MINNESOTA DEPARTMENT OF HEALTH

Waxaad Samaynayso Haddii Aad La joogtay Qof qaba COVID-19 Si guud, qof la joogay qof qaba cabauqa waxay micnaheedu tahay inaad jirtay wax kayar 6 dhudhun qof muddo 15 daqiiqo ah ama badan 24 saac gudahood. Hase yeeshe, xitaa waqtiyo ka gaaban ama masaafo ka sii dheer ayaa sababi kara faafitaanka fayraska. Haddii aadan si dhameystiran isku tallaalin oo aad ka agdhawaatay qof qaba COVID-19, waxaad u baahan tahay inaad guriga joogto oo aad dadka kale ka fogaato (karantiil). Waxaad u qaadatay tallaalka si dhameystiran haddii ay ugu yaraan labo toddobaad ka soo wareegtay maadaama kuuraha ugu danbeeya ee tallaalka COVID-19 uu qaadan karo ilaa iyo 14 maalmood inaad ku jirrato, dadka qaarkiisna iyaga oo qaba COVID-19 ayaysan la jirranin, marka waxaad u baahan tahay inaad dadka kale iska dhex saarto si aadan u faafinin fayraska adiga oo aan ogayn. Isbaar

Haddii aadan qabin talaal buuxa, waa inaad degdeg isku baartaa. Haddii lagaa waayo fayraska, markale isbaar sadex ilaa shan maalmood kaddib markaad la joogtay qofka qaba COVID-19. Haddii aad qabto talaal buuxa, waa inaad baaritaanka martaa sadex ilaa shan maalmood kadib markaad la joogtay qofka qaba COVID-19. Haddii lagu talaalay ama aan lagu talaalinba, haddii aad yeelato astaamaha fayraska, isbaar markale. Booqo Gurmadka Minnesota ka bixinayso COVID-19 (https://mn.gov/covid19) si aad u hesho goobaha baaritaanka ee kuugu dhow. Waa inaad sidoo kale raacdaa Talooyinka Xirashada Maaskarada (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/facecover.html). Haddii lagaa helo fayraska, ama haddii aad xanuunsato, raac tilmaamaha ku aadan Haddii aad jiran tahay (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/sick.html). Marka aadna u baahnayn inaad karantiil gasho Haddii aad kasoo bogsooto COVID-19 90 Haddii aad martay talaalka COVID-19 (labo maalmood ee u danbeeyay aadna mar kale u kuuro oo taxanaha labada kuuro ah ama hal baylahday caabuqa, uma baahnid inaad karantiil kuuro oo taxanaha halka talaal ah) aadna la gasho haddii DHAMMAAN waxyaabaha soo kulanto caabuqa, uma baahnid inuu karantiil socda ay run yihiin: gasho haddii LABADABA arimaha soo socda ay dhab yihiin: . Xanuunkaaga ayaa lagu xaqiijiyay shaybaadh 90 maalmood ee lasoo dhaafay.. . Inaad la joogtay qof qaba COVID-19 ugu yaraan 14 maalmood kadib marka . Waxaad si buuxda uga bogsootay fayraska. taxanayaasha talaalka la dhameeyo.. . Hadda qabtid wax astaamaha COVID-19 . Hadda ma qabtid wax astaamaha COVID-19 ah. ah.

Bogga 1 ee 4 WAAXDA CAAFIMAADKA MINNESOTA (MINNESOTA DEPARTMENT OF HEALTH)

Dadka ku nool ama ka shaqeeya daryeelka caafimaadka ama xarunta daryeelka mudada dheer, la talaalay, ama la joogay dadka qaba COVID-19 waa inay akhriyaan Talooyinka Shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee COVID-19 (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/hcp/hcwrecs.pdf). Sida la isku karantiilo Haddii aan si dhameystiran laguu tallaalin: , Guriga joog. aadin shaqo, dugsi, ama Ha raacin gaadiidka dadwaynaha meel kale oo kabaxsan guriga marka baabuurta la raaco ee wadaado (sida laga reebo inaad u baxayso baaritaan Uber ama Lyft), ama tagsida. ama aad u baahan tahay daryeel Xiro maaskaro haddii aad u dhawdahay caafimaad maahee. dad kale. Ku dabool afkaaga iyo sankaaga tiish markaad qufacayso ama Ka fogoow dadka khatarta ugu jiri kara inay xanuun xun ka qaadaan COVID-19, hindhisayso, kadibna si adag u farxalo. ayna ku jiraan dadka waawayn, dadka Ka dheeroow in aad dadka la wadagato ku nool xarumaha daryeelka mudada alaabtaada shaqsiga ah. Hala wadaagin fog, iyo dadka xaaladaha caafimaadka cunto, maacuunta, galaasyada wax lagu qaba sida neefta, sonkoroowga, cabo, koobabka, maacuunta cuntada, xanuunka wadnaha, cayilka, iyo shukumaanada, ama alaabta sariirta nidaamyada difaaca jirka. dadka kale guriga kula jooga. Iska dhex saar dadka kale ee gurigaaga Si joogto ah u dhaq gacmahaaga adiga Haddii ay suuragalayso, ku jir qol jooga. oo ku dhaqaaya saabuun iyo biyo ugu gaar ah kana fogoow dadka kale ee yaraan 20 ilbiriqsi, ama adeegso gurigaaga jooga. Adeegso musqul kuu daawada gacmaha jeermiska ka disha gaar ah haddii aad awooddo. oo aalkole leh kana kooban ugu yaraan boqolkiiba 60% aalkolo.

Haddii aad khatar wayn ugu jirto xanuun daran, waxaad awoodi kartaa inaad qaadato daawo kaa difaacaysa cudurka. Booqo Dookhyada Daawada ee COVID-19 (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/meds.html) si aad u hesho xog dheeraad ah. Mudada lagu jiraayo karantiilka Haddii aadan si dhameytiran tallaalka u qaadanin oo aad u beylah noqotay qof qaba COVID-19, go’aanka ugu badqabka badan waa inaad guriga joogto oo aad dadka kale ka fogaato ilaa iyo 14 maalmood. Xaaladaha qaarkood waxaad kariintiilka ka soo bixi kartaa 10 maalmood ka dib, ama toddobo maalmood ka dib haddii baaritaan lagaaga waayo COVID-19. Ma ka bixi kartid karantiilka toddobo maalmood ka hor sabab kasta aawadeed. Waa inaad ka fogaato dadka kale muddo 14 maalmood ah haddii: . Qof jooga gurigaaga uu qabo COVID-19. Mudada karantiilka 14 maalmood ayaa ka bilaabanaysa maalin kadib marka qofka qaba COVID-19 uu dhamaysto mudadiisa go'doonka.

Bogga 2 ee 4 WAXAAD SAMAYNAYSO HADDII AAD LA JOOGTAY QOF QABA COVID- 19

. Aad dhismaha kula nooshahay dad kale, taasoo ama ay fududahay in fayraska la faafiyo ama ay jiraan dad khatar sare ugu jira qaadista COVID-19, sida xarunta daryeelka mudada fog. . Aad ka shaqayso daryeelka caafimaadka, ama xarun lagu baxsho daryeelka kooxda, sida daryeelka mudada fog ama xarun dhaqan celin.

Haddii aad la nooshahay qof qaba COVID-19, waa in aad iskarantiishaa inta lagu jiro waqtiga ay faafin karaan caabuqa (mudadooda go'doonka), iyo sidoo kale 14 maalmood kadib marka aad faafin karto COVID-19. Tani waxay ka dhignaan kartaa inaad u baahan tahay inaad karantiil kusii jirto 24 maalmood ama ka badan.

Mudada karantiilka lasoo gaabshay ayaa lagu siin karaa haddii DHAMMAAN waxyaabaha soo socda dhab noqdaan: . Aaddan lahayn wax astaamo ah. . Aan lagaa helin caabuqa COVID-19. . Ma jiro qof gurigaaga jooga oo haysta COVID-19, aaddanna ku noolayn dhisme dad kale dagan yahay, halkaas oo ay adag tahay in aad ka fogaato dadka kale ayna fududahay in fayrasku ku faafo dad kale oo badan, sida xarunta daryeelka mudada dheer. . Aaddan ka shaqayn daryeelka caafimaadka, ama xarun lagu baxiyo daryeelka kooxda, sida daryeelka mudada fog ama xarun dhaqan celin. . La yaqaano sida caabuqu kuugu dhacay, taasoo ka dhigan in la yaqaano xiliga uu kugu biloowday iyo xiliga uu dhamaaday caabuqu. Haddii dhammaan shuruudaha kore dhab yihiin, karantiilka ayaa lagusoo yarayn karaa: . 10 maalmood adiga oo aan malin wax baaritaan ah –hawlaha caadiga ah ayaad bilaabi kartaa maalinta 11.

Bogga 3 ee 4 WAXAAD SAMAYNAYSO HADDII AAD LA JOOGTAY QOF QABA COVID- 19

. Toddobo maalmood marka baaritaanka PCR muujin in aaddan qabin caabuqa (maaha baaritaanka antigen ama baaritaanka unugyada difaaca jirka/dhiiga) haddii lagu baaray ugu yaraan shan maalmood oo buuxa kadib markii u danbaysay ee aad la joogtay qofka qaba COVID-19. Shaqooyinka caadiga ah ayaa biloowda maalinta sideedaad.

Ka dib marka aad joojiso karantiilka aad soo gaabsatay sii wad inaad: . Xirato maaskaro, 6 dhudhun u jirsato dadka kale, farxalo, kana dheeroow dadka badan ama goobaha dadka khatarta sare ugu jira inay aad ugu xanuunsadaan COVID-19. . Iska fiiriso astaamaha xanuunka ilaa 14 maalmood kadib marka caabuqu kugu dilaaco. Haddii wax astaamo ah kaasoo baxaan, ka fogoow dadka kale isla markaba oo isbaar.

Minnesota Department of Health | health.mn.gov | 651-201-5000 | 625 Robert Street North PO Box 64975, St. Paul, MN 55164-0975 La xariir [email protected] si aad u codsato xogta oo qaab kale ah. 8/13/2021 (Somali)

Bogga 4 ee 4