RRRRRReeeeeeppppppuuuuuubbbbbbllllllliiiiiiicccccc OOOOOOffffff SSSSSSoooooommmmmmaaaaaallllllliiiiiiilllllllaaaaaannnnnndddddd JJJ J JJ aaaaaammmmmmhhhhhhuuuuuuuuuuuurrrrrriiiiiiiyyyyyyaaaaaaddddddaaaaaa SSSSSSoooooommmmmmaaaaaallllllliiiiiiilllllllaaaaaannnnnndddddd

National Electoral Guddida Doorashooyinka

Commission Ee Qaranka

Date: 22/06/2010

Liiska Kama Danbaysta ah ee Codbixiyayaasha

Hordhac

Waxay Diiwaangelinta –Codbixiyaayshu bilaabmantay taariikhdu markay ahayd Bishii 10 2008 waxaayna dhamaatay 31-12-2009. Diiwaangelinta waxay ka dhacday dhamaan Gobolada, Degmooyinka dalkeena J.S.l

Waxaa is diiwaangeliyey wajigii hore ee diiwaangelinta dad dhan 1236946 , Wajigii labaad ee Diiwaangelinta waxaa yadana is diiwaangeliyey dad dhan 138714 Wadarta guud ee diiwaangelintu waxay dhantahay 1375660 marwalba waxa la adeegsanayey qalabka electoronic kada oo lagu uruurinayey xogta isdiiwaangeliyaha sida Fartiisa, Sawirkiisa, Magaciisa oo Afaran IWM.

Sixitaankaa Diiwaan-gelinta

Markii ay Gudiga Cusub ee doorashooyinku la wareegeen xilkoodi i waxay markiiba ka hawlgaleen sixitaankii uu u baahnaa Server ku yaga oo adeegsanaya Khubaro Caalami ah iyo Kuwa Wadan ah ba.

• Waxaa lasaxay oo lagu daray liiska diiwaan-gelinta dad dhan 96111 oo markii hore laga reepay maxaa yeelay qaabka loo qaaday sawiradooda iyo Faraha(Biometric Data) ayaa Daciif ahayd. Gudiga cusub aygoo addeegsanaya Khubarada caalamiga ah iyo Kuwa wadaniga ahba waxaay ula tageen indhahooga si ay u kala saaraan daka markii hore laga saaray ayagoo doonaya in aanay xaqoodii waayin dadkaasi. • Waxaa laga dhex guray Liiska diiwaangelinta dad dhan 70,000 oo ahaa ciyaal, dad laga diiwaan-geliyey sawiro, iyo kuwo laba jeer oo isku xiga la diiwaangeliyey ayadoo la adeegsanayo Indhaha dadka(Team aad loo tobobaray ayaa howshaa ka hirgalay). • Markaas ka bacdi ayaa hadana dib loogu celiyey kala shaandhayntii server ka mar labaad yadoo la adeegsanayo Software ro tayadoodu aad u sarayso.

National Electoral Commission Page 1

• Waxaa xusid mudan in Bandhigii Diiwaan-gelinta ee dhamaaday 21-May-2010 uu lafdhabar u noqotey qaabkii lagu saxayey liiska Diiwaangelinta Codbixiyayaasha.

Muhiimada Bandhiga Diiwaan-galinta Codbixiyayaasha .

• Muhiimada kowaad waxay ahayd in loo sameeyo Kaadh tayo leh oo ka kooban kaadhka codaynta iyo ka Aqoonsiga leh na qaab aan sinaba loo foorjarayn karin. • In lagu yareeyo dadkii hal jeer waxkabadan qaatay wakhtigii Diiwaangelintu Socotay. • In la ogaado Dadka u diyaara Doorashada Madaxweynaha ee dhacaysa 26-06- 2010.

Tirada Guud ee Diiwaan-gelinta codbixiyayaasha

Tirada Guud ee isdiiwaan -gelisay 1,375,660 Tirada Ansaxa Noqotay 1,191,905 Tirada halmar iyo Waxii kabadan is diiwaangelisay anba si 305,746 khaldan isku diiwaangeliyey(Ciyaalka,Sawirada i.w.l) Tirada Kaadhadhka Aqoonsiga iyo Codbixinta loo soo 1,191,905 daabacay Tirada Kaadhadhka Aqoonsiga iyo Codayta qaadatay 1,069,914 wakhtigii Bandhiga Diiwaangelinta una diyaara doorashada. Tirada Kaadhadhka ka soo noqday Bandhigii 123,867 Diiwaangelinta (Display Process) Codbixiyaasha.

National Electoral Commission Page 2

Tirada kama Danbaysta ah Codbixi -yayaasha Doorashada Madaxwaynaha iyo Kuxigeenkiisa ee 26 -06-19 Jamhuriyada

400000 361498 350000 300000 243220 250000 176916 200000 146871 150000 98313 100000 43096 Tirada GuudTiradaee Gobolada 50000 0

Tirada Kama Danbaysta ah ee u diyaara Doorashada MadMadaxwaynahaaxwaynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka ee dhacaysa 26-06-2010 yadoo Degmaysan waa sida hoos ku xusan.

SN0 Region District Total EVVL 1 Saylac 26,070 2 Awdal Lughaya 12,894 3 Awdal Boorame 113,180 4 Awdal Baki 24,772 Sub.Total 176,916 5 Maroodi-Jeex 87,357 6 Maroodi -Jeex Hargeysa 231,875 7 Maroodi-Jeex Balli-Gubadle 18,720 8 Maroodi -Jeex Salaxley 23,546 Sub.Total 361,498 9 Saaxil Berbara 30,958 10 Saaxil Sheekh 12,138 Sub.Total 43,096

National Electoral Commission Page 3 11 Burco 178,612 12 Togdheer Oodweyne 49,097 13 Togdheer Buuhoodle 15,511 Sub.Total 243,220 14 Sool Caynabo 49,923 15 Sool laascaanood 43,050 16 Sool Xudun 5,340 Sub.Total 98,313 17 Gar'adag 20,850 18 Sanaag Ceel-afweyn 34,916 19 Sanaag Ceergaabo 74,964 20 Sanaag Badhan 8,350 21 Sanaag Dhahar 7,791 Sub.Total 146,871 Total 1,069,914

Gaba-Gabo

Waxaa Xusid Mudan in la sameeyey wax ala waxii lagu hagaajinlahaa Liista kama danbaysata ah ee Codbixiyayaasha yadoo la isticmaalayo Tajnoolajid tii ku haboonayd ee wax lagaga qaban karayey.

Waxaana Mahadleh dhamaan dadkii sida wanaagsan ee kartida leh uga howl galay sixitaanka Liiska kama danbaysta ah ee doorashooyinka.

Allaa Mahadleh

National Electoral Commission Page 4

National Electoral Commission Page 5