seminaarka dalbashada jinsiyada Maxaad Fileysaa

•• Is-diwaan galintu waxey bilaabmeysaa 10ka subaxnimo, howshuna waxey qaadan dontaa 4-6 saac inta dhaxeysa.

•• Waxaan heysanaa doonaa qolka sugitaanka. Fadlan soo qaado cunto fudud, iyo in aad u diyaar- garowdo sugitaan dheer.

•• Soo qaado waraaqahaada oo idil (hoos eeg wixii faahfaahin ah). Haddii aadan soo qaadan waxyaabaha lagaaga baahanyahay, waxaa laga yaabaa in aadan awoodin in laguu dhameystiro codsigaaga.

•• Waxaa la helayaa turjubaano, laakiin waqtiga aad sugeysid wuu yaraan donaa haddii aad keensato turjubaan kuu gaar ah. Si aad u dalbato Ma u baahan tahay in jinsiyada, waxaad u baahan tahay in aad awoodi kartid hadalka luuqada heerka labaad (2) ee ESL ka. •• Qareeno tabaruc ah iyo kaaliyaashooda ayaa kaaga jawaabi doona lagaa caawino codsiga ’aalahaaga, kaana caawiyaan buuxinta codsiga.

ku saabsa Somali language Xafiiska Arrimaha Soogalootiga iyo Qaxootiga jinsiyadda Mareykanka? Xafiiska arrimaha soo galootiga iyo qaxootiga (OIRA) waxuu ka shaqeeyaa horumarinta nolosha dadka muhaajiriinta iyo qaxootiga ee degan magaalada Kaalay oo nagala soo qeybgal si lagaaga caawino codsiga Seattle. Iyadoo dar-dar galineyso olohaha cusub ee jinsiyadaoo, OIRA waxey jinsiyada, halkaas oo ay jogaan kooxo qareeno oo wakhtigooda dooneysaa in ay kordhiso tirada soo galootiga iyo qaxootiga si ay u noqdaan ku tabarucay, iyo turjubaan kaa caawin doona codsigaagii muwaadiniin, kana qayb-qaataan geedi socodyada howlaha madaniga ah. muwaadinimada. Waa lacag la’aan dhammaan adeegyada loo Ololahan cusub ee seminaarka jinsiyada waxaa kuu keenay Magaalada Seattle, tabrucayaasha dhigooda ah, iyo ururada ku salaysan bulshada. qabanyo dadka heysta sharciga deganashaha joogtada ah (dadka haysta kaarka cagaaran). Kooxda Taageerist South Park Information and Al-Kariim Islamic Center Resource Center Asian Counseling and Referral Ukrainian Community Center of Sabti, Oktoober 15, 2016 Service Washington 10 AM-1 PM Waa Adeeg lacag la’aan ah Catholic Immigration Legal Services Damaand-Qaadayaasha Seminaarka Seattle Metropolitan Credit Union Chinese Information and Service SOUTH SEATTLE COLLEGE Center Seattle Office of Immigrant and Refugee Affairs GEORGETOWN CAMPUS Colectiva Legal del Pueblo American Immigration Lawyers 6737 CORSON AVE S, SEATTLE, 98108 Horn of Africa Services Association, Washington Chapter Korean Community Service Center South Seattle College Wixii macluumaad dheeraad ah ama in aad saxiixdo, waxaad Northwest Immigrant Rights Project Bulshooyinka Howl-Lawadaaga Ah tagtaa: seattle.gov/iandraffairs/NCC ama wac: (206) 386-9090. OneAmerica Express Credit Union Rajana Society New Americans Campaign Refugee Women’s Alliance Seattle University School of Law University of Washington School of Law seminaarka dalbashada jinsiyada seminaarka dalbashada jinsiyada Shuruudaha xaq u yeelashada Aqoonsiyo kale oo dheeraad ah

Si aad u qalanto, waxaad u baahan tahay: Hadii aad caawimaad ka heshid taariikhihii guurkaasi dhacay. doowlada sida caafimaad, Ceer, food FF Cadayn inaad bixisay lacagta FF Waa inuu jiraa ugu yaraan 18 sano laga bilaabo maalintaad buuxiso. stamps, Ama sooshaal sekuuriti la daryeelka ubadka oo imoow waraaqaha cadeeynaya. FF Haystay deganaasha rasmiga ah (Green Card) ugu yaraan shan sano ama maxakamadu kugu xukuntey, sadex sanadood hadii uu qabo xaas Maraykan ah. FF Warqadii ugu danbeeysey oo haday jiraan. ceerta laga soo direy. FF Ku sugnaa gudaha Maraykanka 2.5 sanadood ee shantii sano ee ugu dan- Hadii aad Maraykanka dibada uga beeyey ama 1.5 sadexdii sano ee ugu danbeeyey haduu qabo xaas Maray- Hadii aad xasbi gashay, boolis maqnayd inka badan 6 billood kan ah. Waa inaanu ku sugnaan sanad ama ka badan dibada Maraykanka ku qabtey ama maxkamad lagu sanadkasta oo ka timada intii aad shantii sano ee ugu danbeeyey ama sadexdii sano ee ugu danbeeyey hor keenay shantii sano ee ugu qaadatay deganaanshaha rasmiga ah: haduu qabo xaaas Maraykan ah. danbeeyey, waa inaad keentaa: FF Waa inaad keentaa cadayn ku FF Waraaqahii iyo cadaymihii saabsan maalintii aad ka baxday la xidhiidhey xadhigaaga iyo maalintaad ku soo noqotay Wixii macluumaad dheeraad ah ama in aad saxiixdo, waxaad (warbixintii booliska iyo Maraykanka iyo inaad shaqo tagtaa: seattle.gov/iandraffairs/NCC ama wac: (206) 386-9090. waraaqdii maxkamada). haysay ama gurigaad degenayd Maraykanka. Hadii magacaaga deganaashaha rasmiga (Green Card) ahi ka Hadii xaas iyo caruur aan kula noolayni duwanyahay kaaga sharciga ah jiraan, waa inaad keentaa, cadayn: seminaarka dalbashada jinsiyada Waxa Lagaa Rabo Maalinta Wumaadinimada (sharciga kuugu qoran): FF Maxkamad kugu amartey FF Waa inaad keentaa wax bixinta daryeelka caruurta.

F F cadaynaya inaad magacaaga F Deganaansha rasmiga ah (Green F Waraaqaha canshuur celinta ee FF Taageero dhaqaale oo aad badashey (Warqada guurka, Card). ugu danbeeyey iyo W-2 form. siiso caruurtaada, sida jeega furiinka, shahaado jaamacadeed FF Cinwaanada guryihii aad dega- FF Keenso wixii dokumentiyo ah dabadiisa, rasiido (shati) lacag ama cadayn maxkamadeed). nayd shantii sanadood ee ugu oo ku saabsan waaxda imiga- lagaaga gooyey caruurta ama danbeeyey. reeshinka. Hadaad ku dalbatey jinsiyada warqada ka socota waalid ama xaaskaaga Maraykanka ah: qof kuu haya caruurta. FF Magaca iyo cinwaanada meelihii FF 680 doolar (dadka qaar waxa

aad ka shaqaysay shantii sano laga yaaba in laga dhimo) jeek FF Taariikhda guur ee xaaskaaga Hadii cashuur dawladu kugu ee ugu danbaysay. cadaana ama jeeg ku socda “U.S. ama ninkaaga, guurkiisee/ leedahay oo aanad bixin, waa inaad Department of Homeland Secu- FF Hadaad dhooftey intaad guurkeedii la soo dhaafay. keentaa: haysatey deganaanshaha rity.” (Haddii aad doonko) FF Wax cadaynaya in adiga iyo FF Dhamaan waraaqaha iyo rasmiga ah, dalalkii aad tagtey FF Laba sawir oo kur ah (teesare) xaaskaagu meel kuwada codsiyada aad ka heshey iyo mudooyinkaad ku sugnayd. iyo midab ah. (Haddii aad nooshihiin (sida warqadaha dawlada ee arintaas la xidhiidha. Baasaboorkii aad ku dhooftey doonko) cashuur celinta, bankiga, iyo tikadhadii aad goosatey, Hadii magacaagu ku jiro liiska FF Turjumaano waa diyaar, hadii shahaadada dhalashada caruurta). hadaad heli karo soo qaado. aad adigu soo kaxaysatona ma shaqada qaranka Maraykanka FF Magacyada caruurtaada, taariikh- xuma. Hadaad guursatey marar badan, waa (Selective Service), waxa lagaaga da dhalashada iyo lambarada inaad keentaa: baahanyahay: kaadhadhkooda deganaashaha FF Waraaqdii guurka, furiinka FF Taariikhdii aad is diiwaan galisay rasmiga ah (Green Card). ama dhimasho iyo dhamaan iyo labarkaaga shaqada qaran.