ILAYS WAA WARGAYS MADAXBANAAN OO TODDOBAADKII 2 JEER LAGU DAABACO MADBACADDA HORYAAL BOSASO ARBACA 25 MARSO 2009 ILAYS Caddadka 16aad, Tell:-90712246/66712246 Email:
[email protected] Q:-6000 Ssh LANDLINE FEATURES GOLIS TELECOM SOMALIA Marketing Dept. Halkan waxaan Macaamiisha Sharafta leh ugu soo gudbinaynaa features line-ka shirkada Golis lee yahay. Eeg Bogaga 3aad SAMATAR:- CIIDAMADA PIS-TU WASAARADDA AMNIGA AYAY HOOS YIMAADAAN “ Ciidamada Amnigu xaq ayay u leeyihiin inay xiraan Qofkii ay ka shakiyaan” Wasiirka Amniga puntland “ Khasaarihii ka Dhashay Shaqaaqadii Bosaso, Waxaa Qaadaya Masuuliyadeeda Ciidii billowday” Sh. C/qaadir Nuur Faaraha MADAXWEYNE FAROOLE OO SOO GABAGABEEYAY SAFARKIISII EEG BOGGA 3AAD Bidix,Sh.C/qaadir Gacamay, C/samad Cali Shire, M/Xegeenka P/land, C/laahi Siciid Samatar, Wasiirka Amniga Midig, Mudaharaadayaashii oo taayiro gubaya iyo Baabuurkii sh. Cismaan Dacwada ku fidin jiray XARKADA SHABAAB OO KA HADASHAY Waxaa uu Xasan Yacquub ku eedeeyay ciidamada xiray sheekha XARIGA SHEEKH CISMAAN in ay yihiin kuwo u shaqeeya Dow- lada kale oo wakiilo u ah , waa sida arakada Al-shabaab ayaa wax uu hadalka u dhigaye ,waxaana uu laga xumaado ku tilmaamay X sheikh Cusmaan uu ku tilmaamay in xariga sh, Cismaan Maxamuud uu yahay wadaad laga wada yaqa- Bashiir oo Ciidamada Amaanka P/ Dr. Xasan Al-turabi an dalka oo dhan kuna sifoobay fid- land ay xireen 23 marso, 2009 inta Towxiidka barina ka ah eeda ay KOBACA ISLAAMIYIINTA u soo jeediyeen ciidamada maamul Shir jaraa’id oo Madaxa warfaafinta SOMALIA goboleedka Puntland. maamulka islaamiga ee gobolka J/ EEG BOGGA 6AAD hoose Shiikh Xasan Yacquub Cali Afhayeenku waxaa uu maamulka ayuu kaga hadlay Xariga sheekh Puntland ugu baaqay in ay si sha- cismaan, waxaana uu sheegay in ruud la’aan ku sii dayaan sheikh sheekha si xaqdaro ah loo xiray Cusmaan.