Tilmaamaha Maalgalinta 2020 ee Arts in Parks (AIP) Program Office of Arts & Culture (Xafiiska Farshaxanka iyo Dhaqanka) wuxuu la kaashanayaa Seattle Parks and Recreation (Darjiimada Seattle iyo Madadaalada) si loogu kordhiyo farshaxanka iyo dhacdooyinka bulshada ee darjiimada oo magaalada oo dhan ah. Arts in Parks Program (AIP, Barnaamijka Farshaxanka Beeraha Nasadhada) waa fursad magaalada ay maalgelineyso shaqada dhaqanka ee lagu sameeyay gudaha iyo bulshooyinka kala duwan oo dhinaca Seattle. Macluumaadka: Laxariir Jenny Crooks, Maareeyaha Mashruuca adoo kawacaaya (206) 684-7084,
[email protected] TTY: 711 or (800) 833-6384, Tele-Braille: (800) 833-6385. Codsiga Waqtiga ugu danbeeya Waxaa laga heli karaa https://seattle.gosmart.org/ Tallaado, Oktoobar 22, 2019, 11 p.m. PST Aqoon isweedaarsiyada: Tallaado, Agoosto 27deeda 5:30-7:00pm Sabtida, Sibteembar 28deeda 11:00am-12:30pm Southwest Branch Library Lake City Branch Library 9010 35th Ave SW, Seattle, WA 98126 12501 28th Ave NE, Seattle, WA 98125 RSVP Halkaan RSVP Halkaan Khamiista, Sibteembar 5teeda 5:30-7:00pm Sabtida, Octoobar 5teeda 11:00am-12:30pm Art @ King Street Station Rainier Beach Community Center 303 S Jackson St, Seattle, WA 98104 8825 Rainier Ave S, Seattle, WA 98118 RSVP Halkaan RSVP Halkaan Cida uqalanta Farshaxanada shaqsiga ah, gollaha farshaxanka xaafadaha iyo kooxda bulshada deegaanka ku saleysan way u qalmaan. Mashaariicda la soo jeediyay waa in lagusoo bandhigaa jardiino uqalanta goobaha ay astaysay City of Seattle pinta udhaxaysa Abriil 1 iyo Nufeembar 30, 2020 Maalgelinta Codsadayaasha u qalma waxay codsan karaan maalgalin hal sano ah oo dhan illaa $7,800 si loo taageero qarashaadka mashaariicda tooska ah ee sanadka 2020.