ILAYS WAA WARGAYS MADAXBANAAN OO TODDOBAADKII 2 JEER LAGU DAABACO MADBACADDA HORYAAL

ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS Caddadka 16aad, Tell:-90712246/66712246 Email:[email protected] Q:-6000 Ssh LANDLINE FEATURES GOLIS TELECOM Marketing Dept.

Halkan waxaan Macaamiisha Sharafta leh ugu soo gudbinaynaa features line-ka shirkada Golis lee yahay. Eeg Bogaga 3aad SAMATAR:- CIIDAMADA PIS-TU WASAARADDA AMNIGA AYAY HOOS YIMAADAAN “ Ciidamada Amnigu xaq ayay u leeyihiin inay xiraan Qofkii ay ka shakiyaan” Wasiirka Amniga

“ Khasaarihii ka Dhashay Shaqaaqadii Bosaso, Waxaa Qaadaya Masuuliyadeeda Ciidii billowday” Sh. C/qaadir Nuur Faaraha

MADAXWEYNE FAROOLE OO SOO GABAGABEEYAY SAFARKIISII EEG BOGGA 3AAD

Bidix,Sh.C/qaadir Gacamay, C/samad Cali Shire, M/Xegeenka P/land, C/laahi Siciid Samatar, Wasiirka Amniga Midig, Mudaharaadayaashii oo taayiro gubaya iyo Baabuurkii sh. Cismaan Dacwada ku fidin jiray XARKADA SHABAAB OO KA HADASHAY Waxaa uu Xasan Yacquub ku eedeeyay ciidamada xiray sheekha XARIGA SHEEKH CISMAAN in ay yihiin kuwo u shaqeeya Dow- lada kale oo wakiilo u ah , waa sida arakada Al-shabaab ayaa wax uu hadalka u dhigaye ,waxaana uu laga xumaado ku tilmaamay X sheikh Cusmaan uu ku tilmaamay in xariga sh, Cismaan Maxamuud uu yahay wadaad laga wada yaqa- Bashiir oo Ciidamada Amaanka P/ Dr. Xasan Al-turabi an dalka oo dhan kuna sifoobay fid- land ay xireen 23 marso, 2009 inta Towxiidka barina ka ah eeda ay KOBACA ISLAAMIYIINTA u soo jeediyeen ciidamada maamul Shir jaraa’id oo Madaxa warfaafinta SOMALIA goboleedka Puntland. maamulka islaamiga ee gobolka J/ EEG BOGGA 6AAD hoose Shiikh Xasan Yacquub Cali Afhayeenku waxaa uu maamulka ayuu kaga hadlay Xariga sheekh Puntland ugu baaqay in ay si sha- cismaan, waxaana uu sheegay in ruud la’aan ku sii dayaan sheikh sheekha si xaqdaro ah loo xiray Cusmaan. Sheikh Xasan Yacquub Cali waxaa Shiikh cismaan ayaa la sheegay in uu uu xariga shiikhaasi ku tilmaamay booqday gobolka J/hoose,waxaana mid qalad ah muujinayana sida laga yaabaa in dowlada Puntland loola dagaalamayo diinta Islaamka- ay u qabatay shaki ay kaga qabaan NABAR AAB DAWOOBAYN waxaana uu xarigiisa ku tilmaamay wadaadka in uu xiriir la leeyahay (QISO TAXANE AH) in la diidan yahay fidinta diinta is- 5AAD EEG BOGGA ururkaas al-shabaab. laamka sida uu sheegay. ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS NEWSPAPER WARARKA 2 SAMATAR:- CIIDAMADA PIS-TU WASAARADDA AMNIGA AYAY HOOS YIMAADAAN

“ Nabadgelyada Puntland ayaa Duulimaad lagu yahay, Oo dad Koonfur Ka Yimid ayaa rabshadahan ka Dambeeya” C/laahi Siciid Samatar W/D:- Cumar Siciid Maxamed

addex qof ayaa ku dhintay,tiro dhacday” sidaas waxaa yiri sh.c/qaa- kale oo badanina way ku dir Sdhaawacmeen iska horimaad dhex-maray ciidanka Booliska iyo Dhinaca kale Qaar ka tirsan cul- boqollaal dadweyne ah oo mudda- limada Puntland ayaa booqday Sh haraadayey 23, Marso 2009 (Daraad Cismaan Maxamed Shire oo ku jira galab) magaalada Bosaso. Saldhiga Booliska Dekada Bosaso. waxayna sheegeen in xaaladiisa Muddaharaadkan shaqaaqada watey caafimaad aad u wanaagsan tahay, oo ahaa mid ballaaran ayaa si lama islmarkaasna aan loo gaysan jirdil filaan barqadii maalintii isniintii uga iyo Tacadiyo kale bilaabmay bartamaha Bosaso, wax- aana uu ku baahay wadada keliya Culumada xabsiga ku booqatay Sh ee isku xirta Bosaso, iyadoo dadka Cismaan Maxamed waxaa ka mid mudahaaraadayey oo u badnaa ahaa dhalinyaro ay ku tuurayeen dhagax- 1.Sh Axmed C/samed Cabdull aan ciidamada Ammaanka, waxayna 2. Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur gubeen taariyo. Baabuur ay lahaayeen Boliska puntland oo dadweyne Caray- 3. Sh Aadam Cali Nuur san ay burburiyeen 2008 Bishii January, Ka dibna la furfurtay 4. Sh Xasan Maxamed Ibraahiim “ Mudaharaadka ayaa ka dhashay Abu Xassaan” Xariga Sh. Cismaan Maxamuud 5. Sh C/raxmaan Aw Ciise. shire oo ciidamada la daggaalanka oo u qabtay kaga hadlay xarigii sh. ammaanku u dulqaadan doonin rab- Argagixisada ka kaxaysteen Bar- Cismaan iyo shaqaaqadii ka dam- shado kale oo bosaso ka dhaca tamaha Magaalada isagoo watay baysay.waxaana uu markii u horray- Isimada Babuurkiisa,. say shaaca ka qaaday in Hay’ada La Dhinaca kale ciidamada Amaanku Isimada puntland oo kullan isugu daggaalanka Argagixisada ee PIS oo shalay waxay Xabsiga dhigeen yimid shalay ayaa war-saxaafadeed Ciidamada Booliska ayaa ka horteg- ay wasaraddiisa hoos timaado isa- 30 haween ah oo mudaharaad ka ay ka soo saareen shaqaaqadii ka ey dadkaa muddaharaadayey, iyaga gana ay ka amar qaataan sameeyay Wadada laamiga, isla- dhalatay Xarigii Sheekh Cismaan oo isticmaalayay rasaas nool-nool, markaana weeraray Saldhiga bar- Mu’d Nuur waxay ku sheegeen in ay taas oo ay ku dhinteen 3 qof. Isla- Md, Samatar waxaa uu sheegay in tamaha ee Bosaso, waxayna du- ka xun yihiin khasaarihii Nafeed iyo markaana aan la hayn tirada rasmi ciidamadu xaq u leeyihiin in ay soo markaasi madaxa ku soo duubteen Maal ee ay sababeen Mudaharaadkii ahaan ku dhaawacantay. xiraan Qofkii ay ka shakiyaan iya- mara cad iyagoo ku dhawaaqaya Bosaso ka dhacay. goon ogaysiin Madaxdooda, waxaa- Alle Weyn. Nabadoon Maxamuud Yuusuf oo u Jawigii Bosaso na uu yiri “ Aad ayaan uga xumahay, waxaa dhacay Amni xumo, waxaa hadlay Isimada iyo Nabadoonada Sanqarta rasaasta ayaa mar keliya Madaxweyne K/xigeenka puntland khalkhal la geliyay Ganacsigii iyo ayaa ugu baaqay dadweynaha in ay isgaartay,waxaana albaabada loo islamarkaana ah ku simaha Madax- isusocodkii wadada laamiga, arrinta- Nabada iyo Xasiloonida dhowraan xiray meheradaha ganacsiga ee weynaha C/samad cali shire oo as oo dhana waxaa loo sameeyay ” Nabadgelyo ayaa lagu wada no- ku yaala laamiga iyadoo sidoo kale idaacadaha Maxaliga kala hadlay xariga sheekha, mana aha wax isku olyahay, Bosaasana waa caasimada Albaabada loo laabay meheradaha dadweynaha ayaa ka codsaday dhigmi kara, qofka waa la xiri karaa, Ganacsiga somaliyeed, Somali oo suuqa dhexe markii muddaharaadku dadka in ay isdejiyaan oo ay ilaali- haddii dambi lagu hello waa la xuku- dhan ayaa kuwada nool, dadka reer soo gaareen, kadib markii dhalin- yaan Ammaanka, waxaana Madax- mayaa, haddii lagu waayana waa la puntland waa dad ku caanbaxay yaro mudaharaadayay oo ka bax- weyne ku xigeenku uu magacaabay siidaynayaa Nabadgelyo iyo dulqaad, markaa sanayay rasaasta ay ciidamadu tu- Guddi soo baartaa shaqaaqadaasi, waxaan leenahay Nabadgelyada urayeen ay gudaha u galeen suuq, guddigaas oo howlgalay. Md, samatar mar la waydiiyay qaabkii ilaaliya, Dadka ka soo qaxay Koon- isla markaana boolisku ay difaac ka loo qabtay sheekha iyo rasaastii far- furna waxaan leeyahay Guryihiinii galeen isgooska. Iyadoo waddadaas Cullimada Puntland aha badnayd ee ciidamada PIS-tu ay baad soo gubteen, idiinka yeeli may- ay tahay tan ugu mashquulka badan Sh.C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid rideen waxaa uu yiri” Guddi ayaan u no in guryahayaga gubtaan” magaalada Bosaso oo ay mar keli- ah cullimada aadka looga qadriya saarnay oo uu ku jiro wasiirka arrima- ya haawatay, dadka iyo baabuur- puntland ayaa ka hadlay shaqaaqadii ha Guddaha C/laahi Axmed Jaamac, Shaqsiyada Sh Cismaan tuna ay waddada hareeraheeda iyo ka dambaysay Xarigii Sh. Cismaan, . waana la baarayaa sidii ay wax u luuqluuqyada ku gabanayeen. isagoo ka hadlaya Masjika Rowda Sh.Cismaan Maxamuud Shire wax- dhaceen, wixii khalad oo ay leeyihiin ee Bosaso waxaa yiri “ khasaarihii ka aa uu ku dhashay Degmada Ceer- ciidamada Ammaanku, sharciga ayaa Muddaharaadka oo ujeeddadiisu dhashay shaqaaqadii Bosaso waxaa igaabo ee Gobolka Sanaag. qabanaya, haddiise la yiraahdo qofna ahayd in dadku muujiyaan shucuur- masuul ka ah dadkii bilaabay” yaan la qaban, markaas Maamul iyo tooda iyo sida ay uga xunyihiin Maxamuud Cismaan Cadceed oo Nidaam jiri mayo, waxayna anniga ila xariga sheikh cismaan ayaa inkas- Sh.C/qaadir waxaa kaloo uu u shee- sanadii 1991-dii kula kulmay Tuu- tahay in Nabadgelyada ka jirta punt- too labada dhinacba ay gacanta ka gay Muslimiintii ku tukanaysay Mas- lada Widhwidh, wuxuu ii sheegay land duulimaad lagu yahay, oo dad hadlayeen gaar ahaan ciidamada jidka, in Madaxweyne ku xigeenka in cismaan si wanaagsan u soo koonfur ka yimid ay rabshadahan ka Boliska oo rasaas ku ridayay muda- Puntland la soo xiriiray, islamarkaa- dhaweeyay, si wanaagsana u gacan dambeeyeen” haraadayaasha, waana uu sii fidiyay na uu ka codsaday in xaaladda la qabtay dadkii qaxootiga ahaa xamar marba marka ka dambaysa. dejiyo, “waxaan u qaatay hadalka M/ ka qaxay. Wasiirku waxaa u amar ku siiyay cii- Xigeenka in dadka mudaharaadaya damada Ammaanku in ay soo qabqa- Wasiirka Amniga ay ka tageen Masaajidada, laakiin Sh. Cismaan waxaa uu dhisay in ka btaan dadkii ka dambeeyay shaqa- Wasiirka Amniga puntland C/laahi xaqiiqdii dadkan waa dhallinyaro, badan 21 dugsi quraan iyo lix ma- aqadii Bosaso ka dhacday,waxaana Siciid Samatar ayaa shir-Jaraa’id xamaali, Qaadwadayaal iyo dadkale saaajid, waana shaqsi taqi ah oo alle uu intaa ku daray in ciidamada oo ka faa’iidaysanaya shaqaaqadan ka cabsi badan, dadkana u gargaara ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS NEWSPAPER WARARKA 3 ISU SOO BAX LOOGA HADLAYAY JOOJINTA MADAXWEYNE FAROOLE OO SOO QAAXADA OO KA DHACAY GAROWE GABAGABEEYAY SAFARKIISII W/D:- Cali Ibraahim Qoobay isagoo markaas ka dib lafilayo in uu la hadlo saxaafada ugana warbixiyo sidoo kale Munaasabadan loogu safar uu ku tagay dalka Itoobiya oo magac darey Joojinta Qaaxada aan faahfaahin badan laga heyn. waxaa iyaguna qeyb weyn ka qaat- ey Ardayda dugsiyada Garoowe oo waxaa kalookale Madaxweyne Fa- iyaga Iyo Madaxda Puntland si wada roole kula kulmay dalka Jabuuti jira loogu arkayay Laamiga dheer ee madax ka tirsan beesha caalamka Magaalada Garoowe halkaasoo ay oo uu kala hadlay xaalka Soomaa- ku soo bandhigeen Dareenkooda ku liya, waxa ayna si gaar ah iskula soo aadan Munaasabada Joojinta Qa- qaadeen siyaasada Soomaaliya ee axada. markan markii Jabuuti lugu dhisay dawlad loogu magac daray Mid- Gebagabadii Xafladaas waxaa Xafi- nimada Qaran, taaso aan ka farxin iskiisa Shirjaraa’id ku qabtey Wasiir- unaasabad loogu magac darey ararka laga helayo Madaxtooy- dawlad gobaleedka Puntland. ka Caafimaadka Puntland iyo 2diisa Maalinta Socdaalka Halman- Wada Puntland, waxaa sheegay M ku xigeen waxaana shirkaasi uu ku yan ee Dhalinyarada ee joojinta Cu- in madaxweynaha puntland c/rax- Madaxda uu la kulmay Madaxw- saabsanaa Muhiimada ay munaas- durka Qaaxada (TB) ayaa 18 marso maan Faroole uu soo afjaray booqa- eynuhu waxa ay naga codsadeen in abadani ay leedahay lagu qabtay Gudaha Caasimada Ga- shadii uu ku tegay dalalka ethiopia aan si cadaalad ah utaageerno daw- rowe. & Jabuuti. ladda Soomaaliya, anuguna mawq- Wasiirka Caafimaadka waxaa uu Ma- ifkeena ayaan usheegnay, waxaana had balaaran u jeediyay Wasaarada Munaasabadaani waxaa soo qaban Madaxweynaha Puntland ayaa usheegnay in magaca dawladda Waxbarashada Puntland oo qey- qaabisey Wasaarada Caafimaadka maalmihii u dambeeyey wada hadalo Soomaaliya loo daayo oo laga tago laxaadleh ka qaadatey Kulankaasi Puntland iyo Hay’ada Caalamiga ah dalka Jabuuti kula lahaa madaxda waxa lugu sheegay Midnimo Qaran, ,waxaana shirkiisa jaraa’id kusoo ee WHO, waxaana lasoo bandhigey dalkaasi oo uu kala hadlayay xaala- waayo mahan Midnimo qaran” Ayuu gabagaboobay Jawi aad u dagan iyo walxo iyo halkudhigyo aad u qurux daha ammaanka, siyaasada, dhaqa- yiri masuul sare oo la socda Madax- sidi uu loogu talagaley badan iyadoo wadooyinka waa weyn alaha & wax-wada qabsiga dhina- weyne Faroole. ee garoowe laga dareemayay xuska cyadan, waxaana la sheegay in ay Dr Maymuun Cabdi Ducaale oo ah W/ manaasadaba joojinta Qaaxada dhamaanba qodobadaasi go’aamo Madaxweynaha Puntland maalmihii xigeenka Caafimaadka oo Shirkaasi ka gaareen. uu joogay Jabuuti wuxuu si toos ah Jaraa’id kasoo jeediyay kalmadeedii , Waxaana Munasabadaani ka soo uweeraray dawladda Soomaaliya, waxey sheegtey in loo baahan yahay qeyb qaatey Masuuliyiin faro badan Faroole wuxuu la kulmay wasiirada isagoo sheegay in hadii wax laga in la taageero barnaamijyada Caafi- oo uu ka mid yahay Madaxweyne- dalkaasi qaarkood oo uu kala xaa- badalao axdiga udagsan dawladda maadka ee W/Caafiimdka Puntland ku xigeenka Maamulka Puntland isla jooday arimaha amaanka iyo bur- Soomaaliya ay go’aan cad ka qa- ay wado sidoo kale waxey Mahad Markaana ah sii hayaha xilka Madax- cad Badeeda dhibka ku haya biyaha adan doonaan, wuxuuna ugu yeeray balaaran usoo jeedisey Madaxdii ka- weynaha Puntland Mudane C/samad Soomaaliya, markaasna saameynta QM, Midowga Yurub & Midowga Af- soo qeyb qaadatey Munaasabadaasi Cali Shirre, Wasiirka Caafimaadka weyn ku yeelatay xaalada ganacsi ee rica in ay ka fiirsadaan talaabooyinka Ardeydii iyo Dadweynihii iyaguna Puntland Md, Dr Bashiir Cali Biixi iyo dalka Jabuuti, waxa ayna isku afgar- ay wadaan ee ku aadan arimahaasi, Qeybta ka qaatey Munaasabadii W/kuxigeenka W/Caafimaadka Dr teen in dagaal wadajir ah ay dhina- mar uu ka hadlay ku dhaqanka Sha- loogu Magacdarey Joojinta Qaaxada Marwo Maymuun Cabdi Ducaalle & cyadu qaadeen ayna bogaadiyaan reecada Islaamkana wuxuu xaqii- Dr Maxamed Xirsi Ducaale talaabadii ay QM ciidamo ku keentay jiyey in Soomaaliya 100% islaam Munaasabadan ayaa ah tii ugu ho- biyaha Soomaaliya. tahay ayna jirin cid cusub oo diinta reysey nooceeda oo Wasaarada Waxaa kale oo kasoo qeyb galay la barayo. Caafimaadka Puntland ay qabato. Wasiirka Waxbarashada Puntland Warar madax banaan oo ka soo bax- Mudane Cadbi Faarax (Juxaa) yo aya Madaxtooyada Puntland ee Ga- Booqashadan waa tii u horraysay Wasiirka Wasaarada Hormarinta rowe ayaa sheegaya in uu Maaxweyne ee madaxweynuhu ku tego wad- Haweenka iyo Arimaha Qoyska Mar- Faroole soo xiray booqashadiisa,isla amada Ethiopia iyo jabuuti. wo Caasho Geelle Diiriye . markaasna uu ku soo fool leeyahay caasumada Puntland ee Garowe, GOLIS LANDLINE FEATURES

Sidee E-mail looga dirsan karaa Mobile-kaaga Gacanta �Fadlan tag tax-massege dabaeed geli 111, dabadeed message-ka ku qor halka loogu talagalay ee message-ka lagu qoro adigoo ka hor marinaya cinwaanka aad rabto in aad u dirto tusaale [email protected] [email protected] �dabadeed dir fariinta. NB: dal iyo Dibadba waa isku mid CALLCONFERENCE Sidee loo isticmaalaa three party call And Mobile Conference �Fadlan garaac Number-ka aad rabo marka uu kaaqabto Hold-geli hadan midkale garaac isaguna markuu kaaqabto hold-geli hadana midkale garaac kadib taabo callcomference �hadaad rabto in aad isticmaasho Landline three party call garaac numberkaad rabto kadib taabo carabka hadana garaac number kala hadana taabo carabka hadana taabo nubberka sadex saas waxaad ku helaysaa dhamaan dadkaad rabtay Call forwarding Callwaiting Si aad line-kaaga ugu xawishaa Mobile-kaaga Gacanta fadlan raac habkan: Si aad line-kaaga ugu samayso adeegan: Fadlan garaac *58# �Active :*57*number-kaaga # Deactivete:#57# Sidee laysaga xiraa adeegan #58# Callback on busy Wakeup time Sidee kuu soo wici karaa line aad rabtey oo mashquul kaa noqday markale Sidee line-ka guriga ama xafiiska kuu yaal aad ugu buuxsan kartaa adiga: waqatiga aad rabto ee aad balanta leedahay: Fadlan garaac *59# marka line-ka la dhigo ayuu adiga ku soo wacayaa : Fadlan garaa *55* iyo saacada aad rabto oo ah habka 24saac usaale: Ogaansha waqtiga 1300# sidoo kale waxaa loo tirtiraa adeegan #55# Fadlan garaac: #*32 ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS NEWSPAPER RA’YIGA 4 dhaliyaruu ugu shaqeeyeen siday gumaystihii reer galbeedka ee ka Islaamka iyo reer Galbeedka bulshada u baraarujin lahaayeen, gacan sareeyay muslimiinta labadii dacwad islaamkan ay u faafin la- qarni ee ugu danbeeyay . Aragti Taariikheed. haayeen, markiiba waxay isku W.Q.Almis Yahye Ibrahim dhaceeen Dawladihii markaa jiray, 1979kii waxaa dilaacay jihaadkii oo badankoodu xambaarsanaa arag- lagu qaaday Ruushka ee lagaga QAYBTII 3AAD tio ka duwan diinta islaamka. xoreynayay Afghanistan, Sudan iyo Algeria waxaana ka dhashay dhaqd- Marxaldii Afaraad: Wadan walba waxaa ka samay- haqaaqyo Islaam doon ah. Waa casrigii gumaysiga iyo dhul Halkaa waxaa ka dhashay dawla- smay dhalintaro aruurasan oo aam- dii Israel oo uu dhagax dhig u ahaa balaadhsiga, Napoleon wuxuu nisam isbedel ku dhisan Islaamka, Burburkii Soviet Union(midawgii baaqii Belfour 1917kii , halkaasoo furtay ama qabsaday Maser taasoo waana arinka loogu magaca daray soofiyeeti) ilaa 9/11(September lagu dhawaaqay dhalashadii qaran- soo noolaysay fool ka foolkii Musu- Baraaruga Islaamka. Dhaliyardaasi 11keedii), wadamo fara badan oo ka iyo wadanka Yahuud oo noqday limiinta iyo reer galbeedka. waxay aaminsanayd welina aamin- muslim ah waxay waayeen taag- Palestine, dibna loo qabsaday dhulkii § 1792 Napelion Ponapart oo santhay inuu reer galbeedku gacan eeradii ay ka heli jireen Soviet Union, muslimiimta ilaa maantana keentay Egypt qabsaday saar la leeyahay maamulada ka jiraa sida Iraq, Syria iyo Libya. isla xilgaa- dagaalo is daba jooga § 1830 France oo qabsatay wadankooda ee diidan in shareecada na wadamadii cilaaqaada fiican la Algeria lagu dhaqmo. lahaa reer galbeedka way sii adkaa- 20kii November 1947kii qaramada § 1857 England oo qabsatay India tay sida Indonesia, Pakistan, Egypt midoobay oo uu saameeyay dhacda- § 1869 Canal Suiz oo la furay Guushii kacdoonkii Iraan 1979kii, iyo Saudi Arabia § 1882 England oo qabsatay dii (Holocoustiga), waa xasuuqii lagu waxay calaamad u tahay baraaruga Egypt qaaday shacabkii Yahuuda ee dega- islaamka oo ku rogaal celiyay § 1917 Masjid Al—Aqsa oo ga- naa Germany, waxay u codeeyeen canta England galay in Palestine loo qaybiyo laba dawla- § 1918 England iyo France oo dood. Ma Ogtahay in la ogaan karo Wadanka aad gacant ku dhigay joogtid marka aad Qof u dirto Email….?!!! § 1924 Khilaafadii Ottomanka 1948-1979 ayaa dhacday Waxaa isla markiiba xoogaystay da- reenka wadanimada (Nationalism) § 1948 Dawldii Israel ayaa Xaddaarada Technology ayaa maa- 5. Eeg meesha ay ku qoran kuna faafay wadamada bariga dhexe. dhalatay lin maalin ka dambeysa aad u sii tahay ‘Message Headers” halkaas Fikirkii Hantiwadaaga ee Mosco ku § 2001 Dagaalkii 11/9 hormareysa, Haddaba Akristow sow dhankeeda hoose calaamadi mee- xidhnaa yaa isna ku faafay dunida § 2001 USA iyo Xulufadeeda oo lagama yaabo in qof aadan aqoon sha ay ku qoran tahay ‘Advanced.’ muslimka, oo loo arkayay markaa qabsaday Afganistan email kuu soo diro, kadibna ku caaya Kadib waxaad Gujisaa OK, waxaa- fakir lid ku ah reer galbeedkii gumay- § 2003 USA oo qabsatay Ciraaq ama ku yiraahda wadan hebel ayaan da ku noqotaa Inpox-ka, waxaadna stay aduunka intiisa kale, hase ahaa- § 2006 Ethiopia oo qabsatay joogaa. Markaas ma ku wareertay furtaa mid ka mid ah fariimaha kuu tee Fikirka Hantiwadaagu, marna ma Muqdisho qofkaan meesha uu jooga iyo bal in yaala. ahyan mid ka fog aragtida reer gal- aad wax uun ka ogaatid wadanka uu beedka, balse waxaan odhan karnaa, Weerarka laxaadka lihi wuxuu ku joogo. Halkaas marka aad soo gaartid wax- labadii aragti ee aduunka markaa isku riday dunid Muslimka ah amakaag Hadaba waxaan jeclaaday in aan aad ku guulaysatey in emailkaaga haystay, Hantigoosadka iyo Hanti- iyo fajac, hase ahaatee si deg deg idin tuso Qaabka ugu sahlan ee QOF aad ka ogaan kartid qofka emailka wdaaguba waa mataano ay dhashay ah ayay muslimiintu ula tacaaleen email kuu soo diray aad ku ogaan kuusoo dira wadanka uu joogo. arinta Cilmaaniyada reer galbeedku, labo kartid Wadanka uu jooga iyo ISP inoo kla af qaboobaa may ahayn. (Internet Server Provider-ka) uu is 6. Marka aad furtid mid kamid ah 1948 waxaa wadada lagu toogtay § 1830 Kacdoonkii Algeria timcaalayo. Haddii aad ogaatid ISP, emailadii laguu soo diray, Eeg qaybta Asaasihii Jamaacada Ikhwaan Al- § 1839 – 1897 dhaqdhaqaaqii dib isla mar ahaantaasna uu qofkaasi ku soo siyaadey cinwaankii emailka, muslimiin Imaam Hasan Albanna, oo u baraarujinta Muslimiinta (Afqani sii wado cayda, waxaad markaas la qaybtaas waxaa ku qoran Cinwaan- loo tiiriyo dilkaa maamulkii maser ka- – Kawakibi) xiriiri kartaa meesha siisay ISP ama ka loo yaqaan ‘IP Address’: Waxaa jiray xiligaa iyo gumaystihii ingiriiska § 831 Dhaqdhaqaaqii Alsannuni barta uu ka isticmaalo Internetka, xusid mudan in computer kasta oo oo u dul qaadan waayay xawlgii ay ee Libya kaddiba waxaad u gudbin kartaa dunida yaal uu leeyahay IP gaar ah ku socotay Jamaacada Ikhwaanku, § 1857 Kacdoonkii Musliniinta ee hay’adaha ku shaqada leh ammaan- Markasta oo email laguu soo diro gaar ahaan markuu Imaam Albanna India ka, sida booliska. qaybtaas siyaadada ah ayaa la so- uu u diray ciidan Ikhwaanka ka koo- § 1882 Kacdoonkii Curaabiyiinta Hadaba waxaan ku hormareynaa con doonta. ee Egypt ban oo ka qayb qaatay dagaalkii ay HOTMAIL-ka; carabtu ku qaaday dawlada Israel, ee § 1895 Kacdoonkii Madhrudida Qof walba waa in uu leeyahay Cin- 7. Kaddib lambarkaas ‘IP-ga’ qoro lagaga xoraynayay Falastiin. ee Iran waan Hotmail ah. kadib aanu tagno ama koobi ka samey. § 1920 Kacdoonkii 20kii ee Iraq Inpox-ka. 1965 kii waxaa dil lagu xukumay Say- § 1924 Kacdoonkii Syria iyo Waa uu socdaaaaaaaaaaaaaaaaaa. 8. http://www.checkdomain.com/ id Qudub iyo wadaadadii Ikhwaan Al- Sudan ...... 9.Marka aad gujisid shaashada sare muslimiin oo lagu laayay Masar, intii § 1924 Kacdoonkii Khadaabi ee 1. Guji magaca qofkii email-ka oo kamid ah websiteka (http://www. ka hadhayna waxaa lagu xereeyay Moroco kusoo diray checkdomain.com/) meesha ay kaga Jeelaalkii Jamal Cabdi Naasir, halkaa § 1928 Asaaskii Xarakada Ikh- qoran tahay “Enter’ waxaa kuusoo oo ay kula kulmeen cadaab iyo jidh waan Muslimiinka 2. Marka la gujiyo magaca sare bixi doona, shirkada qofkaas emailka dil balaadhan, Taasi waxay keentay § 1930 Kacdoonkii Omer Al waxaa furmi doona emailkii qofkaa- kuusoo diray uu Internetka kasoo xir- inay wadaado badani ka yaacaan – Mukhtar ee Libya si kuu soo diray, sida kamuuqata tay, iyo meel shirkadaas lagala xiriiri Masar oo ay kala galaan wadamada § 1935 Kacdoonkii Turkistan sawirka hoose inta aan la gujin qay- karo. (Sheikh Shamil) Khaliijka iyo Yurub. btaa ‘OPTION’ (ee aan ku arki doo- § 1935 Kacdoonkii Falastin Alqa- no) waxaa kuu muuqanaya emailkii Halkaas waxaa kaaga soo baxay in Waxaa saaqay caalamka Islaamka ssam qofkaasi kuusoo diray oo caadi ah aan Internetka la isku qarin karin, oo baraarugii caalamiha ahaa, eek u qo- • 1895 Kacdoonkii Sayid M Cab- oo aan la fahmi karayn meel ay ka si fudud qofka loo soo heli karo mee- tonaa Islaamka ayuu kun jiraa horu- dallah Somalia timid. sha uu Emailka kasoo diray. § 2000 Kacdoonkii Falastiin marka iyo sharaftuba, dhalaiyaro fara badan ayaa Masaajidadii gashay, oo • 2003 Iska Caabinta Ciraaq 3. Guji halka ay ku qoran tahay W/Q: Maxamuud Xasan Maxamed dib u akhriday Qur’aankii, oo soo no- • 2007 Iska Caabinta Muqdisho. ‘OPTION’ ee dhanka sare ee shaas- E-mail: [email protected] Britain waxay Palestine qabsatay olaysay astaantii Islaamka, Dumarkii hada emailka 1917 taasoo League of Nations waxay muujiyeen Xijaabkii iyo ku 4. Guji meesha ay ku qoran ay u dhiibtay Britain inay sii hayso dhaqankii Islaamka, aqoon yari ha tahay “Mail Display Settings” Palestine ilaa 1922. jirtee dareen sooma jeeste ah ayay ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS NEWSPAPER SHEEKOOYIN 5 Shax Erayeed W/D:- Maxamuud Yuusuf (Maxkoof) Nabar Aan Dawoobeyn. Adiga oo raadinaya erayada Macnahooda hoos lagu muujiyay, W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays Gudub ama Hoos ku buuxi erayada aad isleedahay waa sax go- dadka. Marka horre ka shaqee erayada fudud ama aad garanayso, QAYBTII 5AAD tirada sharaxaada ku hortaal waa tirade xarfaha godadka gelaaya. Nuuro intey sawirradii indhaha mari- khayrba. Waxaan doonayaa nolol- say bay gabadheedii ku tiri “Aad is wada-qaybsi ku dhisan is-aamin iyo guursataan ma xumee, maxaad ku isku-kalsooni oo keliya…oo keliya… 1 heshiiseen?.” oo keliya. Qofka keliya ee intaas oo dhan aan ka heli karo waa qofka aan 2 “Waxaan ku heshiinnay inuu is-jecel nahay, waa qof aanan ku 3 reerkayaga iga soo doonto oo uu calman shuruudo ka baxsan qofni- 7 Gaalkacyo yimaado si aan isu me- madiisa, qofkaasina waa Shirwac.” 5 4 hersanno, kaddibna aan magaalada Dubai ku aqal galno, halkaasna aan Nuuro gabadheeda aad bay u iska sii joogo inta uu iiga samaynayo jeclayd. Dhibcihii illinta ahaa ee sharcigii aan Mareykanka ku tegi indhaheeda ka da’ayey waxay ku lahaa. Hadal iyo dhammaantiis, lix noqdeen sidii dhimbilo dab ah oo maalmood kaddib buu Gaalkacyo gubayey xubin kasta oo jirkeeda ka 6 imanayaa.” mid ah. Dhanka kale, shakigii ay ka qabtey haybta Shirwac waxaa qafiifi- “Ee horta waxaan ku weydiiyey, yuu yey dhiirranaanta Shirwac iyo ballan- yahay ninkani, hooyo?.” qaadkii uu gabadheeda u sameeyey “Wuxuu igu yiri: ‘reer Qansax baan ee ahaa intuu Gaalkacyo yimaado ahay’ laakiin…” inuu reerkeeda ka doonanayo. Nin Gudub aan is hubin miyaa dhiirrranaantaas Jawaabtii Toddobaadkii Horre “Haddaadba ka dadhay. Oo maand- yeelan kara, bay Nuuro iskula hada- 1.Calaamad Qaran lagu heey, reer Qansaxna yey galaan, shay. Intey is-hayn kari weydey bay garto wacad-Allaanan weligeey maqal,” ku calaacashay “Hooyo, waxaad 3. tuulo 30km u jirta Bo- intey Nuuro lasoo boodday bay inta- jeceshahayba waan kula jeclahay e b i c i i d saso as raacisay “Naa hooy…Naa hooy… waxay doonaan ka ahaadeene. Mar- 5.bilaha u horreeya san- e a Waa gabadhaadan jinku durbaan- na rabitaankaaga caqabad kuma no- nadka d u r e e r a ka u tumayo…War fiican ma kuu qon doono, hase yeeshee sida aad 7. Qof aad Dhiig wadaag- 0 a l o o l sheegaa…Reer Qurac iyo reer Qa- la socoto aabahaa waad ogtahay oo taan waa nin kulul oo qabyaaladdu lafaha y a nsax anigu kala garan maayee, naa cagaha dhulka dhig baan ku iri. Ma ka gashay. Sidoo kale, odayaasha Hoos 1 d i r i s maantaad damacday in aad noo soo reerkeenna waa niman dhib badan. 2. Arrin dhexmartay Beelo e a qariso belaayo aan la aqoon oo na- Hooyo, waxaan ka baqayaa in aan 4.dhul laga haysto somalia b sab-dhiman ah…Reer Qansax aa… ceebowno oo guurkaagu uu halkaas 5.Gabadh waalid kuu ah i i b Iska daa in aan arko ee xitaa weligey ku fashilmo, waxaan ka baqayaa in 6.Gacan loo fidiyo qof xan- sheeko kuma maqal,” bay Nuuro ka ninkaasi noqdo nasab-dhiman oo nuunsan horgeysay gabadheedii oo aan ha- aan reerka dhexdiisa ku ceebowno dalkaba dhammayn, waxayna intaas ee maxaa talo ah?.” u raacisay “Naa haddaad calafdoon tahay, boqollaal gayaankaa ah oo “Hooyo, dooqayga anigaa u madax Sudoku misana wada ilma-adeertaa ah oo bannaan, odayaasha reerkeenna ku wada doonaya ayaa Gaalkacyo marti uguma ahi. Teeda kale, wax- Xalkii Sudokii dhooban.” aan awoodaa in aan hawshayda Sodaku waa halxiraale xisaab ku dhisan Toddobaadkii Horre qabsado anigoon cidna la socod- oo adduunka oo dhan caan ku noqotay, 5 7 2 6 1 4 8 3 9 “Hooyo, berdo anigu, reer Qansax siin. Xushmad aan idin xushmadey- markii hore wuxu ka soo baxay wadanka 4 3 1 9 2 8 5 7 6 ha ahaado ama reer Qurac ha ahaa- nayo baan Shirwac ugu qasbay in maraykanka hase ahaatee waxaa soo caan- 6 9 8 3 5 7 1 2 4 do, nasab-dhiman ha ahaado ama uu reerkayga iga soo doonto, me- bixiyay dalka Japan. 2 4 3 7 8 1 9 6 5 nasab ha ahaado, anigu isagaan herkeenuna uu Gaalkacyo ka dhaco. jeclahay, weligeyna waan jeclaan Aabbo wuxuu la yimaado baan wax Halxiraaluhu wuxuu ku dhisanyahay 9x9god 7 5 9 4 6 2 3 1 8 doonaa…Aniga iyo isagana wed uun kula qaybsanayaa, odayaasha reer- oo usii qaybsama 3x3 si aad u xaliso halxi- 1 8 6 5 9 3 7 4 2 baa na kala wadi kara,” bay Idman ka ee aad sheegtayna shaqo kuma raalaha waa inaad 9ka god ee jiifka ah iyo 8 1 7 2 4 5 6 9 3 si murugo leh ugu jawaabtey hooy- aan lihi…Shirwac waa aniga, anigu- 9ka god taaga aad galiso tirade udhaxaysa adeed iyadoo ilmada indhaheeda ka na waa Shirwac.” 1-9 .Sadarna Tiro mar ka badan lama gelin 3 6 4 8 7 9 2 5 1 da’aysey intey dhabannadeeda soo karo. 9 2 5 1 3 6 4 8 7 dulmaraan ku hoorayey labadeeda “Hooyo, sidaad jeceshahay baan naas dhexdooda. Waxay u muuqa- kula jeclahay…ee hadda xaggee tey sidii qof laga horjoogsadey jan- hawsha ka billownaa illeyn waqti nadii oo loogu bishaareeyey iyadoo baa inna haya e?” bay Nuuro gabad- 1 9 6 2 7 nool. Intey qawsaha ruugtay iyadoo heeda weydiisey iyadoo ka welwel- uu hadalku si dirqi ah uga soo bax- san mushkiladda cusub ee reerka 2 ayo dhuunteeda bay intaas u raaci- kusoo wajahan. 5 4 3 say “Hooyo, Shirwac wax kastoo uu ahaado waan ku jeclahay. Anigu reer “Maya…Hooyo…Hadda wax abaabul 3 6 9 2 8 Qansax iyo reer Qurac midna ma jecli ah la samayn mayo…Maalintuu 2 ee isagaan jeclahay. Teeda kale, an- Shirwac yimaado ayaan qabanqa- 4 9 igu ma ahi calafdoon ama guurdoon abada xafladda billaabaynaa,” bay 1 ee waxaan ahay mustaqbaldoon. Idman ku jawaabtey. Waxaan doonayaa qof aan isla qay- 7 5 6 1 2 bsanno nolosha shar iyo LA SOCO CADADKA XIGA ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS NEWSPAPER TAARIIKHDA 6 Koboca Islaamiyiinta Somalia ( Siraha Qarsoon ) Ayaa Fashiliyey Dhexdhexaadintii Turabi Ee Siyaad Barre iyo Islaamiyiinta Soomaaliya? W.Q. Cabdishakuur Mire Aadam. Qormadda 12aad.

Waqtiyadii dambe Al-Ittixaad ayaan Wadanka Sudan dabayaaqadii Kon- Cabdicasiis Faarax waxaa uu tegey ka fiyoobaan inuu qabiilku raadad ku tomaadkii ayaa waxaa ka soo shaac Sacuudiga si uu xiriir wada tashi ula yeesho, Sacuudigu ayaa ku naas baxay Jabha Islaamiya Inqaadi. soo sameeyo aqoonyahanadda Is- nuujin jiray ardayda ka soo baxda Xarakadan ayaa ku xirayd Ikhwaanul laamiyiinta ee xilligaas ku sugnaa Jaamacadaha Islaamiga ah ee Muslimiinkii Masar. Sanadihii 1959-kii Sacuudiga, waxaa jirty warqad qoraal dalkiisa, in shaqo laga siiyo haya’ad ilaa 1964-tii ayaa la oran karay waa ah oo uu Xasan Al-Turaabi u soo lagu magacaabi jiray Daarul-Iftah. sanadihii ay bud-dhigantay Jabha dhiibay Cabdicasiis Faarax, uguna Mar walba waxaa jiray dareen qabiil Islaamiya Sudan. Sanadkii 1964-tii soo dhiibay Islaamiyiinta Soomaa- oo laga shakisanaa in qolo loo roon- ayaa Xasan Cabdulaahi Turabi wax- lida oo madaxdoodu inta badan ku aanayey markay timaado shaqsiinta aa loo doortay Xog-hayihii guud ee Dr. Xasan Al-turabi sugnaayeen Sacuudiga, waxaana ardayda ka soo baxda Jaamacadaha Jabha Islamiya uu xoog warankiisii ku bilaabay Sacuudiga. Waxaa dhacday in toban aqoonyahan waqtigaas Sacuudiga fursadood loo helay xubnaha Al-Ittix- Wadanka Sudan kolkii uu fashil- Islaamiyiinta taasoo Sudan ka dhi- wax ka baranayey waxaana uu yiri aad seminaar ku saabsanaa dacwa- may Afgembi ay wadeen kooxo gaysa meel ay aqoonteeda hogaami- sidan:- da laguna qaban lahaa Sudan. Xu- Shuuciyiin ah oo uu hogaaminayey yaan Islaamiyiintu. Waxaay lagama binii loo xulay ayaa intoodii badnayd Axmed Maxjuubi July 1971-dii ayaa maarmaan in Soomaalida wax ku ’’ Anigu waxaan waqtigaas ka mid waxay noqdeen qabiilka Daaroodka, Madaxweynihii wadankaas ee xil- soo baratayna ay sidaas oo kale no- ahaa ardaydii wax ka baranaysay waxaana aad uga buuqay arintaas ligaas Jacfar Al-Numayri waxaa uu qdaan. Sacuudiga,aad ayaan ugu dhod- xubno ka soo jeeda beelaha Hawiye wadankiisa ka eryey July 1971-dii howaa xarakadda Islaamiyiinta. oo ay ugu sawaxan dheeraayeen khubaradii Midowgii Soofiyati ee Su- Sanadihii Sideetamaadkii ayaa Waan ka war hayey Allaha u Naxari- Saciid Gurey, Cabdisalaam Xasan dan joogatay, isagoo isla markaana waxaa magaaladda Paris ku kulmay iste Cabdicasiis Faarax inuu xara- Gacal, iyadoo muranka qadiyadaas hoos u dhigay xiriirkii uu la lahaa Xasan Al-Turabi iyo Madaxweynihii kadda u soo gudbiyey dhanbaalkii uu abaabulkeeda iska lahaa Sheikh Soofiyatka, tuhuna ka qabay inuu hore ee Soomaaliya Maxamed Si- Xasan Al-Turabi odayadii madxada Cabdiraxmaan Abtiyow, waxaana gacan siinayey isku daygaas Afgem- yaad Barre, mar uu kaga qaybgalay u ahaa xarakadda Islaamka. Nux- inta badan eedaha dhacay dusha biga. Halkaas waxaa ka faa’iidaystay halkaas shiray ku lahaayeen wad- urka dhanbaalka ayaa ahaa inuu looga tuurayey Sheikh Cabdulqaadir Islaamiyiinta Suudaan oo markaas amada afka Faransiiska ku hadla. dhexdhexaadiyo Madaxweynihii Nuur Faarax iyo Sheikh Cabdulaahi u muuqday Cadawga koowaad ee Mudo laba saaacadood ah ayey Hore ee Soomaaliya Maxamed Si- Cali Xaashi , iyadoo weliba intaas xukuumadaas uu madaxda ka ahaa kulan gaar ah lahaayeen labadan yaad Barre iyo Islaamiyiinta oo rag- lagu sii daray inay Xubni ahaan ugu Jacfar Al-Numayri. hogaamiye, sida la sheego Turabi ga inta badan hogaamiyaa ay joo- soo dareen Sheikh Xasan Cabdu- waxaa uu u soo bandhigay Siyaad geen Wadanka Sacuudiga . Waxaa laahi Turki oo aan buuxi shuruudihii Sanadihii 1969 ilaa 1977-kii wax- Barre inuu la heshiiyo sida Sudan Turaabi qorshihiisaa dhexdhexaa- u dhignaa ka mid noqoshada Al-Ittix- aa aad u sareeyey is qabadka iyo ula heshiisay islaamiyiinta. Aad dineed ku soo bandhigay inuu isagu aad Al-Islaam, isagoo mudo gaaban colaada u dhexeysay Dawladii uu ayuu hadalkaas u soo dhoweeyey la hadlayo Maxamed Siyaad Barre, ka sii maqnaa Al-Islaax. madaxda ka ahaa Jacfar Numayri Siyaad Barre oo waqtigas Jabhada kana dhamaynayo wax dhinaciisa iyo Jabha Islaamiya. Waxaa Xabsiga Mucaarada oo hubaysani dawladiisa ku xiran. Waxaa uu ku booriyey Is- Arrinta gudaha Al-Ittixaad ee saa- la dhigay Xasan Al-Turabi, ka dibna dagaal kula jireen. Jabhadahaas oo laamiyiinta Soomaaliya in iyaga reer maynta qabiilka ayaa mar kale cirka waa la masaafuriyey. Waxaase fur- taagero hagar la’aan ah ka helayey Sudan ahi la heshiiyeen Jacfar Al- isku shareertay mar xarakadu iska sad isu soo dhowaansho muuqatay xukuumadii Itoobiya ee uu hogaami- Numayri. Intaad dibadda ka ahaan dhex dooranaysay Gollaha Shuu- kolkii Shuuciyiinta iyo dawladii Nu- nayey Mingiste Xayle Maryam. lahaydeen dawladda waxaa ka ha- rada magaaladda Muqdisho, waxaa mayri aad isaga hor yimaadeen. boon ayuu u sheegay inaad la hes- yaab noqotay xubnihii ugu badnaa Aqoon-yahan Cabdicasiis Faarax hiisaan oo dhexgashaan Waxaa uu ee Gollaha Shuurada Al-Ittixaad inay Sanadkii 1977-kii ayaa waxaa hes- ayaa ka mid ahaa raga wax ku soo soo bandhigay in Bangi Islaami ah oo noqdeen beelaha Daarood. Mar kale hiis dib u heshiisiineed dhexmaray bartay Sudan, isla markaana ka tir- Sacuudigu maalgelinayo laga furayo ayaa xubno ka soo jeeda beesha laba kooxood Islaamiyiinta Sudan sanaa bud-dhigayaasha Al-Ittixaad Muqdisho.Siyaad Barre waa ogol ya- Hawiye ka guuxeen qaabka wax loo ahaa , waxaana Xasan Al-Turaabi Al-Islaami. Ayaa wax yar ka dib hay ayaa qoraalkaas ku qorayd.’’ doortay, waxaana Markan hormuud loo ogolaaday inuu dalka dib ugu soo asaaskii Al-Ittixaad waxa uu qaabilay u noqday Sheikh Xasan Calasow iyo noqodo, isagoo Sudan uga maqnaa hogaamiyaha diineed ee Sudan Xas- Markaas ayaan waxaan weydiiyey Sheikh Cali Wajiis,waxaanse la dafiri Masaafuris iyo weliba xabsi lix sano an Cabdulaahi Turabi. Qaabiladaas maxaa fashiliyey isku daygaas? karayn in hogaamiyaha Al-Ittuxaad uu ku jiray oo ka horayey Masaafuris- ayaa waxay ahayd mid ka dhacday Waxaa uu iigu jawaabay: u ahaa Sheikh Cali Warsame oo ka kaas.Turaabi waxaa la siiyey Jagada Guriga Turabi, waxaa Cabdicasiis ’’ Waxaan oran karaa bisayl la’aanta soo jeeda Beesha Isaaq khilaaf- Wasiirka Cadaaladda Sanadkii 1979- Faarax kulankaa ku weheliyey mid waqtigaas Islaamiyiinta iyo badnaa kaas ayaa waxaa lagu dhameeyey kii isagoo ku dhex milmay nidaamkii ka mid ahaa ardayda Soomaaliyeed Islaamiyiinta reer Waqooyiga oo ku si hoose iyadoo Sheikh Cali Wajiis uu madaxda ka ahaa Jacfar Al-Nu- ee waqtigaas wax ka baranaysay adkaystay inaan wax wada hadal ah madax looga dhigay Maktabka isku mayri, ugana faa’iidaystay inuu bul- Sudan, isla markaasna ahaa wakiil lala gelin Siyaad Barre. Waxaa kaloo xirka Gobollada ee Ururka Al-Ittix- shada reer Sudan ku baraarujiyo ku Al-Ittixaad u jooga Sudan. laga baqay in Islaamiyiinta Soomaa- aad, waxaana soo baxayey wax ku dhaqanka shareecadda Islaamka. liya kala qaybsamaan hadii qolo isku qaybsiga qabiilku inuu ka mug wey- Turabi ayaa kulankaas uu la qaatay daydo in wada hadal lala furo Xu- naa ayaa xilka qaban kara oo ku ha- Sudan ayaa ahayd wadan ay wax Cabdicasiis Faarax waxaa uu ugu kuumadii Kacaanka ahayd. Laakiin boon ku bartaan Soomaali badani, iyadoo soo bandhigay fikirka ah in heshiis Turaabi aad ayuu marar kale isugu waxbarashadaasina ay saamayn ku ay la gaaraan Islaamiyiintu Siyaad hawlay inuu wada hadalsiiyo Siyaad Islaamiyiinta Soomaaliya waxaa inta yeelatay ardaydii wax baranaysay. Barre si Soomaaliya loo badbaad- Barre iyo Islaamiyiinta. Mar dambe badan lagu sheegaa kuwa aan bis- Sudan codka Qalinjebinta arday- sho. Waxaa si mug weyn la isugu ayaan garanay waxaa uu Turaabi u layn oo hal la boodo leh, isla markaa- da Jaamacadaheedu waa 26 cod af gartay inay daw tahay bl inuu doonayey inaan la heshiino Siyaad na aan la jaanqaadi karin isbedelka sanadihii sideetamaadkii. Waxaa 25 dhanbaalan marka hore gaarsiiyo Barre ………’’ siyaasadda waqtiyada qaarkood. ka mid ah codadkaas ku guulaysta hogaanka Islaamiyiinta uu Cabdica- Marka la barbardhigo wadama ardayda u janjeerta afkaarta siis ka tirsanaa. LA SOCO ARBACADA DAMBE TOWFIIQ COMMERCIAL CENTER

KALA XIRIIR SHIRKADA GANACSIGA EE TOWFIIQ TELL:- 821111/16, OFFICE =825055/790003/790000 FOODSTAFF BUILDING=823018 BUILDING MATERIAL =826107 www.telcompuntland.com HORYAAL [email protected] PRINTING CENTER

ADEEGYADA DAABACADEED EE OGAYSIIS HORYAAL DIYAARKA KUULA TAHAY

Buugta Akhriska  Buugta Iibka Waxaa lagu war gelinayaa dhamaan macaamiisha shirkada Puntland & Adeegyada In shirkaddu samaysay qiimo bedel, Qiimaha gudaha puntland Bulshada  Qiimaha daqiiqadii Mobile-ka ee Puntland Gudaheeda waa sidan Receipt Vouchers  Payment �Maalinkii 6:00 AM to 6:00 pm Qiimaha halkii daqiiqo waa 0.01 cents/min ( hal Vouchers cent) sidiisii hore  Invoices �Habeenkii 6:00 pm to 6:00 AM qiimaha halkii daqiiqo waa 0.005 cent ( nus  Cash Sales cents ) halka uu markii hore ka ahaan jirey lacag la’aan  Daily Sheets  �Qiimaha fariimaha qoraalka ee dibadda loo dirayo waa $0.10 cents/SMS Business Cards ( Toban cents halkii fariin)  Envelops Stickers Sms-ka Local Puntland macaamiishu waxa ay isugu diri karaan lacag la’aan  Prescription Qiimayaasha Dibadda iyo Somalia waxba isma bedelin waa sidoodii hore  Register Books  Text Books Qiimaha cusub waxa uu dhaqangalay 16/03/09  I.D Cards  Certifications  Flyers  Mahad sanidin Invitations Cards Marketing Department Marketing Department : WixiiKADALBO talo HORYAAL iyo tusaleeyn DOOKHAAGA ah nagala sooDAABACADEED xiriir ciwanadan hoose: TelWAQTIGA AAD RABTO, SIDAFax AAD U TELCOM PUNTLAND : + 252- 4RABTO -500034 | : + 252- 4-500001 | E-market- dep & QIIME-telcom KURAALI @hotmail GALIYA.com Marketing Department: Wixii talo iyo tusaleeyn ah nagala soo xiriir ciwanadan hoose: Tel Fax E market dep telcom hotmail com : + 252- 4 -500034 | : + 252- 4-500001 | - - - @ . Wixii faahfaahin ah kala xiriir

Shirkada Telcom Puntland xarunteeda weyn waxay ku taal magaalada Boosaaso, waxaana shirkadu ay xarumo ku leedahay dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalka Wixii Faahfaahin Tell :- 824299/796169/726169 ah:Tell: Tel: 002524500007 AMA 143 OO AH QAYBTA QANCINTA MACAAMIISHA

BOSASO SOMALIA