Resa med buss och tåg i Värmland

La safarka baska iyo tareenka Värmland SOMALISKA Jadwalka wakhtiga

Basaskeena iyo tareenkeena way lambara kala duwanyihin, lambaradu waxay ku xidhan yihin ji- dadkey qatan. Dhammaantodna waxay leyihin jadwal wakhti o gaar ah. Jadwalka wakhtiga waxaa ka heleysa baska iyo tareenka iyo meelaha lagu gado tigidhyada. Waxa kalo ka heleysa bogga internetka www.varmlandstrafik.se.

Isticmaal suunka

Isticmaal suunka markaad baska raacayso. Safarku waa uu ka sugan yahay hadaad suunka xidhantey. Waxa kale oo aad ogtey inay sharci tahay?

Halkan ka gado tigidhkaga

Dukaanka iibitanka tigidhyada Halkan ka gado tigidh iyo kaadh ama lacag ku buuxso kaadhkaga. Dukaanku wuxu qata lacag naqdi ama caddan ah iyo kaadh bangi.

Baska Halkan ka gado tigidh iyo kaadh ama lacag ku buuxso kaadhkaga. Waxaad ku bixinaysaa kaadhka bangiga (VISA, Mastercard, VISA Electron, Maestro) ama lacag ku buuxso kaadhkaga

Tareenka Halkan waxaad ka gadaneysaa tigidhka safar hal mar ah iyadoo aad kaash ku bixinayso ama kaadhka bangiga (VISA, Mastercard).

Mashiinka tigidhyada Halkan ka gado tigidh iyo kaadh ama lacag ku buuxso kaadhkaga. Mashiinku wuxu qata kaadh bangi.

Telefoonka gacanta Waxan lenahay app o ka iibsan kartid tigidh iyo ku buuxsan kartid kaadhkaga. Kaadh bangi iyo qaansheegad baa ku iibsan karta.

Dukaanka internetka Dukaanka internetka waxa ka iibsan karta kaadh, wana ka buuxsankarta kaadhkaga. Kaadh bangi iyo bangiga internetka ayaa ku bixinkarta.

somaliska Tigidhyada iyo kaaradhka 17 Waxa u bahantahay tigidh hada baska iyo MALUNG 40 tareenka raacesid. Waxana lagu ganaxikara

800 kroon hadada tusikarin tigidh sax ah. VÄRNÄS

Tigidh 16 Tigidh gado hadu safarkagu u yar yahay. Tigidhka hal qof uun ba isticmaalikara. 14

Kaadhka wakhtiga 15 Hadu safarkagu u badan yahay gado kaadh SUNNE 13 12 ZON 91 10 HÄLLEFORS FILIPSTAD o wakhtiga doorankartid. Kaadhka hal qof 41 4 2 uun ba isticmaalikara. DEJE MOLKOM TÖCKSFORS 5 9 KIL 8 11 Waraaqda hey’aada laanta socdaalka 1 6 ZON 31 ÅRJÄNG Waraaqda heyaada laanta socdaalka 7 KARLSKOGA (migrationsverket) u dhiib bas dirawalka ama HAMMARÖ 42 DEGERFORS GUSTAVSFORS SÄFFLE ZON 21 3 shaqalaha tareenka. Waxey ku si nayaan 45 43 tigidh. Tigidhka hal qof uun ba isticmaalikara. BENGTSFORS ZON 71 46 ÅMÅL 7 GULLSPÅNG U yeedhhida magangalyo-doonka 44 U yeedhida gaarka ee degmada marka booqashada dhakhtarka. Tus uyeedhitaanka Kaadhka Värmland darawlaka baska ama shaqalaha tareenka halkaas oo aad heli doonta safar hal mar Kaadhka Värmland wa kaadh elektaroonig ah oo aad ku tageyso kagana imanayso ah o lagu isticmaalo baska iyo tareenka dhakhtarka. Uyeedhitaanku hal qof uun ba gobalka Värmland. Waxa ku buuxsan karta isticmaalikara. lacag ama wakhti. Dukaanka iibitanka tigidhyada ayaa ka iibsan karta.

Xeerka da’da Lacag ku buuxso Kaadhkaga ku buuxso lacag. Ka dibna · Dhalinta dugsiga 7 – 19 sanno isticmaal o ku gado tigidh, boqolkiiba · Dhalinta 20 – 25 sanno 30 ba lagaa raqiisinaya. · Dadka waaweyn 26 iyo waayeelka · 2 carruurta 0 – 6 sanno ayaa bilaash ku Kaadhka wakhtiga raacaaya hadii uu qof weyni la socdos Kaadhka wakhtiga waxa u dooran karta is- ticmalkisa xafad ahan ama gobolka o dhan. Xaafadkaste midab kala duwan bee leeyihin. Markaad tareenka raaceyso, tus kaadhkaad ku aktifeygareysa.

Tusaale: Lesjöfors – Kristinehamn Storfors – Karlstad Hagfors – Säffle Gobolka Arvika – Charlottenberg Säffle – Karlstad Kontakta Värmlandstrafik

La soo xidhiidh Värmlandstrafik Macluumaadka Taraafigga ayaa ka jawaabaaya su’aalahaaga ku sabsan taraafigga. Wac 0771-32 32 00. Waxaanu ku hadalnaa iswiidhish iyo ingriisi. Goobahayaga iibinta ayaa kaa caawinaaya su’aalaha tigidhka ku sabsan. Soo booqo bogayagga internedka, varmlandstrafik.se. Tryck: Risbergs, oktober | Foto: Daniel 2014 Dahlgren och Värmlandstrafik