Ilays Newspaper7.Indd

Ilays Newspaper7.Indd

WARGAYKA ILAYS WAA TODOBAADLE MADAXBANAAN OO LAGU DAABACAY MADBACADDA HORYAAL BOSASO ILAYSILAYS FEBRUARY 18 2009- Caddadkii 7aad, Tell:-761613 Email:[email protected] Q:-6000 Ssh Dr. Faroole iyo Safarkiisii Boosaaso AMINARTS:- SHAYDAAN SAWIRE Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweyey Magacaabistii Ra’iisul Wasaare Sharma’arke EEG BOGGA 4AAD Bosaso, 16,feb,2009, ilays hir Jaraa’id ayaa Madaxwey- naha DGPL Dr.Cabdiraxmaan SShiikh Maxamed Faroole wax- aa uu ku qabtay 14 Feb 2009 Xarun- ta Madaxtooyada ee Magaaladda Boosaaso. Madaxweynaha ayaa ugu horayntii Saxaafada u sheegay inuu aad u soo dhoweynayo hadala- dii Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed u magacaabay 13 Feb 2009 Dr.Cumar Cabdirashiid Sharmarke Zenawi:- Shaki Kama Qabo Madaxweyne Sheekh Shariif Madaxweyne Faroole ayaa shee- gay inuu uga tahniyadayno Ra’iisul Wasaaraha cusub xilka loo doortay. EEG BOGGA 2AAD Waxaa kaloo uu Madaxweynaha DGPL intaas ku daray Iin Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid ka soo jeedo qoys tariikh ku leh Soomaa- liya. EEG BOGGA 2aad FAALLO Shariifka & Sharma’arke: Xal Somaliya: Sun Ma lagu Aasay? Ma U Helayaan Soomaaliya? ‘’Maxaa Loo dilay Ilaria Alpi’ ayaan aad u dheer EEG BOGGA 7AAD Hayuu Shiikh Shariif u soo galay hanashada Kur- siga hogaaminta Soomaliya. Waa la hubaa inaan saldhi- gashada Kursigaas mudo ku dhow La- baatan sano EEG BOGGA 3aad Raisul Wasaare Madaxweynihii Hore Madaxweynah Somalia Cumar C/rashiid Cali C/rashiid Cali Sharma’ Sheekh Shariif Sh. Ahmed GOLIS TELECOM SOMALIA Marketing Dept. LANDLINE FEATURES Halkan waxaan Macaamiisha Sharafta leh ugu soo gudbinaynaa features line-ka shirkada Golis lee yahay. Eeg Bogaga 2aad & 3aad ARBACA 18 FEBRUARY 2009 ILAYS NEWSPAPER 2 Ilays Newspaper founder. Dr. Faroole iyo Safarkiisii Boosaaso Abdi Shakuur Mire Aadan Bosaso, 16,feb,2009, ilays Shir Jaraa’id ayaa Madaxweynaha kala dhexgalo Maamul Goboleedka sida dekeda Bosaaso iyo Garoonka DGPL Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Puntland iyo Dawladda Midnimo Qa- diyaaradaha ee Boosaaso, waxaa Maxamed Faroole uu ku qabtay 14 ran ee uu hogaamiyo Shiikh Shariif uu booqday Xabsiga dhexe ee Boo- Managing Editor Feb 2009 Xarunta Madaxtooyada ee Shiikh Axmed, horay ayey DGPL saaso, Jaamacadda Bariga Africa, Magaaladda Boosaaso. Madaxwey- uga biya diiday sida loo soo xulay xarumaha Gobolka iyo kan degmad- Omar said Mohe’d naha ayaa ugu horayntii Saxaafada xubnaha Barlamaanka Midnimada da, Isbataalka Boosaaso iyo weliba 712246 u sheegay inuu aad u soo dhowey- Qaran ka mid noqonaya.iyagoo isagoo dhagax dhigay ceel Cusub oo nayo hadaladii Ra’iisul Wasaaraha Puntland ku adacootay inaan laga biyaha Boosaso siin doona. cusub ee Madaxweynaha Soomaa- talo gelin xulida xubnaahaas ku fari- Editor liya Shiikh Shariif Shiikh Axmed u isanay kuraasta Puntland. Waxyaabaha ka dhashay booqasha- Omar said Mohe’d magacaabay 13 Feb 2009 Dr.Cumar Si kastaba ha ahaate Madaxwey- da Madaxweynaha ayaa waxaa ugu Cabdirashiid Sharmarke naha Puntland ayaa amaan u soo mudnaa balanqaadka DGPL iyo ga- jeediyaey Dawladda Jabuuti isagoo nacsatadu kaalinta ay ku yeelanayaa Madaxweyne Faroole ayaa shee- sheegay inay door weyn ka ciyaartay dib u dhiska Isbataalka Magaaladda Design and Layout gay inuu uga tahniyadayno Ra’iisul sidii la isugu keeni lahaa shacabka Boosaaso. Waxaa kaloo aad loogu Wasaaraha cusub xilka loo doortay. Soomaaliyeed isagoo ka dhawaa- riyaaqay dayactirka wada qur ah ee Omar Said Moh’ed Waxaa kaloo uu Madaxweynaha jiyey inuu booqasho ku tegi doon laamiga ah,isla markaana dhexmar- DGPL intaas ku daray in Ra’iisal dhowaan wadanka Jabuuti. ta Boosaaso oo runtii ah mid aad u Wasaare Cumar Cabdirashiid dayacnayd xilligan. Reporter ka soo jeedo qoys tariikh ku leh Waqtiga uu booqashada ku joogay Soomaaliya. xillgii uu Raisul wasaa- Madaxweynuhu Magaaladda Xa- Mudada kor u dhaaftay labada raha iyo Madaxweynaha ka ahaa runta u ah Ganacsiga Puntland ayaa todobaad ee Madaxweynaha DPL Bashiir M.M Lixdamaadkii. Waxaa Madaxwey- waxaa uu kulamo kala gooni gooni ah Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Fa- 711613 naha DGPL carabka ku adkeeyey uu la qaatay bulshada noocyadeeda roole ku sugnaa Boosaaso ayaa la in mashaariicdii horumarineed ee kala duwan. Ururada Bulshada , ga- oran karaa waxaa uu ku soo afjar- Aabihii Soomaaliya u qabtay weli nacsatada , odayaasha, saxaafadda may safarkiisu mid lagu guulaystay raadkoodii ka muuqdaan Berbera iyo weliba aqoon yahanada iyo ind- iyadoo safarkaasi uu ahaa midkii ilaa Kismaayo. Waxaa kaloo uu in- heergaratada. Kulamadaas ayaa ugu horeeyey ee Madaxweynaha KU SOO HAGAAJIYA taas ku daray inuu wax weyn ka qa- waxaa aad loogu gorfeeyey xaalada iyo ku xigeenkisu ku gaalaabixiyaan FIKARADIHIINA ban doono Dr.Cumar Cabdirashiid wadanku marayo iyo sida loogu baa- Boosaaso. Iyadoo Madaxweynaha arrimaha Soomaaliya. han yahay in laga dhabeeyo isbe- DGPL iyo waftigiisii ayaa dib ugu no- delkii uu maamulka cusubi ku yimid. qday Garowe duhurnimadii Maalintii [email protected] Hadalka Madaxweynaha ayaa wax- Madaxweynuhu waxaa kaloo uu Iniinta eek u beegnayd 17 Feb2009 aa uu meesha ka saaray mugdi la socdaalkiisa ku soo maray goobaha isagoo u kiciimay Garowe Caasima- filayey inuu siyaasad ahaan soo kaabayaasha dhaqaalaha da DGPL. Zenawi:- Shaki Kama Qabo Madaxweyne Sheekh Shariif Shir jaraa’id oo uu qabtay Ra’iisul dagaalyahanadii Maxakamadaha sheegay isagoo bidhaaminaya dan- Mar wax laga weydiiyey Shiikh Shariif Wasaaraha Itoobiya Meles Za- Islaamiga ahaa ee uu hogaamiyaha aha gaarka ah ee Ethiopia ka leeda- Shiikh Axmed oo uu waqti u arkayey naawi ayaa waxaa uu ku xaqiijiyey u ahaa Shiikh Shariif Shiikh Axmed. hay Somalia. inuu hogaamiyo kooxaha Islaamiyiin- inuu maamulkiisu si wanaagsan oo Intuu socday shirkaas Jaraa’id ayaa inaanay ka horjoogsanayn Ethiopia ta ah ee sida weyn dawladda Ethio- aan ka dhici maamulkii ka horeey- saxaadadu waxay ka qod qodeen inay ciidamadeedu ka talaabaan pia uga soo horjeeda waxaa uu yiri ey ula dhaqmi doono maamulka Ra’iisul Wasaare Meles Zanaawi inuu xuduuda iyagoo soo fulinaya hawl- Meles Zanaawi:- ay hogaaminayaan Shiikh Shariif sheego khasaaraha naf iyo maalba galo lama huraan u ah Ethiopia.. Shiikh Axmed iyo Ra’isul Wasaare leh ee dalkiisa uga baxay faragelintii Intii muda ahba Ethiopia waxa ay la cumar C/rashiid Cali uu ku sameeyey Somalia. Waa ka Zanaawi waxaa uu daboolka ka qaa- lahayd xiriir Shiikh Shariif.intaas ka warwareegay isagoo diiday inuu ka day in dawladiisu taageerto qabi- dib waxaa uu daba dhigay inaanay Zanawi ayaa Laba Sano ka hor wax- faaloodo jabkiisa nafeed iyo dhaqa- ilooyin Somalida ah, kuwaas oo ka Ethiopia haynin wax ogaansha ah aa uu u arkayey inay khatar xoog ale ee dalkiisa soo gaaray. soo horjeeda Kooxda Al-shabaab. oo muujinaya in Shiikh Shariif ka tir- leh kaga soo fafayso wadankiisa Waxaa uu hadalkiisa ku daray in sanaa ururo argagixiso ah. Balse uu Ethiopia xoogagii Maxkamadaha Zanaawi waxaa uu daaha ka qaaday beeshii kolkii hore bud-dhigaha u ahaa Islaamiiste keliya, taasna Ethi- Islaamiga ahaa ee ka adkaaday inuu dhamaaday faragelintii ciidan ahayd Al-Shabaab ay iminka ka soo opia wax dhib ah uma aragto. Qaqablayaashii Muqdisha. Waxaa ee uu ku sameeyey Gudaha Soomaa- horjeedo. Si darana ula dagaal- uu ahaa ninka u diray Ciidamadiisa liya. .isagoo intaas ku laray inaan amayso. Beeshaas (Cayr) waxay u IshaWararka:-Wakaaladaha Wararka inay galaan gudaha Somalia, isla ciidamadiisu dib ugu laaban doonin baahnaan doontaa Taageero. Etiopia markaana soo burburiyaan Somalia. Waxaase uu si hoose u diyaar ayey ula tahay. GOLIS LANDLINE FEATURES Call forwarding Callwaiting Si aad line-kaaga ugu xawishaa Mobile-kaaga Gacanta fadlan raac habkan: Si aad line-kaaga ugu samayso adeegan: Fadlan garaac *58# �Active :*57*number-kaaga # Deactivete:#57# Sidee laysaga xiraa adeegan #58# Ogaansha waqtiga Callback on busy Fadlan garaac: #*32 Sidee kuu soo wici karaa line aad rabtey oo mashquul Wakeup time kaa noqday markale adiga: Sidee line-ka guriga ama xafiiska kuu yaal aad ugu buuxsan kartaa waqatiga aad rabto ee aad Fadlan garaac *59# marka line-ka la dhigo ayuu adiga balanta leedahay: ku soo wacayaa : Fadlan garaa *55* iyo saacada aad rabto oo ah habka 24saac Tusaale: 1300# sidoo kale waxaa loo tirtiraa adeegan #55# ARBACA 18 FEBRUARY 2009 ILAYS NEWSPAPER 3 FAALLO Mr Sharma’arke:- Waan La Shariifka & Sharmarke: Xal Hadlayaa Ururka Al-Shabaab Ra’isalwasaaraha dawlada KMG ah ee Somaliya Cumar Cabdi-rashiid Ma U Helayaan Soomaaliya? Cali Sharma’arke ayaa wareysi uu wadajir ugu siiyey wakaalada Hayaan aad u dheer ayuu Shiikh Madaxweyne Sheekh Shariif waxaa Isku dayo badan ayaa la sameeyey wararka Reuters wuxuu kaga had- Shariif u soo galay hanashada Kur- uu hadalkiisa ku sheegay xilligii burburka qaranimadii Soomaa- ley arimo kala duwan oo ay ka mid siga hogaaminta Soomaliya. Waa liya, marwalbana waa lagu guul yihiin qaabka ay noqon doonto dal- la hubaa inaan saldhigashada Kur- “Ujeedada aan halkaan isugu nimid daraystay sidii loo soo celin lahaa wada cusub ee lagu wado in uu soo sigaas mudo ku dhow Labaatan sano waxay tahay magacaabistii Ra’iisul dawlad Soomaaliyeed oo isu keenta dhiso, in dawlada ay ka qayb noqon ay Soomaalidu hardan dheer ugu jir- Wasaaraha, kadib markii aan arag- qarankaas kala tegay. Hadaba xal doonaan xoogaga ka soo horjeeda tay siday maruun u heli lahaayeen ney qodobka 44-aad ee Axdiga KMG ma u helayaan Madaxweyne Shiikh ee Al-Shabaab, hanjabaadii ka soo hogaamiya mideeyo oo mar qur ah, ee awooda siiniya magacaabi- Shariif oo ka soo jeeda kooxaha Is- yeertey kooxda Al-Qaacida, falalka ah dib u soo cesha karaamadii iyo sta wasiirka Koowaad, markii aan laamiyiinta oo iyaga qudhooda qaybo burcad badeeda, dadka ka qaxay sharaftii ay ku lahayd caalamka tixraacey heshiiskii Jabuuti oo ahaa ka mid ahi siyaasad ahaan diidan deegaanadoodii, isbadalka dastu- in Xukuumad Midnimo Qaran la soo yihiin Shariifka iyo Ra’iisal Wasaare urka iyo nidaamka asxaabta badan, Madaxweynaha Midnimada Qa- dhiso, markii aan la tashadey Xild- Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke arinta Somaliland iyo arimo kale. ran ee lagu doortay Jabuuti waa hibaanada, siyaasiinta, odeyaasha oo siyaasad ahaan u janjeera dhi- Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

View Full Text

Details

  • File Type
    pdf
  • Upload Time
    -
  • Content Languages
    English
  • Upload User
    Anonymous/Not logged-in
  • File Pages
    8 Page
  • File Size
    -

Download

Channel Download Status
Express Download Enable

Copyright

We respect the copyrights and intellectual property rights of all users. All uploaded documents are either original works of the uploader or authorized works of the rightful owners.

  • Not to be reproduced or distributed without explicit permission.
  • Not used for commercial purposes outside of approved use cases.
  • Not used to infringe on the rights of the original creators.
  • If you believe any content infringes your copyright, please contact us immediately.

Support

For help with questions, suggestions, or problems, please contact us