hoggaansan tahay dhamaan biyaha laga bilaabo khadka hantida ilaa 1900 Rice Street sharciyada deegaanka, gobolka iyo qaranka ee la gudaha jidka. Saint Paul, MN 55113 651.266.6350 xariira tayada biyaha.

2016 Khadadka Adeegga Macdanta “Lead” Xaggee Kale Ayay Macdanta “Lead” Maxaan Samayn Karaa Si Aan U Yareeyo Waxaan qiyaasnay in ilaa 28,000 guri oo ku yaal Ka Timaadaa? Macdaanta “Lead”? Saint Paul weli hantidaa gaarka ku leeyahiin khadadka Macdanta “lead” waxaa kaloo laga helaa alxanka • Wac SPRWS si aad u ogaatid haddii aad khadadka adeegyada macdanta “lead”. tubooyinka maxaasta ee la geliyay intii ka horeysay adeegga macdanta “lead” ku jirto jidka soo Guryaha la dhisay 1927 ka hor waxay qabaan khadadka 1985, iyo biraha macdanta “brass” ee la geliyay intii ka gala gurigaada, ama hantida gaarka ee soo adeegga macdanta “lead” halkaas oo qaar ka mid ah guryaha horeysay 2014. gasha gurigaada. la dhisay inta u dhexeyso sanooyinka 1944 iyo 1947. EPA waxay ku qiyaastay in boqolkii 20 ku dhawaashada • Haddii khadka adeegga ka samaysan yahay macdanta “lead” ka timaado biyaha, halka boqolkii 80 macdanta maxaasta, fursadaada in aad ku Sidee Ayaan Ku Ogaadaa Haddii inta hartay ku dhawaasha macdanta “lead’ ka timaado dhawaatid macdanta “lead” ee ku jirta biyaha wasakhda, boorka reerka, rinjiga macdanta “lead”, aad ayay u yar tahay. Aan Qabo Macdanta “Lead”? hawlaha dhariga, iyo hawada. • Haddii khadka adeegaada uu ka samaysan yahay Waxaad wici kartaa waaxdena injineeriyada, telefoonka macdanta “lead”, waxaad khadka adeegaada 651-266-6270 si aad u ogaatid haddii macdanta “lead” Maxaan Samaynaa Si Aan u Yareyno macdanta “lead” ku baddali kartaa macdanta ku jirto khadadka adeegga jidka ama hantida gaarka loo “maxaasta.” Haddii aad ku nooshahay Saint Paul, leeyahay. Macdanta “Lead”? waxaad heli kartaa kharashka ku bixi doono oo Diiwaanada taariikhdii hore ee 1800dii waxay inta lagu xisaabo canshuurta hantida lana bixiyo muddo badan muujiyaan dhismaha khadka adeegga hantida • Waxaan si joogto ah ula soconaa heerarka pH iyo baddalkii la bixin lahaa hal mar. gaarka, balse muujiyaan dhamaan. Waxaa naga heerarka “alkalinity” biyaha ka yimaada warshadda, • Haddii aadan rabin in aad baddashid khadka maqan diiwaanka ku dhawaad 8,000 khadadka adeegga waxaan ku hayna heer u ogolaada in xuub la saaro adeegga macdanta “lead ama aadan baddali karin, guryaha gaarka loo leeyahay, mana bixin karno xog sax gudaha tubooyinka macdanta “lead”. Xuubkaan korka waxaad socodsiin kartaa biyaha qabow muddo ah oo ku saabsan guryahaas. ka saaran wuxuu yareyaa ku dhawaasha macdanta 3 - 5 daqiiqo ka hor inta aadan u isticmaalin cabid Hase ahatee, tubooyinka macdanta “lead” waa sida “lead” xagga biyaha la cabo, kaddib marka macdanta ama karis haddii biyaha fadhiyo in ka badan lex midabka dambasta, waa jilicsan yahiin in ku filan taasoo “lead” laga ilaaliyo in uu soo gaaro biyaha. saac. In biyo la raaciyo musqusha iyo in la qabeysto suurtogelisa in si fudud loogu xoqo furaha guriga. Biyo Waxaan nadiifinaa biyaha si loo yareeyo ku dhawaasha labadaba waxay leeyahiin kaalmo, hase labada geliyaha shattiga haysto ayaa kugu kaalmeyn karo in aad macdanta “lead” laga bilaabo 1990dii. daqiiqo ugu dambeyso biyaha socda waa in ay ka ogaatid haddii biyo gelinta reerkaada ka samaysan yahay • Waxaan ka saarnay khadadka adeegga biyaha yimaadaan tubada aad ka cabi doontid. macdanta “lead.” macdanta “lead” ee ku meeleysan laga bilaabo khadka • Isticmaal nadiifiyaha biyaha la soo miiray ee loo hantida ilaa jidka. Waxaan la shaqeynay in aan aqoonsaday ka saaridda macdanta “lead” iyo raac Maxay Tahay Sababta ay Muhiim khadadkaan macdanta “lead” ka saarno siistemkena tilmaamaha la socda. u Tahay? biyaha laga bilaabo 1980dii. • Biyahaada laga baaro macdanta “lead”. • Dadka daggan Saint Paul waxaan siinaa kaalmada Shaybaarkena wuxuu biyaha ku baari doonaa Macdanta “lead” ee ka timaado leemanka adeegga maaliyadda, marka aan siino habka ay saaridda lacag la’aan, wuxuu kuu soo diri doonaa natiijadaha, macdanta “lead’ waxay geli kartaa biyaha la cabbo. khadadka biyaha macdanta “lead” ugu daraan iyo wuxuu kugu kaalmeyn doonaa in aad tarjumo Biyaha fadhiya muddo dheer waxaa soo raaci kara qiyaas canhuurta hantidooda. ku samaysid. madanta “lead” oo ka yimaada khadadka adeegyada, • Dadka qeyb ahaan iska saaray macdanta “lead” khaas ahaan haddii uu fadhiyay in ka badan lex saac, sida waxaan siinaa macluumaad ku saabsan sida biyaha habeenka. guryahooda loo raaciyo kaddib marka shaqada SPRWS waxay ka shaqeysaa biyaha si loo yareeyo dhismaha la dhamaystiro. qiyaasta macdanta “lead” ee ku jirta biyaha la cabo, • Dadka guryaha leh waxaan siinaa nadiifiyaha biyaha waxay la socotaa iyo waxay habeysaa heerarka pH iyo la xaqiijiyay si looga saaro macdanta “lead” iyo filtaro heerarka “alkaline” ee biyaha, taasoo yareysa macdanta gaara ilaa lex bil. “lead” ee soo gasha biyaha. • Waxaan mar kasta xiiso u qabnaa in aan adiga kaa Xattaa haddii ay sidaas tahay, xoogaa macdanta “lead” maqalno arrinta ku saabsan tayada biyaha ama ayaa geli karta biyaha. faalo kale. Kuwaan waxaa la samayn karaa kaddib Macdanta “lead” waxay leedahay waxyeelo. Waxay marka la waco leenka adeegga macaamilka, saamayn kartaa horumarka jirka iyo maskaxda caruurta telefoonka 651-266-6350 ama marka email loo iyo ilmaha yaryar, waxay sabab u tahay cilladaha la diro [email protected]. xariira inta uu socdo dareenka qofka, dhageysiga, iyo awoodda waxbarashada caruurta, iyo waxay dadka waaweyn ku kordhisaa cadaadiska dhiigga.