CIIDAMADA PIS-TU WASAARADDA AMNIGA AYAY HOOS YIMAADAAN “ Ciidamada Amnigu Xaq Ayay U Leeyihiin Inay Xiraan Qofkii Ay Ka Shakiyaan” Wasiirka Amniga Puntland

CIIDAMADA PIS-TU WASAARADDA AMNIGA AYAY HOOS YIMAADAAN “ Ciidamada Amnigu Xaq Ayay U Leeyihiin Inay Xiraan Qofkii Ay Ka Shakiyaan” Wasiirka Amniga Puntland

ILAYS WAA WARGAYS MADAXBANAAN OO TODDOBAADKII 2 JEER LAGU DAABACO MADBACADDA HORYAAL BOSASO ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS Caddadka 16aad, Tell:-90712246/66712246 Email:[email protected] Q:-6000 Ssh LANDLINE FEATURES GOLIS TELECOM SOMALIA Marketing Dept. Halkan waxaan Macaamiisha Sharafta leh ugu soo gudbinaynaa features line-ka shirkada Golis lee yahay. Eeg Bogaga 3aad SAMATAR:- CIIDAMADA PIS-TU WASAARADDA AMNIGA AYAY HOOS YIMAADAAN “ Ciidamada Amnigu xaq ayay u leeyihiin inay xiraan Qofkii ay ka shakiyaan” Wasiirka Amniga puntland “ Khasaarihii ka Dhashay Shaqaaqadii Bosaso, Waxaa Qaadaya Masuuliyadeeda Ciidii billowday” Sh. C/qaadir Nuur Faaraha MADAXWEYNE FAROOLE OO SOO GABAGABEEYAY SAFARKIISII EEG BOGGA 3AAD Bidix,Sh.C/qaadir Gacamay, C/samad Cali Shire, M/Xegeenka P/land, C/laahi Siciid Samatar, Wasiirka Amniga Midig, Mudaharaadayaashii oo taayiro gubaya iyo Baabuurkii sh. Cismaan Dacwada ku fidin jiray XARKADA SHABAAB OO KA HADASHAY Waxaa uu Xasan Yacquub ku eedeeyay ciidamada xiray sheekha XARIGA SHEEKH CISMAAN in ay yihiin kuwo u shaqeeya Dow- lada kale oo wakiilo u ah , waa sida arakada Al-shabaab ayaa wax uu hadalka u dhigaye ,waxaana uu laga xumaado ku tilmaamay X sheikh Cusmaan uu ku tilmaamay in xariga sh, Cismaan Maxamuud uu yahay wadaad laga wada yaqa- Bashiir oo Ciidamada Amaanka P/ Dr. Xasan Al-turabi an dalka oo dhan kuna sifoobay fid- land ay xireen 23 marso, 2009 inta Towxiidka barina ka ah eeda ay KOBACA ISLAAMIYIINTA u soo jeediyeen ciidamada maamul Shir jaraa’id oo Madaxa warfaafinta SOMALIA goboleedka Puntland. maamulka islaamiga ee gobolka J/ EEG BOGGA 6AAD hoose Shiikh Xasan Yacquub Cali Afhayeenku waxaa uu maamulka ayuu kaga hadlay Xariga sheekh Puntland ugu baaqay in ay si sha- cismaan, waxaana uu sheegay in ruud la’aan ku sii dayaan sheikh sheekha si xaqdaro ah loo xiray Cusmaan. Sheikh Xasan Yacquub Cali waxaa Shiikh cismaan ayaa la sheegay in uu uu xariga shiikhaasi ku tilmaamay booqday gobolka J/hoose,waxaana mid qalad ah muujinayana sida laga yaabaa in dowlada Puntland loola dagaalamayo diinta Islaamka- ay u qabatay shaki ay kaga qabaan NABAR AAB DAWOOBAYN waxaana uu xarigiisa ku tilmaamay wadaadka in uu xiriir la leeyahay (QISO TAXANE AH) in la diidan yahay fidinta diinta is- 5AAD EEG BOGGA ururkaas al-shabaab. laamka sida uu sheegay. ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS NEWSPAPER WARARKA 2 SAMATAR:- CIIDAMADA PIS-TU WASAARADDA AMNIGA AYAY HOOS YIMAADAAN “ Nabadgelyada Puntland ayaa Duulimaad lagu yahay, Oo dad Koonfur Ka Yimid ayaa rabshadahan ka Dambeeya” C/laahi Siciid Samatar W/D:- Cumar Siciid Maxamed addex qof ayaa ku dhintay,tiro dhacday” sidaas waxaa yiri sh.c/qaa- kale oo badanina way ku dir Sdhaawacmeen iska horimaad dhex-maray ciidanka Booliska iyo Dhinaca kale Qaar ka tirsan cul- boqollaal dadweyne ah oo mudda- limada Puntland ayaa booqday Sh haraadayey 23, Marso 2009 (Daraad Cismaan Maxamed Shire oo ku jira galab) magaalada Bosaso. Saldhiga Booliska Dekada Bosaso. waxayna sheegeen in xaaladiisa Muddaharaadkan shaqaaqada watey caafimaad aad u wanaagsan tahay, oo ahaa mid ballaaran ayaa si lama islmarkaasna aan loo gaysan jirdil filaan barqadii maalintii isniintii uga iyo Tacadiyo kale bilaabmay bartamaha Bosaso, wax- aana uu ku baahay wadada keliya Culumada xabsiga ku booqatay Sh ee isku xirta Bosaso, iyadoo dadka Cismaan Maxamed waxaa ka mid mudahaaraadayey oo u badnaa ahaa dhalinyaro ay ku tuurayeen dhagax- 1.Sh Axmed C/samed Cabdull aan ciidamada Ammaanka, waxayna 2. Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur gubeen taariyo. Baabuur ay lahaayeen Boliska puntland oo dadweyne Caray- 3. Sh Aadam Cali Nuur san ay burburiyeen 2008 Bishii January, Ka dibna la furfurtay 4. Sh Xasan Maxamed Ibraahiim “ Mudaharaadka ayaa ka dhashay Abu Xassaan” Xariga Sh. Cismaan Maxamuud 5. Sh C/raxmaan Aw Ciise. shire oo ciidamada la daggaalanka oo u qabtay kaga hadlay xarigii sh. ammaanku u dulqaadan doonin rab- Argagixisada ka kaxaysteen Bar- Cismaan iyo shaqaaqadii ka dam- shado kale oo bosaso ka dhaca tamaha Magaalada isagoo watay baysay.waxaana uu markii u horray- Isimada Babuurkiisa,. say shaaca ka qaaday in Hay’ada La Dhinaca kale ciidamada Amaanku Isimada puntland oo kullan isugu daggaalanka Argagixisada ee PIS oo shalay waxay Xabsiga dhigeen yimid shalay ayaa war-saxaafadeed Ciidamada Booliska ayaa ka horteg- ay wasaraddiisa hoos timaado isa- 30 haween ah oo mudaharaad ka ay ka soo saareen shaqaaqadii ka ey dadkaa muddaharaadayey, iyaga gana ay ka amar qaataan sameeyay Wadada laamiga, isla- dhalatay Xarigii Sheekh Cismaan oo isticmaalayay rasaas nool-nool, markaana weeraray Saldhiga bar- Mu’d Nuur waxay ku sheegeen in ay taas oo ay ku dhinteen 3 qof. Isla- Md, Samatar waxaa uu sheegay in tamaha ee Bosaso, waxayna du- ka xun yihiin khasaarihii Nafeed iyo markaana aan la hayn tirada rasmi ciidamadu xaq u leeyihiin in ay soo markaasi madaxa ku soo duubteen Maal ee ay sababeen Mudaharaadkii ahaan ku dhaawacantay. xiraan Qofkii ay ka shakiyaan iya- mara cad iyagoo ku dhawaaqaya Bosaso ka dhacay. goon ogaysiin Madaxdooda, waxaa- Alle Weyn. Nabadoon Maxamuud Yuusuf oo u Jawigii Bosaso na uu yiri “ Aad ayaan uga xumahay, waxaa dhacay Amni xumo, waxaa hadlay Isimada iyo Nabadoonada Sanqarta rasaasta ayaa mar keliya Madaxweyne K/xigeenka puntland khalkhal la geliyay Ganacsigii iyo ayaa ugu baaqay dadweynaha in ay isgaartay,waxaana albaabada loo islamarkaana ah ku simaha Madax- isusocodkii wadada laamiga, arrinta- Nabada iyo Xasiloonida dhowraan xiray meheradaha ganacsiga ee weynaha C/samad cali shire oo as oo dhana waxaa loo sameeyay ” Nabadgelyo ayaa lagu wada no- ku yaala laamiga iyadoo sidoo kale idaacadaha Maxaliga kala hadlay xariga sheekha, mana aha wax isku olyahay, Bosaasana waa caasimada Albaabada loo laabay meheradaha dadweynaha ayaa ka codsaday dhigmi kara, qofka waa la xiri karaa, Ganacsiga somaliyeed, Somali oo suuqa dhexe markii muddaharaadku dadka in ay isdejiyaan oo ay ilaali- haddii dambi lagu hello waa la xuku- dhan ayaa kuwada nool, dadka reer soo gaareen, kadib markii dhalin- yaan Ammaanka, waxaana Madax- mayaa, haddii lagu waayana waa la puntland waa dad ku caanbaxay yaro mudaharaadayay oo ka bax- weyne ku xigeenku uu magacaabay siidaynayaa Nabadgelyo iyo dulqaad, markaa sanayay rasaasta ay ciidamadu tu- Guddi soo baartaa shaqaaqadaasi, waxaan leenahay Nabadgelyada urayeen ay gudaha u galeen suuq, guddigaas oo howlgalay. Md, samatar mar la waydiiyay qaabkii ilaaliya, Dadka ka soo qaxay Koon- isla markaana boolisku ay difaac ka loo qabtay sheekha iyo rasaastii far- furna waxaan leeyahay Guryihiinii galeen isgooska. Iyadoo waddadaas Cullimada Puntland aha badnayd ee ciidamada PIS-tu ay baad soo gubteen, idiinka yeeli may- ay tahay tan ugu mashquulka badan Sh.C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid rideen waxaa uu yiri” Guddi ayaan u no in guryahayaga gubtaan” magaalada Bosaso oo ay mar keli- ah cullimada aadka looga qadriya saarnay oo uu ku jiro wasiirka arrima- ya haawatay, dadka iyo baabuur- puntland ayaa ka hadlay shaqaaqadii ha Guddaha C/laahi Axmed Jaamac, Shaqsiyada Sh Cismaan tuna ay waddada hareeraheeda iyo ka dambaysay Xarigii Sh. Cismaan, . waana la baarayaa sidii ay wax u luuqluuqyada ku gabanayeen. isagoo ka hadlaya Masjika Rowda Sh.Cismaan Maxamuud Shire wax- dhaceen, wixii khalad oo ay leeyihiin ee Bosaso waxaa yiri “ khasaarihii ka aa uu ku dhashay Degmada Ceer- ciidamada Ammaanku, sharciga ayaa Muddaharaadka oo ujeeddadiisu dhashay shaqaaqadii Bosaso waxaa igaabo ee Gobolka Sanaag. qabanaya, haddiise la yiraahdo qofna ahayd in dadku muujiyaan shucuur- masuul ka ah dadkii bilaabay” yaan la qaban, markaas Maamul iyo tooda iyo sida ay uga xunyihiin Maxamuud Cismaan Cadceed oo Nidaam jiri mayo, waxayna anniga ila xariga sheikh cismaan ayaa inkas- Sh.C/qaadir waxaa kaloo uu u shee- sanadii 1991-dii kula kulmay Tuu- tahay in Nabadgelyada ka jirta punt- too labada dhinacba ay gacanta ka gay Muslimiintii ku tukanaysay Mas- lada Widhwidh, wuxuu ii sheegay land duulimaad lagu yahay, oo dad hadlayeen gaar ahaan ciidamada jidka, in Madaxweyne ku xigeenka in cismaan si wanaagsan u soo koonfur ka yimid ay rabshadahan ka Boliska oo rasaas ku ridayay muda- Puntland la soo xiriiray, islamarkaa- dhaweeyay, si wanaagsana u gacan dambeeyeen” haraadayaasha, waana uu sii fidiyay na uu ka codsaday in xaaladda la qabtay dadkii qaxootiga ahaa xamar marba marka ka dambaysa. dejiyo, “waxaan u qaatay hadalka M/ ka qaxay. Wasiirku waxaa u amar ku siiyay cii- Xigeenka in dadka mudaharaadaya damada Ammaanku in ay soo qabqa- Wasiirka Amniga ay ka tageen Masaajidada, laakiin Sh. Cismaan waxaa uu dhisay in ka btaan dadkii ka dambeeyay shaqa- Wasiirka Amniga puntland C/laahi xaqiiqdii dadkan waa dhallinyaro, badan 21 dugsi quraan iyo lix ma- aqadii Bosaso ka dhacday,waxaana Siciid Samatar ayaa shir-Jaraa’id xamaali, Qaadwadayaal iyo dadkale saaajid, waana shaqsi taqi ah oo alle uu intaa ku daray in ciidamada oo ka faa’iidaysanaya shaqaaqadan ka cabsi badan, dadkana u gargaara ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS NEWSPAPER WARARKA 3 ISU SOO BAX LOOGA HADLAYAY JOOJINTA MADAXWEYNE FAROOLE OO SOO QAAXADA OO KA DHACAY GAROWE GABAGABEEYAY SAFARKIISII W/D:- Cali Ibraahim Qoobay isagoo markaas ka dib lafilayo in uu la hadlo saxaafada ugana warbixiyo sidoo kale Munaasabadan loogu safar uu ku tagay dalka Itoobiya oo magac darey Joojinta Qaaxada aan faahfaahin badan laga heyn. waxaa iyaguna qeyb weyn ka qaat- ey Ardayda dugsiyada Garoowe oo waxaa kalookale Madaxweyne Fa- iyaga Iyo Madaxda Puntland si wada roole kula kulmay dalka Jabuuti jira loogu arkayay Laamiga dheer ee madax ka tirsan beesha caalamka Magaalada Garoowe halkaasoo ay oo uu kala hadlay

View Full Text

Details

  • File Type
    pdf
  • Upload Time
    -
  • Content Languages
    English
  • Upload User
    Anonymous/Not logged-in
  • File Pages
    8 Page
  • File Size
    -

Download

Channel Download Status
Express Download Enable

Copyright

We respect the copyrights and intellectual property rights of all users. All uploaded documents are either original works of the uploader or authorized works of the rightful owners.

  • Not to be reproduced or distributed without explicit permission.
  • Not used for commercial purposes outside of approved use cases.
  • Not used to infringe on the rights of the original creators.
  • If you believe any content infringes your copyright, please contact us immediately.

Support

For help with questions, suggestions, or problems, please contact us