Beelaha Laga Tirada Badan Yahay Soomaaliya Ee La Illaawey Qoraaga Martin Hill Inan Bantu Ah Ee Joogto Gudaha Gurigeeda, Mudug, Puntland

Beelaha Laga Tirada Badan Yahay Soomaaliya Ee La Illaawey Qoraaga Martin Hill Inan Bantu Ah Ee Joogto Gudaha Gurigeeda, Mudug, Puntland

report Daawo La’aanta: Beelaha laga tirada Badan yahay Soomaaliya ee La Illaawey Qoraaga Martin Hill Inan Bantu ah ee joogto gudaha gurigeeda, Mudug, Puntland. Petterik Wiggers/Panos Mahadcelin Ururka MRG waxuu ka mahadcelinayaa wadashaqaynta iyo Warbixintan waxay qayb ka tahay mashruuc MRG oo lagu xiisaynta laga helay ururro iyo shakhsiyaad tiro badan oo rabo in lagu sugo nabadgalyada beelah laga tirade badan caalami ama Soomaali ah iyaga oo lagala tashaday yahay ee nuglan ee Soomaaliya iyo in lagu abaabulo warbixintan ama loo waraystay, iyo gaar ahaan ururrada xorriyaddooda aasaasiga ah, kaasoo ay maalgeliyeen beelaha laga tirada badan yahay ee Soomaaliyeed iyo dadkii la Midowga Yurub (European Union) oo adeegsanaya waraystay ee ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay. Nidaamka Yurub ee Dimoqraadiyadda iyo Xuquuqda Insaanka (European Instrument for Democracy and Human Tafatiraha Xilsaaran iyo Isuduwaha Mashruuca Rights), iyo hay’adda Caawimaadda ee Ayrland (Irish Aid). (Commissioning Editor and Project Coordinator): Marusca Ujeeddada mashruucu waxay tahay in la kordhiyo kartida Perazzi. Tafatiraha Warbixinta (Report Editor): Helen Kinsella. dabagalka iyo qareenimada ee ururrada mujtamaca raydka Isuduwaha Soosaarka (Production coordinator): Kristen ah iyo dadka u halgama xuquuqda insaanka ee Soomaaliya Harrison. (Typesetting): Kavita Graphics. kuwaasoo iyagu beelaha laga tirada badan yahay u dooda, iyo in la abaabulo ka qaybgalkooda dadweynaha haddii ay Qoraaga tahay heerka xaafadeed, qaran iyo caalamkaba. Qoraallada Martin Hill waa lataliye madaxbannaan. Waxuu haystaa ku jira warbixintan waxaa ka masuul shahaadada ugu sarraysa jaamacadda ee PhD oo uu u ah oo keliya MRG, oo marna looma haysto Cilmiga barashada Dadka iyo dhaqamadooda (Social arki karo in ay ka turjumayaan Anthropology) iyadoo uu ka helay jaamacadda dhaqaalaha fikradda Midowga Yurub ama ee London School of Economics. Hay’adda xuquuqda hay’adda Irish Aid. insaanka ee Amnesty International ayuu u ahaa Cilmibaaraha Geeska Afrika (Researcher on the Horn of Africa) laga Ururka dalka gudihiisa ka matalaya MRG ama wada bilaabo 1976kii ilaa 2008dii, waxuuna dhowr sanadood shaqeeyaan waa Dalada Gargaarka iyo xuquuqda dadka Xubin Guurto ah (Visiting Fellow) ka ahaa Machadka laga tirada badan yahay ee SOMRAF (Somali Minority Rights Cilmibaarista Barwaaqosooranka (Institute of Commonwealth and Aid Forum) (SOMRAF), kaasoo ah urur aanan macaash Studies), jaamacadda University of London. ku shaqaynin oo u dadaala xuquuqda insaanka, caawimaadda iyo horumarka Soomaaliyeed isagoo saldhiggiisu yahay Nairobi xarumana ku leh Soomaaliya, Soomaaliland, Jabuuti iyo Itoobiya. Minority Rights Group International Minority Rights Group International (MRG) is a Hawsha soo ururinta macluumaadka loo adeegsaday nongovernmental organization (NGO) working to secure the warbixinta waxaa qabtay laba xirfadleyaal cilmibaaris oo rights of ethnic, religious and linguistic minorities and Soomaali ah oo iyagu jooga Nairobi, Kenya – Ahmed Osman indigenous peoples worldwide, and to promote cooperation Ibrahim (cilmibaaraha sare), oo agaasime hore ugu ahaa and understanding between communities. Our activities are barnaamijka Soomaaliya ay ka waddo hay’adda focused on international advocacy, training, publishing and caawimaadda ee ActionAid, iyo Mariam Yassin Hagi Yussuf- outreach. We are guided by the needs expressed by our Jirde, Agaasimaha Guud (Executive Director) ee ururka worldwide partner network of organizations, which represent aanan dawli ahayn (NGO) ee Soomaaliyeed ee la yiraahdo minority and indigenous peoples. IIDA Ururka Horumarinta Haweenka (Women’s Development Organization) (cilmibaarto). Ururka MRG waxuu aqoonsan MRG works with over 150 organizations in nearly 50 yahay gargaarka daruuriga ah ee ay iyagu warbixintan ka countries. Our governing Council, which meets twice a year, dhiibteen. Waxaa weliba loo mahadcelinayaa Murtaza Shaikh has members from 10 different countries. MRG has Sarkaalka Sharciyeed iyo Siyaasiyeed (Legal and Political consultative status with the United Nations Economic and Officer) ee Hindisaha Ka hortagga Colaadda ee loo Social Council (ECOSOC), and observer status with the adeegsado Diblomaasiyadda Dahsoon (Initiative on Conflict African Commission on Human and Peoples’ Rights Prevention through Quiet Diplomacy) (ICPQD) ee (ACHPR). MRG is registered as a charity and a company jaamacadda University of Essex. limited by guarantee under English law. Registered charity no. 282305, limited company no. 1544957. © Minority Rights Group International 2010 All rights reserved Material from this publication may be reproduced for teaching or for other non-commercial purposes. No part of it may be reproduced in any form for commercial purposes without the prior express permission of the copyright holders. For further information please contact MRG. A CIP catalogue record of this publication is available from the British Library. ISBN 978 1 907919 01 5. Published October 2010. Printed in the UK on recycled paper. Daawo La’aanta: Beelaha laga tirada Badan yahay Soomaaliya ee La Illaawey is published by MRG as a contribution to public understanding of the issue which forms its subject. The text and views of the author do not necessarily represent in every detail and all its aspects, the collective view of MRG. Daawo La’aanta: Beelaha laga tirada Badan yahay Soomaaliya ee La Illaawey Qoraaga Martin Hill Tusmada Ereyada la soo gaabiyey 2 Warbixinta oo Soo kooban 3 Horudhac 5 Maab 7 Nidaamka qabiillada ee Soomaaliya: xukunka qolooyinka tiro badan 8 Beelaha laga tirada badan yahay ee Soomaaliya: Dhaxalka ka durugsanaanta bulshada iyo kalasooca dhaqan galay 9 Dhibaatooyinka hadda ku wajahan beelaha laga tirada badan yahay 16 Xadgudubka xuquuqyada beelaha laga tirada badan yahay ayadoo loo eegaayo gobol ka gobol 20 Qaxootida beelaha laga tirada badan yahay iyo Soomaalida dalalka caalamka ku nool 29 Hababka wax loo xalliyo: xoojinta xuquuqyada beelaha laga tirada badan yahay ayadoo loo maraayo adeegyo caalam ah 31 Taloyinka 33 Lifaaqa 1: Habka Cilmi-baariska 35 Lifaaqa B: Qaamuus-yare 36 Buugaagta la xushtey 38 Qoraallada 39 Ereyada la soo gaabiyey AMISOM African Union Mission for Somalia (Ergada SOMRAF Somali Minority Rights and Aid Forum (Golaha Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya) Xuquuqda Beelaha laga tirada badan yahay CAT Convention Against Torture (Heshiiska Ka soo iyo Caawimaadda ee Soomaaliyeed) horjeeda Silic-dilyada) TFC Transitional Federal Charter (Xeerka CEDAW Convention on the Elimination of All Forms of Federaaliga ah ee Dawladda ku meelgaar ah) Discrimination against Women (Heshiiska ku TFG Transitional Federal Government (Dawladda saabsan Tirtiridda Dhammaan Noocyada Federaaliga ah ee Ku meelgaar ah) Kalasooca ee loo geysto Haweenka) TNG Transitional National Government (Dawladda CERD Committee on the Elimination of Racial Qaran ee Ku meelgaar ah) Discrimination (Guddiga Tirtiridda Kalasooca UNCHR UN Commission on Human Rights (Guddiga ku salaysan Jinsiyadda) Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Insaanka) CRC Convention on the Rights of the Child UNDM United Nations Declaration on the Rights of (Heshiiska ku saabsan Xuquuqda Carruurta) Persons Belonging to National or Ethnic, EU European Union (Midowga Yurub) Religious and Linguistic Minorities (Bayaanka ICCPR International Covenant on Civil and Political Qaramada Midoobay ee ku saabsan Xuquuqda Rights (Heshiiska Caalamiga ah ee ku saabsan Dadka Ka soo jeeda Qolooyinka ku tiro yar Xuquuqda Sharciyeed iyo Siyaasiyeed) Qaranka ama Jinsiyadda, Diinta iyo Luqadda) ICERD International Convention on the Elimination of UNDP United Nations Development Programme All Forms of Racial Discrimination (Heshiiska (Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Caalamiga ah ee ku saabsan Tirtiridda Midoobay) Dhammaan Noocyada Kalasooca ee ku UNESCO UN Educational, Scientific and Cultural salaysan Jinsiyadda) Organization (Ururka Qaramada Midoobay ee ICESCR International Covenant on Economic, Social Tacliinta, Cilmisayniska iyo Dhaqanka) and Cultural Rights (Heshiiska Caalamiga ah UNHCR United Nations High Commissioner for ee ku saabsan Xuquuqda Dhaqaale, Bulsheed Refugees (Hay’adda Qaramada Midoobay iyo Dhaqameed) ee Qaxootida) ICG International Crisis Group (Ururka Waqtiga UN OCHA United Nations Office for the Coordination of shiddada ee Caalamiga ah) Humanitarian Affairs (Xafiiska Qaramada ICU Islamic Courts Union (Midowga Maxkamadaha Midoobay ee Isuduwidda Hawlaha Samafalka) Islaamiga ah) UNOSOM United Nations Operation in Somalia IDP internally displaced person (qof gudaha dalka (Hawgalka Qaramada Midoobay ee ku barakacay) Soomaaliya gudaheeda) ILO International Labour Organization (Ururka USWO Ubah Social Welfare Organization (Ururka Caalamiga ah ee Shaqaalaha) Wanaagga Bulsheed ee Ubah) NGO Non-governmental organization (Urur aanan VOSOMWO Voice of Somaliland Minority Women dawli ahayn) Organization (Ururka Codka Haweenka Beelaha laga tirada badan yahay ee NSS National Security Service (Adeegga Soomaaliland) Amniga Qaranka) WFP World Food Programme (Hay’adda SNM Somali National Movement (Dhaqdhaqaaqa Cunnada Adduunka) Qaranka Soomaaliyeed) 2 DAAWO LA’AANTA: BEELAHA LAGA TIRADA BADAN YAHAY SOOMAALIYA EE LA ILLAAWEY Warbixinta oo Soo kooban Halganka loogu jiro xuquuqda beelaha laga tirada badan kuwaasoo ku yaalla gobollada Buntland ee qayb ahaan yahay ee Soomaaliya waxuu barbar socdaa xaaladda ismaamula, ee waqooyiga bari ee Soomaaliya, waxaana loo tobaneeyadii sano ee ugu dambeeyey ee dadkoo dhan sheegay in uu jiro habdhaqan laga naxo oo

View Full Text

Details

  • File Type
    pdf
  • Upload Time
    -
  • Content Languages
    English
  • Upload User
    Anonymous/Not logged-in
  • File Pages
    48 Page
  • File Size
    -

Download

Channel Download Status
Express Download Enable

Copyright

We respect the copyrights and intellectual property rights of all users. All uploaded documents are either original works of the uploader or authorized works of the rightful owners.

  • Not to be reproduced or distributed without explicit permission.
  • Not used for commercial purposes outside of approved use cases.
  • Not used to infringe on the rights of the original creators.
  • If you believe any content infringes your copyright, please contact us immediately.

Support

For help with questions, suggestions, or problems, please contact us