Municipal Court County Court District Court Maxkamadda Degmada Max. Degmooyinka Max. Racfaanka __________________________ County, Colorado/Degmada/Colorado Court Address: Cinwaanka Maxkamadda THE PEOPLE OF THE STATE OF COLORADO/Dadweynaha Colorado v. COURTS USE ONLY Defendant: ISTICMAALKA MAXKAMDDA OO KALIYA eedeysane Case Number: Gal Dacwadeed: Address/Cinwaan______________________________ 16 Character #: Ka koocabn 16 xaraf # _________________________________________ _________________________ Division Courtroom Qeybta Qolka Maxkamadda MANDATORY PROTECTION ORDER PURSUANT TO §18-1-1001, C.R.S. AMARKA KALA AMAAN GELINTA EE WAAJIBKA AH SIDA UU DHIGAYO §18-1-1001, C.R.S. Full Name of Defendant Date of Sex Race Weight Height Hair Eye Magaca Eedeysanaha oo Sadexan Birth Jinsiga Qowmiyadda Miisaanka dhererka Color Color Protected Party alleges Weapon Taariikhda Midabka Midabka Dhalashada Timaha Indhaha Involved/Qofka la amaan gelinayo waxa uu sheeganayaa in hub loo isticmaalay M Lab F Dhedig Full Name of Protected Date of Sex Race Full Name of Protected Date of Sex Race Party (Victim/Witness) Birth Jinsi Qowmi Party (Victim/Witness) Birth Jinsiga Qowmiy yadda adda Magaca Qofka Doonaya Amaan Taariikh ga Magaca Qofka Doonaya Amaan Taariikh Gelinta (Dhibanaha Markhaati) da Gelinta (Dhibanaha Markhaati) da Dhalash Dhalash ada ada The Court Finds it is appropriate to issue this Protection Order pursuant to §18-1-1001, C.R.S. Maxkamaddu waxa ay ogaatay in ay ku haboon tahay in ay soo saarto Amarka Amaan Gelinta sida uu dhigayo sharciga §18-1-1001, C.R.S. The Court Finds that the Defendant is is not governed by the Brady Handgun Violence Prevention Act, 18 U.S.C. §922 (d)(8) and (g)(8). Maxkamaddu waxa ay ogaatay in eedeysanaha lagu qaado aan lagu qaadin xeerka Ka Hortagga Rabshadaha Hubka La Adeegsado ee Brady. Therefore, it is ordered that you, the Defendant: Sidaa darteed, waxaa eedeysanaha la amrayaa: 1. Shall not harass, molest, intimidate, retaliate against, or tamper with any witness to or victim of the acts you are charged with committing. In aadan u cago jugleyn, gardareysan, cabsi gelin, ka aarsan ama aadan wax u geysan markhaatiyaasha ama dhibanaha dambiga lagugu soo edeeyey. 2. Shall vacate the home of the victim(s), stay away from the home of the victim(s), and stay away from any other location the victim(s) is/are likely to be found. In aad ka guudto hoyga dhibanaha(yaasha), ka dheeraato hoyga dhibanaha(yaasha), oo aay sidoo kale ka dheeraato goob kasta oo dhibanaha(yaashu) tagi karaan. 3. Shall refrain from contacting or directly or indirectly communicating with the victim(s). In aadan ula xiriiri karin si toos ah iyo si dadban dhibanaha(yaasha). 4. Shall not possess, purchase, or control a firearm or other weapon. In aadan qaadan karin, iibsan karin, ama aadan heysan karin hubka fudud ama noocyada kale ee hubka. JDF 440 Mandatory Protection Order Pursuant To §18-1-1001, C.R.S. – Bilingual (Somali) 06-16 Colorado Office of Language Access Approved © 2013 Colorado Judicial Department for use in the Courts of Colorado Page 1 of 3 5. Shall not possess or purchase any ammunition. In aadan heysan karin ama iibsan karin wax rasaas ah. 6. Shall relinquish, for the duration of the order, any firearm or ammunition in your immediate possession or control, or subject to your immediate possession or control, and shall do so within ___(hours) (24 or 72) for firearms and within _____(24 hours or 5 days) for ammunition. You shall file proof of relinquishment with the court, within 3 business days of the relinquishment as required by statute. Waa in aad soo dhiibtaa inta uu amarkan dhaqangalka yahay, nooca kasta oo hub fudud ah ama rasaas ah oo aad leedahay waana in aad soo gudbisaa _____ (saacadood) (24 amd 72) hubka fudud iyo ______ (24 saac ama 5 cisho) rasaasta, waa in aad maxkamadda u soo gudbisaa caddeyn muujineysa in aad soo dhiibtay, 3 maalmood gudahood oo maalmaha shaqada ah sida uu dhigayo sharciga gobolka. 7. Shall not possess or consume alcoholic beverages or controlled substances. Ma heysan kartid mana cabi kaartid wax khamri ah ama waxyaabaha maanka dooriya. 8. Is further ordered that: Waxaa kale oo lagu amrayaa: ___________________________________________________________________________________________ _________________________________________________________________________________________________ This Order remains in effect until final disposition or further order of Court. * Amarkani waxa uu dhaqangal yahay ilaa dhamaadka dacwada ama amar maxkamadeed oo dheeraad ah. * Date: __________________________________ ______________________________________ Taariikh Judge/Qaaliga Magistrate/Garsooraha By signing, I acknowledge receipt of this Order. Saxiixayga, waxa aan qirayaa in amarka la I soo gaarsiiyey Date: __________________________________ ______________________________________ Taariikh Defendant/Eedeysanaha I certify that this is a true and complete copy of the original order. Waxa aan cadeynayaa in uu yahay mid sax ah oo dhameystiran ahna nuqulka amarka Date: _________________________________ ______________________________________ Taariikh Clerk/Xogheynta *”Until final disposition of the action” means until the case is dismissed, until the Defendant is acquitted, or until the Defendant completes his or her sentence. Any Defendant sentenced to probation is deemed to have completed his or her sentence upon discharge from probation. A Defendant sentenced to incarceration is deemed to have completed his or her sentence upon release from incarceration and discharge from parole supervision. (§18-1-1001(8)(b), C.R.S.) *”ilaa ay ka dhamaato dacwada” waxaa loola jeedaa in dacwada la baabi’iyo, eedeysanuhu lagu waayo dacwadda, ama eedeysanuhu dhameysto xukunka lagu rido. Eedeysane kasta oo lagu xukumo kor kala socosho waxaa loo aqoonsanayaa inuu dhameystay xukunka marka laga saaro kor kala socoshada. Eedeysanaha xabsi lagu xiro waxaa loo aqoonsayaa inuu dhameystay xukunka marka laga sii daayo xabsiga oo uu dhameysto mudada kor kala socoshada. (§18-1-1001(8)(b), C.R.S.) IMPORTANT INFORMATION ABOUT PROTECTION ORDERS MACLUUMAAD MUHIM AH OO KU SAABSAN AMARKA AMAAN GELINTA THIS ORDER IS IN EFFECT UNTIL THE DISPOSITION OF THIS ACTION, OR, IN THE CASE OF AN APPEAL, UNTIL THE DISPOSITION OF THE APPEAL. AMARKA WAXA UU DHAQANGAL YAHAY ILAA DHAMAADKA DACWADA, AMA, HADDII RACFAAN LAGA QAATO, ILAA GO”AAN LAGA GAARO RACFAANKA. This Order is accorded full faith and credit and shall be enforced in every civil or criminal court of the United States, an Indian tribe, or a United States territory pursuant to 18 U.S.C. Sec. 2265. The issuing court has jurisdiction over the parties and subject matter. The Defendant has been given reasonable notice and opportunity to be heard. Amarka waxaa lagu gaaray iyada oo ujeedo wanaagsan loo jeedo waana in ay dhaqan gelisa maxkamad kasta oo madani ama fal dambiyeed ah ee Mareykanka, qabiilada indiya, iyo dhulka Mareykanka oo dhan sida uu dhigayo sharciga 18 U.S.C. Sec. 2265.. Maxkamadda soo saartay amarkan waxa ay u leedahay xeer xeyndaab xubnaha uu amarkan khuseeyo. JDF 440 Mandatory Protection Order Pursuant To §18-1-1001, C.R.S. – Bilingual (Somali) 06-16 Colorado Office of Language Access Approved © 2013 Colorado Judicial Department for use in the Courts of Colorado Page 2 of 3 NOTICE TO DEFENDANT/OGEYSIIS KU SOCDA EEDEYSANAHA A knowing violation of a Protection Order is a crime under §18-6-803.5, C.R.S. A violation may subject you to fines of up to $5,000.00 and up to 18 months in jail. A violation will also constitute contempt of court. Haddii aad si bareer ah u jabiso Amarka Amaan Gelinta waa dambi sida uu dhigayo sharciga§18-6-803.5, C.R.S. Waxaa laga yabaa in lagu ganaaxo ilaa $5,000.00 ama ilaa 18 bilood oo xariga ah. Jabinta waxaa loo qaadanayaa in aad ka hortimid amarka maxkamadda. You may be arrested without notice if a law enforcement officer has probable cause to believe that you have knowingly violated this Order. Waxaa suurogal ah in lagu xiro ogeysiin la’aan haddii sarkaal ka tirsan ciidamada nabadgelyada rumeysto in ay jirto sabab uu ku rumeysto in aad si bareer ah u jabisay Amarka. If you violate this Order thinking that a victim or witness has given you permission, you are wrong, and can be arrested and prosecuted. Haddii aad jabisay Amarka adiga oo aaminsan in dhibanaha ama markhaati uu ku siiyey fasax, waad qaldan tahay, waa lagu xiri karaa laguguna maxkamadeyn karaa. The terms of this Order cannot be changed by agreement of the victim(s) or witness(es). Only the Court can change this Order. Qodobada uu Amarkan ka kooban yahay laguma bedeli karo heshiis aad la gaarto dhibanaha ama markhaatiga. Maxkamadda kaliya ayaa bedeli karta Amarkan. You may apply at any time for the modification or dismissal of this Protection Order. Markii aad doonto ayaad weydiisan kartaa in wax laga bedelo ama la baabi’iyo Amarka Amaan Gelinta. Possession of a firearm while this Protection Order is in effect or following a conviction for a misdemeanor crime of Domestic Violence, may constitute a Felony under Federal Law, 18 U.S.C. §922(g)(8) and (g)(9). Hub fudud oo aad qaadato inta uu Amarka Amaan Gelintu dhaqanlka yahay ama lagugu helay Dagaalka Qoyska Dhex Mara, waxa ay keeni kartaa in lagugu qaado dambi Culus sida uu dhigayo Sharciga Dawladda Dhexe ee 18 U.S.C. §922(g)(8) and (g)(9). Firearm and ammunition relinquishment must be in accordance with §18-1-1001(9)(b), C.R.S. Failure to comply with the order to relinquish may result in an arrest warrant. Hubka iyo soo dhiibistiisa waa in ay noqotaa sida uu dhigayo sharciga NOTICE TO LAW ENFORCEMENT OFFICERS OGEYSIIS KU SOCDA CIIDAMADA NABADGELYADA You shall use every reasonable means to enforce this Protection Order. Waa in aad Amarka Amaan Gelinta u dhaqan gelisaan si kasta oo suurogal ah. You shall arrest, or take into custody, or if an arrest would be impractical under the circumstances, seek a warrant for the arrest of the Defendant when you have information amounting to probable cause that the Defendant has violated or attempted to violate any provisions of this Order and the Defendant has been properly served with a copy of this Order or has received actual notice of the existence of this Order.
Details
-
File Typepdf
-
Upload Time-
-
Content LanguagesEnglish
-
Upload UserAnonymous/Not logged-in
-
File Pages3 Page
-
File Size-