Qaybta 4Aad Australiyada Maanta

Total Page:16

File Type:pdf, Size:1020Kb

Qaybta 4Aad Australiyada Maanta Qaybta 4aad Australiyada maanta Australia waa dhulka adduunka dhul ahaan u da’ weyn. Waa wadanka lixaad oo ugu weyn adduunka. 38 Dhalashada Australia: Waxa isku-keen xira Australiyada maanta Boggagaan waxaad ka baran doontaa wixii ku saabsan waxa wadankaa ka dhigay mid gaara. Waxaad ogaan doontaa wax badan oo ku saabsan dhaqankeena, hal abuuradeena, iyo waxa lagu garto qarankeena. Adduunka maanta ah, Australia waa horay u socod xagga ganacsiga iyo kala gadashada waana muwaadin caalamai ah oo ixtiraaman. Waxaanu qiimaynaa waxay ku sameeyeen soogalootiga cusub wadankeena kororkiisa joogtada ah iyo cusboonaysiintiisa. Dhulka Australia waa mid gaara siyaallo badan. Todobada qaaradood oo adduunka, Australia waa wadanka keliya oo ay degan tahay hal umad ah. Waxaan leenahay dadka ugu yar tira ahaan oo adduunka, labadii qofba waxay degan yihiin laba kiilometer oo isku wareeg ah. Australia waa dhulka adduunka ugu da’ weyn. Waana wadanka lixaad oo ugu weyn adduunka. Waana wadanka ugu qalalan oo la degan yahay, sidaas darteed qaybaha intooda badan biyuhu waa shey aad muhiim u ah. Dhulka badankiis ciidiisu waa faqiir, boqolkiiba 6 ayaa ku haboon beeraha. Dhulka qalalan waxaa loogu yeeraa ‘outback’. Waxaa jira ixtiraam weyn oo dadkaas ku nool kana shaqeeya bay’adaas dhibta badan oo durugsan. Kuwa badan ayaa noqday kuway Australia ku faanto. Maadaama Australia tahay dhul sidaas u ballaaran, hawadu waa isbedeshaa qayba badan oo qaarada ka mid ah. Waxaa jira gobolo kulayle ah oo ku yaalla waqooyiga iyo lama degaan ku yaalla bartamaha. Dhinaca koonfurta, kulayluhu wuxuu iska bedeli karaa diraac qabow oo dhinaca buuralayda ah, iyo kulayle aad u daran oo xilliga kulaylaha ah. Marka lagu daro lixda dawlad goboleed iyo labada territori, Dawlada Australia waxay kaloo maamushaa, territori ahaan, Ashmore iyo Cartier Islands, Chrismas Island, Cocos (Keeling) Islands, Jervis Bay Territory, Coral Sea Islands, Heard Island iyo McDonald Island oo ku taal Australian Antarcic Territory iyo Norfolk Island. Qaybta 4aad – Australiyada maanta 39 Goobaha Hidaha Adduunka In ka badan 11 boqolkiiba qaaradayada waxaa ilaaliya dhul asali ah, xermo ama xirmo Qaran (national Park) oo loo maamulay in loo xafido sida waafaqsan mustawaha caalamiga ah. Todoba iyo toban goobood oo Australiyaana ayaa laga diiwaangeliyey Liiska Dhaxalka Adduunka Ururka Jimciyada Quruumaha ka dhexeeya ee Dhaqanka iyo Sayniska, iyo Waxbarashada (UNESCO). Goobaha raadka noolaha Australiyaanka ee Kayma-roobaadka Gondwana ee New South Xirmooyinka Qaranka Kakadu ee Waqooyiga South Australia iyo Queensland Wales iyo Queensland Northern Territori Fraser Island ee Xeebta Koonfuureed ee Great Barrier Reef ee Queensland Lord Howe Island ee Xeebta New South Queensland Wales Buuraha Great Blue Mountains ee Sydney Heard Island iyo McDonald Island ee Macquire Island oo South Tasmania Territoriga Cirifka Australia 40 Dhalashada Australia: Waxa isku-keen xira Xirmada Qaranka Purnululu ee Western Sydney Opera House Kulaylaha Qoyan ee Queensland Australia Royal Exhibition Building and Carlton Dhul-Duureedka Tasmania Willandra Lakes ee New South Wales Gardens in Melbourne Waxaan kugu dhiirigelinaynaa in xoojiso khibradaada adiga oo booqanaya kuwaan iyo meela kale oo la yaab leh bartilmaameedna ah. Waxaad ku socon kartaa xeebta, buuralayda ama dhul- roobaadka. Talaabo kasta oo aad qaado waa talaabo kugu dhowaynaysa dhul khayraadkaan ballaaran. Shark Bay ee Western Australia Xirmada Qaranka ee Uluru-Kata Tjuta ee ku taalla Northern Territori Qaybta 4aad – Australiyada maanta 41 Wadan ballaaran Dugsigii Hawada (The School of the Air) Ballaarka Australia waxay keentay hal-abuurnimo Ilaa 1950kii, carruurta ku nool meelaha cidlada iyo iqtiraax. ah waxay tagayeen dugsiga la seexdo ama ay ku dhamaysanayeen xiisadahooda boostada lagu soo diro. Waayadii hore, dadku meelaha durugsan joogaa waxay u safri jireen mararka qaarkood maalmo Adelaide Miethke, ku-xigaha madaxa Royal badan si ay u booqdaan dhakhtarka ugu dhow. Flying Doctor Service in South Australia, wuxuu Carruur badan oo baadiyaha joogta ayaa ku nool xaqiijiyey in Adeega Royal Flying Doctor Service meela fog si ay u tagaan dugsiga. uu sidoo kale ku caawimi karo carruurta guriga iyaga oo la hadlaya macalimiintooda. Adeega Qoysaska meelaha durugsan jooga way ku Alice Springs Service wuxuu bilaabay inuu sii daayo adkaataay inay u adkeysataan gooni joogaan laba xiisadood oo laba dhinac ah 1948. Dugsiga Xaruma badan oo lo’aad ayaa ku sugnaan kara hawada waxaa rasmi ahaan la asaasay dhowr sano kumaankun kiilomitir dhul ah. Carruurta iyo ka dib. Dugsiga Australia ee Hawada wuxuu kaloo dumarka ku nool halkaas waxaa laga yaabaa in caawimaa wadama kale oo badan si ay u samaystaan aanay cid kale arkin bila badan. Ma jirin telefoono barnaamijyo kuwaas la mid ah. dadkuna waxay dareemayeen go’doon siyaada ah iyo khatar ku noolaansho. Qaabkii hore ee lug-ku-wareejinta waxaa hadda bedelay qabtayaasha hirarka, laakiin Royal Flying Waxaa jiray dhibaatooyin ay dadka Australiyaanka Doctor Service ee Australia iyo School of the Air ahi ku xaliyeen hal abuurnimo iyo da’daal. waxay wadaan inay u khidmeeyaan una faaiideeyaan dadka degan goobaha durugsan ee bulshada. Raadiyaha la wareejinayo Sanadii 1929, Alfred Traegar, oo reer Adelaide ah, ayaa hindisay raadiyihii ugu horreeyey oo lug-ku- wareejin ku shaqeeya. Isticmaalayshu waxay ku wada hadli jireen raadiye iyaga oo lugtooda ku wareejinaya. Guri jooga kelida ah, maxadooyinka durugsan ee diimeed iyo bulshooyinka Aborijiniska ayaa dhamaan ka faaiidaystay aqoontaas cusub. Dumarkii go’doonsanaa ayaa hadda saaxiib noqday oo hawada ka wada xiriiray. Raadiyaha wareejinta ku shaqeeyaa wuxuu caawimay asaasida laba hayd’adood oo Australiyaan ah kuwaas oo kala ah Royal Flying Doctor Service iyo School of the Air. Adeega Royal Flying Doctor Service Reverand John Flynn wuxuu ku noolaa lana shaqeeyey dadka ku nool meelaha durugsan. Aragtidiisu waxay ahayd in sida ugu dhaqsaha badan dhakhtar loogu geeyo dadka degan meelaha durugsan iyada oo diyaarad loogu keenayo. Wuxuu ka helay kaalmo dawlada, Qantas iyo deeqo la baxsan karo. Adeega Royal flying Doctor Service wuxuu bilawday 1928 laakiin weli waxaa jiray dad Carruur wax ka baranaysa Dugsiyada Hawada ee New South Wales aan u yeeli karin adeeg. Soosaaristii raadiyaha lug-ku-wareejinta ku shaqeeya wuxuu xaqiijiyey in dadka meelaha durugsan degani si degdeg ah ku heli karaan dhakhtar sida ugu dhaqsaha badan. 42 Dhalashada Australia: Waxa isku-keen xira Aqoonsiga Australia Aqoonsiga Australia waxaa qaabeeyey hidaheena gaarka ah, dhaqankeena iyo hab nololeedka dadkeena. Cayaaraha iyo Madadaalada Australiyaan badan waxay jecel yihiin cayaaro kuwa badanina waxay gaareen natiijooyin aad u wanaagsan heerka caalamiga ah. Aad ayaan ugu faraxsanahay sumcadeena ummadeed ‘cayaar fiican ahaan’. Cayaar yahanada Australiyaanka ah, rag iyo dumarba, waa loo riyaaqay inay wakiil ka yihiin qiyamka shaqo adayga, isku duubnida iyo cayaar wanaaga. Taariikhdeena, cayaartu way saamaysay waana midaysa dadka dhamaantiis. Laga soo bilaabo degidii ugu horraysay, cayaartu waxay ahayd looga cararo xaqiiqada nolosha qalafsan. Xataa xilligii dagaalka, xubnaha xooga dalka Australia waxay isku duba rideen tartan si ay u caawinto ka soo kabsashada cadaadiska goobta dagaalka. Cayaaruhu waxay kaloo bixiyaan aragti siman taas oo cayaaryahanada iyo daawadayaashu labaduba ay dareemeen isku aragti iyo inay qayb ka yihiin waxyaallo muhiim u ah mujtamaca Australia. Dad badan oo Australiyaana ayaa ka qaybgala cayaaraha kooxeed. Cricket-ka, kubbada kolayga, kubada shabaqa, Ian Thorpe, ayaa shan jeer ku guulaystay bilada dahabka ee tartanka hokiga iyo kubada fuutiga Australiayaanka ayaa ka mid Olympiga ah kuwa loogu jecel yahay. Dabaasha, teniska, cayaaraha fudfudud, goolafka iyo baaskiilka ayaa ah xarakaadyada madadaalada ee loogu jecel yahay. Xarakaadyada kale ee jireed oo loogu jecel yahay waxaa ku jira ku socodka kaymaha, bad-loox-kula socodka iyo baraf-loox kula socodka. Australia waxay kaloo cayaartaa oo jeceshahay inay daawato cayaaraha kubbada cagta, rugby league, rugby union iyo kubbada fuutiga Australiyaanka. Fuutiga waa cayaar gaar u ah Australia. Australia waxay si gaara ugu faraxsan tahay guusheeda caalamiga ah cayaaraha cricket-ka. Australiayaanka iyo kooxaha Ingiriiska ee cricketka waxa ka dhexeeyey tartan aad u daran ilaa qarnigii 19aad. Melbourne Cup (Koobka Melbourne), ‘tartanka joojiya ummada’, ayaa ah midka ugu qanisan uguna loolan badan tartanada fardaha caalamka. Koobkii ugu horreyey ee Melbourne waxaa la qabtay 1861. Talaadada ugu horraysay bisha Nufeembar, oo ah Melbourne Cup, waxaa laga dhigay maalin fasax Fiktooriya ilaa 1877. Xubin ka mid ah Kooxda Fuutiga Qaranka Dumarka ee Australia Qaybta 4aad – Australiyada maanta 43 Sir Donald Bradman (1908 – 2001) Sir Donald Bradman ayaa ah batsman-kii ugu fiicnaa criket-ka waana cayaar yahan Australiyaana oo taariikhi ah. Wuxuu ku koray Bowral, New South Wales, Donald Bradman wuxuu cayaaray cayaartiisii ugu horaysay ee kooxda Australiyaanka sanadii 1928. Wuxuu ahaa nin tabar yar laakiin aad u fudud una degdega. Socdaalkiisii ugu horrayey ee Ingiriiska 1930, wuxuu jebiyey rikooradii ka oolaa ku-dhifashada (batting). Markuu jiray 21 sano, wuxuu ahaa nin aad loo jecel yahay. Bradman cayaartiisii ugu dambaysay ee 1948, kooxdiisii waxaa loogu magacdaray ‘The Invincibles’ markii ay guulaysteen cayaar kasta oo ay la cayaareen Ingiriiska. Sir Donald Bradman, oo loo yaqaan ‘The Don’ waxaa loo aqoonsaday batsmaankii ugu fiicnaa adduunka. Garaacidiisu isku-celcelis ahaan waxay ahayd
Recommended publications
  • Not the West Page 1 of 10
    Not The West Page 1 of 10 BlogThis! Not The West Perth, Western Australia; a one newspaper town. Tuesday, January 25, 2005 She's successful, she has a great career, she reads Not The West Evelyn is a physiotherapist in a sports injury centre and reads Not The West every day. "I have just come back from working in London for three years and I can remember what Not The West was like when I left. Boy, what a non-event. It looks more like an international newspaper now, though without any international content. Reminds me of The Guardian. They are both printed on paper. I suppose Not The West is intellectually a bit more upmarket than it used to be (page three is particularly challenging and I just love the Today section) but it is easy to read (not too many big words) and relaxing (doesn't make you think). I've noticed a more positive news presentation, (take the editorials for example) the reporting is more authoritative (they NEVER seem to admit they don't know; I just LOVE authority) and there is not as much 'fence sitting' these days. It used to be so conservative! I have never thought of Not The West like this before but I don't know, this strange feeling has come over me. It's 30 minutes of the day I always look forward to, in fact it's become the most important 30 minutes of my day. Who needs exercise? By the way, you should see their fantastic web site!" It's Your World, Your State, Your Newspaper.
    [Show full text]
  • Hutchison, David Eric, 1927-2018
    HUTCHISON, DAVID ERIC, 1927-2018 1945-1949 Engineering studies at University of Western Australia (UWA) 1950 Commenced Arts degree at UWA 1951 Graduated, Bachelor of Engineering Acting Water Supply Engineer, WA Government Railways 1952-1953 Worked in London, UK 1953-1967 Christ Church Grammar School, Claremont 1963 Australian Industries Development Association Science Education Award for services to science education 1968 Lecturer, tutor at UWA 1970-1985 Inaugural Curator of History, Western Australian Museum 1982 Seconded to Department of Home Affairs 1985 Seconded to Department of Science and Technology, prepared brief for SCITECH (1985) Retired, December 1985 1986 Elected Honorary Fellow of the Museums Association of Australia Appointed Honorary Associate of the Western Australian Museum Post-retirement Established consultancy in historical research and museology – various studies and committees, Australia and overseas Source: Curriculum vitae, David Eric Hutchison. ACC 8878A/2.6 PRIVATE ARCHIVES MANUSCRIPT NOTE (MN 1397; ACC 2031A, 4395A, 8877A-8887A, 9814A) SUMMARY OF CLASSES Correspondence Publications Manuscripts Reports Photographs Research notes Part restricted: “Scholars may negotiate access to embargoed papers with David Hutchison’s heirs”. Acc. No. DESCRIPTION ACC 2031A. 3 volumes. Donated September 1971 2031A/1 1971 Report on field trip to the Durba Hills, Canning Stock Route. Organised and led by WH Butler, party members: J. Walter, W. Dix, D. Hutchison, L. Wende, GC Shaw, D. Hancock, A. Taylor. 13 pages, typescript 2031A/2 1971 Lake Disappointment-Durba Range trip: some historical background. 6 pages. One thermal (faxed) copy, one photocopy 2031A/3 7-21 August 1971 Report on an expedition to the Durba Range. Canning Stock Route, WA.
    [Show full text]
  • Australian Journal of Emergency Management
    Department of Home Affairs Australian Journal of Emergency Management VOLUME 36 NO. 1 JANUARY 2021 ISSN: 1324 1540 NEWS AND VIEWS REPORTS RESEARCH Forcasting and Using community voice Forecasting the impacts warnings to build a new national of severe weather warnings system Pages 11 – 21 Page 50 Page 76 SUPPORTING A DISASTER RESILIENT AUSTRALIA Changes to forcasting and warnings systems improve risk reduction About the journal Circulation The Australian Journal of Emergency Management is Australia’s Approximate circulation (print and electronic): 5500. premier journal in emergency management. Its format and content are developed with reference to peak emergency management Copyright organisations and the emergency management sectors—nationally and internationally. The journal focuses on both the academic Articles in the Australian Journal of Emergency Management are and practitioner reader. Its aim is to strengthen capabilities in the provided under a Creative Commons Attribution Non Commercial sector by documenting, growing and disseminating an emergency (CC BY-NC 4.0) licence that allows reuse subject only to the use management body of knowledge. The journal strongly supports being non-commercial and to the article being fully attributed the role of the Australian Institute for Disaster Resilience as a (creativecommons.org/licenses/by-nc/4.0). national centre of excellence for knowledge and skills development © Australian Institute for Disaster Resilience 2021. in the emergency management sector. Papers are published in Permissions information for use of AJEM content all areas of emergency management. The journal encourages can be found at http://knowledge.aidr.org.au/ajem empirical reports but may include specialised theoretical, methodological, case study and review papers and opinion pieces.
    [Show full text]
  • An Australian Mirage
    An Australian Mirage Author Hoyte, Catherine Published 2004 Thesis Type Thesis (PhD Doctorate) School School of Arts, Media and Culture DOI https://doi.org/10.25904/1912/1870 Copyright Statement The author owns the copyright in this thesis, unless stated otherwise. Downloaded from http://hdl.handle.net/10072/367545 Griffith Research Online https://research-repository.griffith.edu.au AN AUSTRALIAN MIRAGE by Catherine Ann Hoyte BA(Hons.) This thesis is submitted in fulfilment of the requirements of the degree of Doctor of Philosophy. Griffith University Faculty of Arts School of Arts, Media and Culture August 2003 Statement of Authorship This work has never been previously submitted for a degree or diploma in any university. To the best of my knowledge and belief, this dissertation contains no material previously published or written by another person except where due reference is made in the dissertation itself. Abstract This thesis contains a detailed academic analysis of the complete rise and fall of Christopher Skase and his Qintex group mirage. It uses David Harvey’s ‘Condition of Postmodernity’ to locate the collapse within the Australian political economic context of the period (1974-1989). It does so in order to answer questions about why and how the mirage developed, why and how it failed, and why Skase became the scapegoat for the Australian corporate excesses of the 1980s. I take a multi-disciplinary approach and consider corporate collapse, corporate regulation and the role of accounting, and corporate deviance. Acknowledgments I am very grateful to my principal supervisor, Dr Anthony B. van Fossen, for his inspiration, advice, direction, guidance, and unfailing encouragement throughout the course of this study; and for suggesting Qintex as a case study.
    [Show full text]
  • Darwin 5 • New Accessions – Alice Springs 6 • Spotlight on
    June 2005 No.29 ISSN 1039 - 5180 From the Director NT History Grants Welcome to Records Territory. In this edition we bring news of The Northern Territory History Grants for 2005 were advertised in lots of archives collecting activity and snapshots of the range of The Australian and local Northern Territory newspapers in mid- archives in our collections including a spotlight on Cyclone Tracy March this year. The grants scheme provides an annual series of following its 30th anniversary last December. Over the past few fi nancial grants to encourage and support the work of researchers months the NT Archives Service has been busily supporting who are recording and writing about Northern Territory history. research projects through both our public search room and the The closing date for applications was May 06 2005. NT History Grants program. Details of successful History Grant recipients for 2004 can be On the Government Recordkeeping front, we have passed found on page 10. the fi rst milestone of monitoring agency compliance with the We congratulate the following History Grants recipients for Information Act and have survived the fi rst full year of managing completion of their research projects for which they received part our responsibilities under the Act. Other initiatives have or total assistance from the N T History Grants Program. included the establishment of a records retention and disposal review committee and continued coordination of an upgrade of Robert Gosford – Annotated Chronological Bibliography – Northern the government’s records management system TRIM. Territory Ethnobiology 1874 to 2004 John Dargavel – Persistance and transition on the Wangites-Wagait We are currently celebrating the long awaited implementation reserves, 1892-1976 ( Journal of Northern Territory History Issue No of the archives management system, although there is a long 15, 2004, pp 5 – 19) journey ahead to load all of the relevant information to assist us and our researchers.
    [Show full text]
  • Recipients of Honoris Causa Degrees and of Scholarships and Awards 1999
    Recipients of Honoris Causa Degrees and of Scholarships and Awards 1999 Contents HONORIS CAUSA DEGREES OF THE UNIVERSITY OF MELBOURNE- Members of the Royal Family 1 Other Distinguished Graduates 1-9 SCHOLARSHIPS AND AWARDS- The Royal Commission of the Exhibition of 1851 Science Research Scholarships 1891-1988 10 Rhodes Scholars elected for Victoria 1904- 11 Royal Society's Rutherford Scholarship Holders 1952- 11 Aitchison Travelling Scholarship (from 1950 Aitchison-Myer) Holders 1927- 12 Sir Arthur Sims Travelling Scholarship Holders 1951- 12 Rae and Edith Bennett Travelling Scholarship Holders 1979- 13 Stella Mary Langford Scholarship Holders 1979- 13 University of Melbourne Travelling Scholarships Holders 1941-1983 14 Sir William Upjohn Medal 15 University of Melbourne Silver Medals 1966-1985 15 University of Melbourne Medals (new series) 1987 - Silver 16 Gold 16 31/12/99 RECIPIENTS OF HONORIS CAUSA DEGREES AND OF SCHOLARSHIPS AND AWARDS Honoris Causa Degrees of the University of Melbourne (Where recipients have degrees from other universities this is indicated in brackets after their names.) MEMBERS OF THE ROYAL FAMILY 1868 His Royal Highness Prince Alfred Ernest Albert, Duke of Edinburgh (Edinburgh) LLD 1901 His Royal Highness Prince George Frederick Ernest Albert, Duke of York (afterwards King George V) (Cambridge) LLD 1920 His Royal Highness Edward Albert Christian George Andrew Patrick David, Prince of Wales (afterwards King Edward VIII) (Oxford) LLD 1927 His Royal Highness Prince Albert Frederick Arthur George,
    [Show full text]
  • Handbook, 1957
    THE UNIVERSITY OF MELBOURNE FACULTY OF MUSIC HANDBOOK, 1957 MELBOURNE UNIVERSITY PRESS Page numbers are not in sequence. This is how they appear in the publication UNIVERSITY OF MELBOURNE CONSERVATORIUM OF MUSIC Established 1894 t. Director—T ORMOND Рковнssок 0F Music, SIR BERNARD HEINZE, К В LL.D.нк (British Columbia), Mus. Doc. (W.A.), M.A., F.R.C.M., Degré Supérieur, Schola Cantorum, Paris. Vice-Director—REVEREND PERCY JONES, Ph.D., Mus.Doc. Registrar of the University—F. H. JOHNSTON, B.A., B.Com., L.C.A., J.P. Secretary—IAN PAULL FIDDIAN, Barrister and Solicitor. THE ORMOND CHAIR OF MUSIC AND THE CONSERVATORIUM The Chair of Music was founded in the University of Melbourne by the generous endowment (f20,000) of the late Mr. Francis Ormond in 1891. Three years later, in 1894, the Conservatorium was established. THE BUILDING The present building consists of twenty teaching rooms, a finе lecture hall, concert hall (known as Melba Hall), Director's room, administrative offices, library, social room and staff and students' rooms. AIM OF THE CONSERVATORIUM The chief aim of the Conservatorium is co provide a general course of musical education, while provision is also made for specialization in any particular subject. In the absence, on leave, of Mr. Henri Touzeau, Mr. Keith Humble has directed the orchestra. A programme was provided for the National Council of Women at the Melbourne Town Hall, and by the end of the year three concerts will have been given in Melba Hall. At two of these concerts a number of students will have had an opportunity to appear as soloists with the orchestra.
    [Show full text]
  • Picture As Pdf Download
    MJA Centenary — History of Australian Medicine A history of health and medical research in Australia Timothy Dyke ealth and medical research has signifi cantly con- BVSc, PhD, MBA Summary Executive Director, tributed to improvements in human health and Health and medical research has played an important Strategic Policy Group H wellbeing throughout the world, and Australia has role in improving the life of Australians since before Warwick P Anderson played its part. As a result of this research, Australians have the 20th century, with many Australian researchers PhD benefi ted by remaining healthier for longer through better contributing to important advances both locally and Chief Executive Officer internationally. treatments and improved health care, and from contribu- National Health and Medical tions to national wealth through the development of in- The establishment of the National Health and Medical Research Council, Research Council (NHMRC) to support research and Canberra, ACT. novative industries. Despite the signifi cant role of research to work to achieve the benefi ts of research for the timothy.dyke@ in Australia, there have been few specifi c compilations on community was signifi cant. nhmrc.gov.au the Australian history of health and medical research. This The NHMRC has also provided guidance in research and article is a brief overview of Australian health and medical health ethics. doi: 10.5694/mja14.00347 research, with the role of the National Health and Medical Australian research has broadened to include basic Research Council (NHMRC) as a main focus. biomedical science, clinical medicine and science, public health and health services. The early years In October 2002, the NHMRC adopted Indigenous health research as a strategic priority.
    [Show full text]
  • The Iconography of Arthur Boyd Lecturer: Kendrah Morgan 29/30 August 2018
    Art Appreciation Lecture Series 2018 The Hidden Language of Art: Symbol and Allusion. Lecture title: The Iconography of Arthur Boyd Lecturer: Kendrah Morgan 29/30 August 2018 Lecture summary: Acclaimed artist Arthur Boyd (1920–1999) was a master in a range of media but most widely recognised for the extraordinary allegorical paintings that he produced in series across the course of his long career. This lecture focuses on how Boyd developed his distinctive and deeply personal symbolic language, exploring the evolution and meaning of specific motifs and how he applied and extended these in key sequences of paintings to create images of universal and lasting relevance. While Boyd’s work is stylistically diverse, his iconography is remarkably consistent, allowing us to identify what inspired and drove him, and made him one of the most important Australian artists of the twentieth century. Slide list: Joshua Reynolds, 1. (Title image) Arthur Boyd, Wedding Group 1957-8, oil and tempera on composition board, 130 x 160 cm, private collection, Melbourne. 2. (Clockwise from left) Arthur Boyd, Self Portrait in Red Shirt 1937, oil on canvas on cardboard, 51.5 x 45.4 cm, National Gallery of Australia, Canberra, The Arthur Boyd Gift 1975; Merric Boyd with Arthur and Lucy at Open Country, Murrumbeena (detail) c.1922, photographer unknown, Bundanon Trust Archive, NSW; Doris Boyd with her children 1929, photographer unknown, Bundanon Trust Archive, NSW. 3. (Left) Arthur Boyd, Untitled Landscape c.1934, 75.5 x 65.5 cm, Heide Museum of Modern Art, Melbourne, gift of Dr John Green 2017; (Right)Albert Tucker, Arthur Boyd in his studio c.1945, gelatin silver photograph, 40.6 x 30.6 cm, Heide Museum of Modern Art, Melbourne, gift of Barbara Tucker 2001.
    [Show full text]
  • Fred Hollows Fact Sheet
    “ I believe that the basic attribute of mankind is to look after each other” Professor Fred Hollows Photo: Michael Amendolia Professor Fred Hollows Who was Fred Hollows? Fred Hollows was an eye doctor who spent his life helping those who couldn’t afford, or access, basic eye care. He worked really hard to end avoidable blindness and improve the health of Indigenous Australians. In the late 1960s and 1970s Fred was shocked to discover that Aboriginal Australians were suffering from some of the worst eye diseases he had ever seen. So he decided to do something about it. He What is an eye doctor? travelled with a team of 80 doctors to 465 remote communities, helping more than 60,000 Indigenous people and giving away over An eye doctor, also called an 10,000 pair of glasses. This was just the beginning of Fred’s long Ophthalmologist, is a campaign to improve health services for Aboriginal people. medical doctor who In the 1980s and 90s, Fred discovered that millions of people in poor specialises in the diagnosis communities around the world were also going blind because of eye and treatment of diseases of disease. Most of them were suffering from cataract blindness, an eye the eye. Eye doctors are disease that causes the lens of the eye to become cloudy and fuzzy. trained to provide a full Luckily, cataract blindness is easy to fix. Eye doctors just take out the range of eye care, old cloudy lens and replace it with a new plastic one, allowing people everything from prescribing to see again.
    [Show full text]
  • 1. Gina Rinehart 2. Anthony Pratt & Family • 3. Harry Triguboff
    1. Gina Rinehart $14.02billion from Resources Chairman – Hancock Prospecting Residence: Perth Wealth last year: $20.01b Rank last year: 1 A plunging iron ore price has made a big dent in Gina Rinehart’s wealth. But so vast are her mining assets that Rinehart, chairman of Hancock Prospecting, maintains her position as Australia’s richest person in 2015. Work is continuing on her $10billion Roy Hill project in Western Australia, although it has been hit by doubts over its short-term viability given falling commodity prices and safety issues. Rinehart is pressing ahead and expects the first shipment late in 2015. Most of her wealth comes from huge royalty cheques from Rio Tinto, which mines vast swaths of tenements pegged by Rinehart’s late father, Lang Hancock, in the 1950s and 1960s. Rinehart's wealth has been subject to a long running family dispute with a court ruling in May that eldest daughter Bianca should become head of the $5b family trust. 2. Anthony Pratt & Family $10.76billion from manufacturing and investment Executive Chairman – Visy Residence: Melbourne Wealth last year: $7.6billion Rank last year: 2 Anthony Pratt’s bet on a recovering United States economy is paying off. The value of his US-based Pratt Industries has surged this year thanks to an improving manufacturing sector and a lower Australian dollar. Pratt is also executive chairman of box maker and recycling business Visy, based in Melbourne. Visy is Australia’s largest private company by revenue and the biggest Australian-owned employer in the US. Pratt inherited the Visy leadership from his late father Richard in 2009, though the firm’s ownership is shared with sisters Heloise Waislitz and Fiona Geminder.
    [Show full text]
  • Hope for the Future for I Know the Plans I Have for You,” Declares the Lord, “Plans to Prosper You and Not to Harm You, Plans to Give You Hope and a Future
    ISSUE 3 {2017} BRINGING THE LIGHT OF CHRIST INTO COMMUNITIES Hope for the future For I know the plans I have for you,” declares the Lord, “plans to prosper you and not to harm you, plans to give you hope and a future Jeremiah 29:11 Lifting their voices What it’s like in their world Our first Children and Youth A new product enables participants Advocate will be responsible to experience the physical and for giving children and young mental challenges faced by people people a greater voice. living with dementia. networking ׀ 1 When Jesus spoke again to the people, he said, I am the light of the world. Contents Whoever follows me will never walk in darkness, but will have the light of life. John 8:12 (NIV) 18 9 20 30 8 15 24 39 From the Editor 4 Zillmere celebrates 135 years 16 Research paves way for better care 30 networking Churches of Christ in Queensland Chief Executive Officer update 5 Kenmore Campus - ready for the future 17 Annual Centrifuge conference round up 31 41 Brookfield Road Kenmore Qld 4069 PO Box 508 Kenmore Qld 4069 Spiritual Mentoring: Companioning Souls 7 Hope for future managers 19 After the beginnings 32 07 3327 1600 [email protected] Church of the Outback 8 Celebrating the first Australians 20 Gidgee’s enterprising ways 33 networking contains a variety of news and stories from Donations continue life of mission 9 Young, vulnerable and marginalised 22 People and Events 34 across Churches of Christ in Queensland. Articles and photos can be submitted to [email protected].
    [Show full text]