Yaa Soo Qabtay Jagadda Xoghayaha Midowga Afrika.

Akhristayaal tan iyo marki lagu aasaasaay Ururka Midowga Afrika magaaladda Addis Abeba ee wadanka Ethiopia 25 May 1963 ayaa waxay yeelatay dhowr xoghaye guud. Aan eegno 1963 iyo 2006 yaa haayey jegadaas xoghayenimadda. Waxaa ugu horeeyey oo loo doortay sanadkii 1963 Kiflo Wadajo si ku meelgaar ah iyado wadamadda Somali iyo Masar ka soo horjeedeen laakiin ay marki dambe ku qasbanaadeen ka dib markii Africa badankooda isku raaceen. Waxuuna haayey ilaa 21 July 1964. Dhaqsi waxaa batay is qabqabsiga oo markaas u badnaa wadamadda East Afrika iyo Central. Waxaana go’aan lagu gaaray in West Africa nin ka socday laga dhigo kaas oo noqday oo u dhashay wadanka 21 July 1964 hayena ilaa iyo 15 June 1972.

Diallo Telli

Waxay haddane isla Westga ay qabteen sanadkii 15 June 1972 ilaa iyo 16 June 1974 Nzo Enkangaki oo u dhashay labadaba Somaliya wey u codeysay inkastoo ay weli Masar diidaneyd laakiin laga codbatay.

Nzo Enkangaki 16 June 1974 ilaa iyo 21 July 1978 isla Cameroon nin ka socday oo lagu magacaabay William Eteki

. William Eteki

21 July 1978 ilaa iyo 12 June 1983 waxaa qabsaday nin ka socday wadanka Togo oo lagu magacaabay Edem Kotjo.

Edem Kotjo

Akhristayaal waxaa laga yaabaa inaad is weydiisay maxaa westiga u badiyey dhabcan dib u eeg Afrika xilliiyadii hore ama ilaa iyo hadda meelaha ugu siyaasad qalafsan ayaa ahyed Eastga iyo Centrealka taas ayaana loo aaneyn karaa. 12 June 1983 ilaa iyo 20 July 1985 waxaa la wareegay wadanka Nigeria Peter Onu ku meelgaar ahaan ka dib markii xoghayihii hore jagadda iska wareejiyey.

Peter Onu Ka dib 20 July 1985 ilaa 19 September 1989 waxaa qabsaday oo u dhashay wadanka .

Ide Oumarou Wadanka ayaa noqday wadankii labaad ee ka socday eastiga ee qabta jegadaan ilaa iyo markii ugu horeeysay ee ku meelgaar ahaan u haaysay Ethiopia. 19 September 1989 ilaa iyo 19 September 2001 qabtay .

. Salim Ahmed Salim Ivory Cost ayaa qabtay 17 September 2001 ilaa iyo 16 September 2003.

Amara Essy Waxaa hadda haaya akhirstayaal nin ka u dhashay wadanka Mali oo lagu magacaabo Alpha Oumar Konare 16 September ilaa iyo hadda 2006.

Mohamed Farmaajo Radio Dalmar The Hague