Caleemo Saarka Madaxweyne Jacob Zuma —— Eeg Bogga 2
Total Page:16
File Type:pdf, Size:1020Kb
MAY 17 2009 Cadadka 12aad Madaxa Wargayska : Tifaftiraha Wargayska: Maxamed Raage Xog-Maal waa Wargays ku hadla Afkaaga Maxamed Muuse Nuur Hooyo soona baxa Bishii labo jeer. h. Maxamed Idiris ayaa socdaal dacwo faafin S ah ku maraya dalka K/Afrika , socdaalkiisa oo kasoo billoowdey magaalada Johannesburg ayuu ku maray magaalooyin dhowr ah oo ay Soomaalidu degentahay, Xog-Maal waxay idiin soo gubineysaa warbixin ku saabsan socdaalka Sheekha — Eeg Boga 3aad Caleemo Saarka Madaxweyne Jacob Zuma —— Eeg Bogga 2 Bogga 13aad Qodobada Wargeyska Qodobada —Qaxooti guryo -XUURAAN: laga burburiyey-- ku garab qabo Eag Bogga 7aad... ku qadi meey- —Shaqada Shanta side-- Eeg Beri Eeg Bogga Bogga 10 aad 4aad.. -- Sh. Shariif “Alla KFC Saliid — Sanad Guuradii maxaa heley? Baddanaa”bogga Xenophobia Eeg Iyo Eeg Boga 9aad Eeg Boga 8aad.. Bogga 4aad…. 7aad... Soo saaristaan waxaa ku jira aayadaha Qur’aanka Kariimka iyo Axaadiista Nabigeena (SCW) Ee Fadlan hadhigin meel aan munaasan u ahayn Wargayska. Fadlan kusoo dir wixii talooyin iyo tusaale ah ooaad wargayska u hayso E-mail [email protected] ama 26 Durban road pelville Cape Town 17 May, 2009 XOG-MAAL 2 Waa kuwan magacyadii 17. Wasaarada Tamarta: Dipuo Peters 35. Ku xigeenka wasaarada : Fikile Mbalula oo dhamaystiran. 18. Wasaarada maaliyada : Pravin Gord- 36. Wasaarada macaahiida dowliga ah : Bar- han bara Hogan 1. Wasaarada beeraha, dhirta iyo daaqa iyo kalluumeysiga : Tina Joemat- 19. Ku xigeenka wasaarada: Nhlanhla 37. Ku xigeenka wasaarada : Enoch Godong- wana Pettersson Nene 2. Wasiir ku xigeenka: Dr Pieter Mulder 38. Wasaarada shaqaalaha dowlada iyo maa- 20. Wasaarada caafimaadka : Aaron mulka : Richard Baloyi Motsoaledi 3. Wasaarada hidaha iyo dhaqanka : Lulu 39. Ku xigeenka wasaarada : Roy Padayachie Xingwana 21. Ku xigeenka wasaarada: Dr Molefi Sefularo 40. Wasaarada Howlaha Guud : Geoff Doidge 4. Ku xigeenka wasaarada: Paul Mashatile 22. Wasaarada tacliinta sare iyo tabo- 41. Ku xigeenka wasaarada : Hendrietta Bo- 5. Wasaarada waxbarashada asaasiga ah: barada: Dr Blade Nzimande gopane-Zulu Angie Motshekga 23. Wasaarada arrimaha gudaha: Dr Nko- 42. Wasaarada hormarinta reer miyiga iyo dib 6. Ku xigeenka wasaarada: Enver Surty sazana Dlamini-Zuma u qorsheynta dhulka: Gugile Nkwinti 7. Wasaarada isgaarsiinta : Siphiwe 24. Ku xigeenka wasaarada : Malusi Gi- 43. Ku xigeenka wasaarada: Dr Joe Phaahla Nyanda gaba 44. Wasaarada seeyniska iyo tiknoolijiyada: 8. Ku xigeenka wasaarada: Dina Pule 25. Wasaarada deegaameynta Naledi Pandor bini’aadamka: Tokyo Sexwale 9. Wasaarada iskaashiga dowliga ah iyo 45. Ku xigeenka wasaarada: Derek Hanekom amuuraha dhaqanka: Sicelo Shiceka 26. Ku xigeenka wasaarada : Zou Kota 46. Wasaarada hormarinta bulshada (gunooyinka): Edna Molewa 10. Ku xigeenka wasaarada: Yunus Car- 27. Wasaarada xariirka caalamiga ah iyo rim iskaashiga: Maite Nkoana-Mashabane 47. Ku xigeenka wasaarada: Bathabile Dlamini 11. Wasaarada dhaqancelinta (xabsiyada): 28. Ku xigeenka wasaarada : Ebrahim Nosiviwe Mapisa-Nqakula Ismail Ebrahim 48. Wasaarada ciyaaraha iyo jimicsiga: Mak- henkesi Stofile 12. Ku xigeenka wasaarada: Hlengiwe 29. Ku xigeenka labaad : Sue van der Merwe Mkhize 49. Ku xigeenka wasaarada: Gert Oost- huizen 13. Wasaarada gaashaandhiga iyo haly- 30. Wasaarada cadaalada iyo hormarinta qaanuunka: Jeff Radebe eeyada militariga: Lindiwe Sisulu 50. Wasaarada abniga qaranka : Siy- abonga Cwele 14. Ku xigeenka wasaarada: Thabang 31. Ku xigeenka wasaarada: Andries Nel Makwetla 32. Wasaarada shaqaalaha : Membathisi 15. Wasaarada hormarinta dhaqaalaha: Mdladlana Ebrahim Patel 33. Ku xigeenka wasaarada : Susan Shabangu 16. Ku xigeenka wasaarada: Gwen Mah- langu-Nkabinde 34. Wasaarada Police-ka : Nathi Mthethwa 17 May, 2009 XOG-MAAL 3 Caleemo saarkii Jacob hore Thabo Mbeki iyo xaaskiisa Xaflada waxa ay qaadatay maalin- Zuma. Sanele Mbeki kuwaasoo dhamaan- tii oo dhan iyadoo dadweynaha ay tood fadhiyey halka lagu dhaari- madadaalinayeen hobolo muusiga nayay Zuma. iyo laxanka iyo heesah u qaadayay dadweynaha la ruxmayay codadka khudbad uu qaranka u jeediyey ka baxaya sameecadaha jaguuga Zuma waxyar kadib markii xilka ah. loo dhaariyey ayuu ku sheegey dhamaan qorshayaashiisa Magacyada Wasiirada uu ma- mustaqbalka dhow, khudbada oo gacaabay Madaxweyne Zuma. malaha ahayd tii siyaasadeed ee ugu muhiimsanayed taariikhda 51. Wasaarada madaxtooyada (1) dalkani ee dhow ayuu hoosta kaga ( gudiga qorsheynta qaranka) Trevor xariiqey sida ay oga go’antahay in Manuel uu dalka ku hogaamiyo waddo wanaagsan oo hormar leh. 52. Wasaarada madaxtooyada (2) (kormeerka habsamiga shaqada, qiim- eynta iyo maamulka madaxtooyada): Markii uu khudbada dhameeyey Collins Chabane ayuu hoos usoo degey isagoo ay garab socoto xaaskiisa koowaad 53. Wasaarada dalxiiska : Marthinus van Makumalo, saanqaadkiisa wuxuu Schalkwyk ahaa mid borotakool ah waxaana Xaflad balaaran oo si heersareysa horsocdey labbo askari ah oo si loosoo qabanqaabiyey, taasoo lagu 54. Ku xigeenka wasaarada: Thozile gaado ka cayaar ah u talaabo qarash gareeyey R75 malyuun, Xasa qaadayay, wuxuu tagay barxada kana soo qeybgaleen 29 madax- kale ee koonfureed oo ay ku weyne iyo 30 wakiilo dowladeed, 55. Wasaarada ganacsiga iyo warsha- sugayeen 30 kun oo taageere- dublamaasiyiin tirro baddan, daha : Rob Davies yaashiisa ah halkaas oo uu u jeedi- saxaafada aduunka xoogeeda, 30 yey khudbad gaaban isagoo ku kun oo dadweyne, 5 kun oo marti 56. Ku xigeenka wasaarada: (1) Thandi hadlayay afka Zuluga, mar kaliya Tobias sharaf ah, iyo malaayiin qof oo ayay dadka qeeylo hooriyeen shaashadaha ka daawanayay ayaa markii uu baray xaaskiisa lagu caleemo saarey madaxweyni- 57. Ku xigeenka wasaarada (2) Maria koowaad oo uu yiri “tani waa Ma- Ntuli hii afaraad ee si xor loosoo doorto kumalo, barta, waa xaaska madax- dalka Koonfur Afrika. weynaha, kuwa kale waxaan idin 58. Wasaarada gaadiidka : Sbusiso Joel bari doonaa markale dhanka kale Ndebele Barqonimadii sabtidii 9-kii May, ayay joogaan”. 2009, kolkii ay inta baddan mar- 59. Ku xigeenka wasaarada : Jeremy Cro- tida timid fagaarada cagaaran ee Kadib waxa uu salaan ugu nin xeendaabka qasriga madax- dhaqaaqay marti sharafta madax- tooyada ayaa waxaa soo daatay weyneyaasha ah, waxaa xusid 60. Wasaarada biyaha iyo arrimaha roob kadibna markaliya ayay muddan in madaxweynaha Liibiya deegaanka : Buyelwa Sonjica dadku wada dalacdeen dalaayado Mucamar Al-Qadafi uu ahaa mar- wada madoow oo ay dowladu bix- tida ugu miisanka culus ee meesha 61. Ku xigeenka wasaarada : Rejoice isey. timid, Qadafi oo ah gudoomiyaha Mabhudafhasi midoowgfa Afrika ayaa ah Xafdlada waxaa kasoo xaadirey saaxiibka ugu dhow ee Zuma. 62. Wasaarada haweenka, dhalinta, ca- Nelson Mandela halyeeyga xori- ruurta iyo dadka naafada ah : Noluthando yada dalkani, iyo madaxweynihii Mayende-Sibiya 17 May , 2009 XOG-MAAL 4 Shaqaalaha Shanta bari. Cadadka dambe waxaan ku faaqidi yada ahayd ee biyaha ku damisey doonaa mooduucani oo dhamaystiran, jirkiisa iyo qoraal laga sameeyey “saaxiib nin aan qaraabo nahay oo oo aan si weyn ugu kuurgalnay, qoyskiisa. Ma jirto wax kale oo meel tuulo ah jooga ayaa ii yeerey, waxaan xooga saari doonaa sababaha cadayn ah oo lo ohayo, hal qofna waxa uu ii sheegey dukaan cusub oo inta baddan keena shaqaalaha salka aan furanayno aniga iyo isaga, marka fudud ee aan shaqada ku nagaanin, looma soo qabanin, iyada oo qot- waa fursad aanan diidi karin ee wixii eeda ma shaqaalahaa leh, mise waa skiisa kasoo jeeda dalka Mosam- barri ka biloowda shaqaale soo jawiga xaalada lagu jirro ama waa bique ay rumeysanyihiin in kuwii raadso”, sidaasi waxaa kugu dhahaya dadka loo shaqeeyo? falkani ay geystey ay dariiqyada wiilka 5ta casho kuu shaqaynayay ee mushaaxayaan. aad helistiisa raadineysey 15-ka cisho. Haddii aad tahay qof ay saameysey dhibaatadani fadlan noogu soo dir Police-ka waxay sheegayaan in Adinu waa kaligaa, dad oo dhan isaga fariin ciwaanka wargeyska ee ah xog- uusan jirrin hal qof oo marqaati ah ayaad ka heeysaa, horey waxaa [email protected] , sheeg waxa aad kaaga tagay 5 kale oo isaga ka u malaynayso dhibaatada, imisa oo ku cadeeya waxa dhacay, si- horeeysey, waxaad ku baryootamay- shaqaale ayaa kaa tagtay mudada daasi darteedna aanan la heynin saa in uu ku siiyo muddo 5 maalmood intee la’eg?, waa haddii laguu cadeeymo dad lagu maxkamadeyn ah oo aad ku raadsato qof shaqaale shaqayn jirey, haddii aad laftaada karro. ah, waxaad dadaal kasta u galaysaa in shaqaale noqotey maxaa kalifey in aad wiilka ku qanciso in uu kula sii aad kolba shaqo ka tagtay?, afkaarti- In ka yar 10% dadkii loo qabqabtay joogo, xitaa waxaad ugu yabooheysaa ina waan soo daabici doonaa. rabshadaha oo ahaa 1400 qof ayaa in aad lacagta u kordhinayso, isaga xabsiyada ku jirra, sida ay sheegeyso waxaasi uma cadda. Sanad guuradii Xenopho- hey’ada garsoorka qaranka ee NPA bia wadarta 469 gal dacwadeed oo laga Qofkani shaqaalaha kuu ah ee kaa furey falalkii dhacay, 137 dacwad oo tagaya isagu waa “nin meeli u cadda- kaliya ayaa maxkamad lagu oogey, hay meeli ka madoow”, waxaa u bid- Maalintii isniinta ee ay taariikhda ku iyada oo dacwadihii dilalkii ugu foosha haamaya dukaan lug laga siinayo oo beegneyd 11-ka May, waxaa ku xumaa ay ka cago jiidayaan in wax uu qorsheynayo in uu muddo kadib beeganeyd sanad kadib markii ay dal- hormar ah laga gaaro. kala bar iibsan doono, ugu dambeyn- kani ka qarxeen rabshadihii shisheeye tana la wareegi doono, waxbo kama nacaynka ee lagu barokiciyey Illaa iyo 182 dacwadood ayaa laga galin kala badnaanshaha lacagta uu ajaaniibta Afrikaanka ah. Rabshadaha noqdey sababo la xariira Police-ka oo shaqaalenimada ku helayo iyo tan uu waxaa ku dhintey 62 qof, waxaana ku ku guuldaraystey in ay daba galaan ka helayo lugta uu dukaanka ka he- barookacay inka baddan 20 kun oo goobjoogayaal iyo dadka dacwoonaya layo, waxaan oga jeedaa in haddii qof. ee isaga cararay dalka. Illaa hadda 52 xittaa lacag labbo jeer ka baddan uu dacwadood ayaa ama qeyb laga dha- ku helayo shaqaalimada marka la bar- Sanad kadib waxay su’aal ka taagan- gaystey, iyada oo 82 dacwadood oo bardhigo tan uu ka helayo dukaanka, tahay halka ay ku dambeeyeen ku- kale loo celiyey in baaritaani dheeraad isaga waxa 100% u cad in mar uu manaan gal dacwadeed oo laga furey ah lagu soo sameeyo, halka 7 qof ka- dukaan wax ka yeeshey. dambiyadii la galay.