Tilmaamaha uu Raacayo Bukaanka Isbitaalka baxaya ee ay ku xiran yihiin External Fixator (biro lafaha isu qabta oo banaanka soo baxsan) Discharge Instructions for the Patient With an External Fixator | Somali 200 University Ave. St. Paul, MN 55101 waxbarashada bukaanka 651-291-2848 DIS020- 800-719-4040 (telefoon bilaa lacag ah) www.gillettechildrens.org Dhaqdhaqaaqa Haddii aad ka shakido am aka dareento Ila soo xidhiidh Marka laga reebo hadii lagu faro in aadan hurgun/infakshan in uu abuurmay, uu wax qaadin maahee, waad qaadi kartaa kordhi inta goor ee aad nadiifiso boogta ’aalo Degdeg ah kabayga meesha hurguntay/infakshantey Ama cabashooyin culays aad u dulqaadan kartid adiga oo qalab Telefoonka caafimaad ku kaalmeeya gargaarsanaya (ull lagu tukubo kana dhig maalin walba, ½ biyo cusba leh ee Kalkaalinta oo garbaha la gashado/kan 4ta lugood leh ee oo caadi ah iyo ½ haydarogen (hydrogen) 651-229-3890 peroxide iyo boomaatada Bactroban. Haddii gacmaha lagu qabsado). Inta uu kugu xiran Su’aalo Kale yahay biraha isku haya lafaha ee banaanka calaamadaha hurgunku/infakshanka ayyan Oo ku saabsan u soo baxsan (Fixator) ka fagow ciyaaraha la ka rayn ka dib markii aad maalin iyo labo ku Daryeelkaaga isku dhici karo iyo orodka. waday nadaafintii dheeraadka ahayd, bilow Rugta bukaanka St. Paul: antibiyootik (isbitaalka ayaa lagaa siinayaa Khadka Wicitaanka Cuntada la cunayo Kalkaalisada warqad ay ku qoran tahay daawadu oo aad 651-578-5000 Cun cunto ay ku badan tahay maadada guriga la aado) kana wac rugta caafimaadka Bukaanada jooga Goobaha kalshiyum, fosfaros kuna ku yar yahay. (651) 229-3890. Isla markaana waa inaad Kale: Tusaale ahaan cuntooyinka kaalshiyamku waddaa nadiifinta qodobka oo meesha Kala xidhiidh lambarka boogta kabayga lafaha iskuhaya. Kooxdaada daryeel ku badan yahay waxaa ka mid ah caanaha, yoogorta, khudaarta mugdiga cagaaran ah. caafimaad Gillette. Tilmaamaha aad raacayso si aad Multi-vitamiin uu ku jiro kaalshiyam in Ballamo isbuunyo ugu nadiifiso biraha isku 651-290-8707 aad qaadato ayaa lagugu dhiiri gelinayaa. haya lafaha ee banaanka u soo Ka fagow cuntooyinka ay ku badantahay baxsan fosfaros sida kola, soodada mugdiga ah, beets (geed baradhada oo kele xididada ka 1. Ku dhaq saabuun baktiiriya disha dhala), hilib lo’aad iyo cabitaanka Tang. (antibacterial) ah 2. Dib ayaa u isticmaali kartaa isbuunyada Nadiifinta boogta kabayga lafaha marka aad biyo ku karkariso kadib. isku haya (Pin care) Isticmaal digsi/dhari aadan cunto u Waa in aad boogta kabayga lafaha isticmaali doonin mar danbe. iskuhaya aad u nadiifisaa sidii lagu faray, 3. Biraha isku haya lafaha ee banaanka u soo adiga oo isticmaalaya biyo cusba leh ugu baxsanhawada ku qalaji yaraan todobaadkiiba hal mar. Maalin kasta kormeer boogta kabayga. Haddii Tilmaamaha Wareejinta aad qubaysato, waa in markasta oo aad Haddii aad tahay qof addin loo dheeraynaayo qubaysatid ka dib boogta kabayga la ama la toosinaayo, biraha wax kala haya nadiifiyo. (struts) ku wareeji gacmaha ama boolasha ku Buugaag, DVD- iyo Ka fiiri kabayga/meesha faashaddu ku wareeji kiyaawe/baanad sidi lagu faray. Waa kabadan xirantahay hoostooda calaamado hurgun/ in aad wareejisaa boolasha biraha isku haya Raadi qalabka ku saabsan infakshan sida: lafaha ee banaanka u soo baxsan maalin Naafada, xaaladaha caafimaad • Guduud walba isku sacaad/wakhti in si ku haboon Iyo taageerada daryeel bixiyaha. • Dhacaan laftu ugu samaysanto. Waxaana laga yaabaa in birahaaga isku haya lafaha ee banaanka u Khayraadada caafimaad iyo • Barar iyo/ama qandho Waxbarasho soo baxsan uu ku rakiban yahay qalab isagu dhismaha jaamacadda St. Paul, ee is dheeraynaaya. u dhaw dabaqa afaraad skyway Socda bogga xiga 651-229-3938 [email protected] Macluumaadkan waxa loo isticmaalayaa ujeeddooyin waxbarasho oo kaliya. Looguma talogalin in lagu beddelo talada bixiyayaashaada daryeel caafimaad. Haddii aad qabto wax su’aalo ah, la hadal dhakhtarkaaga ama ciddii kale ee kooxda daryeelka caafimaadkaaga. 2/14/14 Jadwalka aad Wax Ku Wareejinayso Wareeji biraha wax kala haya (Turn struts) ______.

Dhakhsaha uu isku bedelaayo qalabka isagu is dheeraynaaya (Automator rate):

1 ______2 ______3 ______

U wareeji jihada falaarta, ______saacba ama (every __ hours) ______goorba maalinti marka ay tahay (number of times per day) _____, ______, ______, iyo ______, (specific times) ama tixraac tilmaamaha wareejinta gaarka ah ee dhakhtar kaagu ku siiyay.

Gillette Triage Nurse (kalkaaliyeyaasha caafimaadka ee kala haga/saara xaaladaha caafimaadka bukaanka ee Gillette) ka wac 651-229-3890 haddii waxyaabahan soo socdaa dhacaan:

• Qandha ka saraysa 101.5 darajo • Dhuunta oo ku cun-cunta • Xanuun daran

Macluumaadkan waxa loo isticmaalayaa ujeeddooyin waxbarasho oo kaliya. Looguma talogalin in lagu beddelo talada bixiyayaashaada daryeel caafimaad. Haddii aad qabto wax su’aalo ah, la hadal dhakhtarkaaga ama ciddii kale ee kooxda daryeelka caafimaadkaaga.

Tilmaamaha uu Raacayo Bukaanka Isbitaalka ka baxaya ee ay ku xiran yihiin 2/14/14 External Fixator (biro lafaha isu qabta oo banaanka u soo baxsan) DIS020-SO BOG 2