Liiska Diiwangelinta Dugsiga Hoose

Liiska hoose waxaa loogu talagalay in uu idinka caawiyo soo ururinta iyo dhammeystirka dhammaan macluumaadka looga baahan yahay diiwaangalinta ama qoridda ilmahaggaaga. Fadlan ku soo celi dukumentiyada oo dhan Xarunta Diiwaangelinta ama iimayl ahaan kusoo dir cinwaankan [email protected].

Magaca Ardayda Iskuulka

Shayadda iyo Sharaxaada Loo Baahan Yahay Qasab Office Use Foomamka Diiwaangelinta ONE91: X 1. Liiska-hubinta (ardaygiiba hal 1) 2. Foomka Macluumaadka Qoyska (khoyskiba hal 1) 3. Foomka Macluumaadka Ardayda (ardaygiiba hal 1) 4. Sahanka/surveyga Luuqada Minnesota (ardaygiiba hal 1) 5. Foomka Oggolaanshaha Soo-Gudbinta Macluumaadka Taclinta (ardaygiiba hal 1 – heerka fasal gaar ah) 6. Oggolaanshaha Siideynta Macluumaadka Waxbarashada (ardaygiiba hal 1) 7. Foomka Diiwaangalinta Gaadiidka Ardayda Dugsiga Sarre 8. Aftida Sinaanta Ardayda ah Caddeynta Magaca Sharciga iyo Taariikhda Dhalashada – tusaale. shahaadada dhalashada, Baasaboor, -94 X X ama diiwaanka dhalashada isbitaalka Cadaynta Deganaanshaha – tusaale. heshiiska iibsashada guriga, heshiiska kirada / ama biilka guriga sida X X korontada Diiwaanada Tallaalka Ardayda - Foom Bixiyaha Daryeel Caafimaad iyo gobolka X X Foomamka Warbixinadda Dheeraadka iyo Tilmaamaha Arjiga Nafaqada Waxbarashada: Haddii qoyskaaga uqalmo, oo ardaydaada (yaashaada) ay heli karaan cunno lacag la'aan ah ama cunto qiimo jaban iyo faaidooyin kalle suurogal ah, oo ay kujirto qiimo dhimis loogu talagalay qeybgalka ciyaaraha fudud, kooxa heesaha iyo dhaqdhaqaayo kale. Ka codso websaydhka ISD191.org adigoo gujinaya batoonka “Faa'iidooyinka Nafaqada Waxbarashada Kabuuxi/Kacodso” qaybta sarre shaashadda. Macluumaadka Xannaanada Ardayga: Waxaa loo isticmaaliyaa in lagu diyaariyo gaadiid taga/geeya kana soo celinta xanaano maalmeedka degmada. Foom waxaa laga heli karaa Xarunta Diiwaangelinta ama shabakada Gaadiidka ee ISD191.org. Baadhitaanka Carruurnimada Hore: Waxaa looga baahanyahay gelitaanka Xanaanada. Waxa la samayn karaa wakhti kasta inta dhaxaysa 3-5 jir. Ballan ka sameyso barta internetka www.communityed191.org ama wac 952-707-4117. Foomamka Gobolks ee Barnaamijka Xulashada Isqorista Dugsiga Degmada : Waxaa loo adeegsadaa in lagu codsado isku qoritaanka Degmooyinka ONE91 marka ardayda ay ku noolyihiin meel ka baxsan xadka degmada ONE91. Foom waxaa laga heli karaa Xarunta Diiwaangelinta ama shabakada Diiwaangelinta ee ISD191.org. Foomka Codsiga Beddelaadda: waxaa loo istcimaalaa in lagu codsado isdiiwaangalinta iskuulka Degmooyinka ONE91 ee aan

ahayn mid u adeega deegaankaaga. Foom waxaa laga heli karaa Xarunta Diiwaangelinta ama shabakada Diiwaangelinta ee ISD191. amag. District Communication Log (for office use only) Student ID: Start: School: Grade: Last Loc: OE: Y / Var: Y / N Intake: Data Entry:

-1-

Updated January 2021

FOOMKA DIIWAANGALINTA EE MACLUUMAADKA QOYSKA

Cinwaanka Wadada Apt./Lot# Magaalada Gobolka Nambarka Zip-ka Qoyska Koowaad - Mas'uulka Sharciga ah ee Ardaygu la nool yahay: 1. Magaca Dambe Magaca Kowaad Taleefanka gacanta Telefoonka Shaqada Mas'uulka Sharciga ah Maya Haa Cinwaanka emaylka Xidhiidhka Ardayga

Turjubaan marabtaa? Maya Haa Maclumaad tarjuman maloo baahan yahay? Maya Haa Haddii Haa, Luqadee? 2. Magaca Dambe Magaca Kowaad Taleefanka gacanta Telefoonka Shaqada Mas'uulka Sharciga ah Maya Haa Cinwaanka emaylka Xidhiidhka Ardayga

Turjubaan marabtaa? Maya Haa Maclumaad tarjuman maloo baahan yahay? Maya Haa Haddii Haa, Luqadee?

Qoyska Labaad - Mas'uulka Sharciga ah ee Ardayga UUSAN la noolayn:

Magaca Dambe Magaca Kowaad Taleefanka gacanta Telefoonka Shaqada

Cinwaanka emaylka Xidhiidhka Ardayga

Cinwaanka Wadada Apt./Lot# Magaalada Gobolka Nambarka Zip-ka Turjubaan marabtaa? Maya Haa Maclumaad tarjuman maloo baahan yahay? Maya Haa Haddii Haa, Luqadee? Liiska kuqor Dhammaan carruurta (dhalashada ilaa fasalka 12) ee guriga hoose oo ay ku jiraan kuwa carruurta dhigata meelo kale. Isticmaal magaca sharciga ah, sida ku qoran diiwaanka dhalashada. Taariiqda jinsi/Lab ama Heerka `Magaca Dambe Magaca Kowaad Dhalasha Dugsiga ay Dhigtaan /Day/Yr Dhidig Fasalka M F

M F

M F

M F

M F

M F

Macluumaadka Xiriirka Degdegga ah: Liisgaree ugu yaraan laba qof oo lala xiriiro oo sii daryeeli kara ubadkaaga haddii aan lagu helin/waayo. Magaca Xiriirka ardayga Taloofanka gacanta Telefoonka Shaqada

Fadlan ka jawaab 'aalaha soo socda ee ku saabsan qoyska. Miyaad usoo guurtay degmo dugsiyeedkan shaqo ku-meel-gaar ama xilli xilli ah (muhaajiriin)? Maya Haa waxaad ku nooshahay guri ku meelgaar ah (Hoy/gabood, la qaraabo / saaxiibo, huteel)? Maya Haa Waqtigan xaadirka ah, ardaydu ma leeyihiin waalid, ilaaliye, walaalkiis ama qaraabo militariga ah? Maya Haa Haddii xubin qoyska ka mid ah uu hadda ku jiro howl firfircoon milatariga, qofkaan hadda ma la geeyaa? Maya Haa

-2-

Updated January 2021 FOOMKA DIIWAANGALINTA MACLUUMAADKA-ARDAYGA Magaca Sharciga ee ardayga ee ku qoran diiwaanka dhalashada.

Magaca Danbe Magaca Kowaad Magaca DhexeArdayga ID (office use/Xafiiska Kaliya) Jinsiga: Lab Dhidig Tariiqda Dhalashada Heerka Fasalka

Fadlan ka jawaab su'aalaha soo socda ee la xiriira ardayga. Ardaygu ma waddan kale uga soo guuray Mareykanka? Maya Haa Wadanka: Haddii haa tahay, qor taariikhda ardayga ugu imaaday Maraykanka Bisha /Maalinta/Sannadka Hadday haa, taariikh ugu horreysey ardaygu dhigtay iskuul ku yaala Bisha /Maalinta/Sannadka Mareykanka

Taariikhda Tacliinta Hadduu galayo Xanaanada, ilmahaagu miyuu qaatay baarista caruurnimada hore? Maya Haa Haddii ay haa tahay, halkee ka?

Ilmahaga madhigtay dugsiya Degmada One91 waligii? Maya Haa Haddii ay haa tahay, halkee ka?

Ilmahaagu ma dhigtay Iskuulada Dadweynaha Minnesota? Maya Haa Haddii ay haa tahay, halkee ka?

Ardaygu ma leeyahay qorshaha 504 Ardaygu ma kaqeyb qaataa adeegyo/ barnaamijyo gaar ah? Maya Haa Maya Haa hadda? Ardaygu ma leeyahay IEP hadda? Maya Haa

Macluumaadka Caafimaadka Xaaladaha Kale ee Caafimaadka (tusaale ADD / ADHD, qalliinno, walaac shucuureed, arrimaha Calosha-GI, iwm.) Neef Maya Haa Xasaasiyad (tusaale ahaan, beedka shinni, cuntada, caarada, buska, iwm) Sonkorow Maya Haa

Liisgaree DHAMMAAN Daawooyinka Suuxdin Maya Haa Xadidaada Cuntada Gaarka ah (tus gluten-bur laheen, caanaha, miro, iwm) Welwel maqalka Maya Haa

Welwel Araga Maya Haa DHAMMAAN daawooyinka labada midka dhakhtarku soo qoray iyo kuwa la iibsanaba waxay u baahan yihiin saxiixa waalidka iyo foomka oggolaanshaha oo saxeexan oo laga heli karo bogga “Adeegyada Caafimaadka” ee ISD191.org. Dhakhtarka /Magaca rug caafimaad (ikhtiyaar) Telefoonka #

Xeerarka iyo qawaaniinta Minnesota waxay karabaan degmo dugsiyeedku inay hayaan diiwaannada saxda ah ee la cusboonaysiiyay ee dhammaan ardayda. Dhammaan xogta ku saabsan foomkan waa mid qarsoodi ah oo kaliya lala wadaagi doonaa shaqaalaha degmada. Macluumaadka wuxuu noqon doonaa qayb ka mid ah rikoodhka isugeynta ardayga ee joogtada ah. macluumaadka qaarkood, loo yaqaan "hagaha macluumaadka", waxaa heli karo dadweynaha haddii degmadu hesho codsi qoraal ah haddi uusan mas'uulka sharci ah oo muujin doorashe in dadka lala wadaagi karin..

Waxaan fahansanahay in aan diidi karo bixinta macluumaadka codsiyada isla markaana aan qirayo in sidaas haddii la sameeyo, shaqaalaha iskuulka ay awoodi waayaan in ay ila soo xiriiraan haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah oo markaa natiijada noqoto in la xiriiro 911. Waxaan xaqiijinayaa inta tbartayda h in dhammaan macluumaadka aan bixiyay ay sax yihiin sida ugu fiican aqoonteyda.

Saxiixa Waalidka / Mas'uulka Taariikh

-3- Updated January 2021

Foomka Magacaabida Jinsiyada iyo Abtirsiinta

Magaca Hore ee Ardayga : Dhexe ee Ardayga : _____Dambe ee Ardayga :

Taariikhda Dhalashada ee Ardayga : ______

Degmeda: ______Dugsiga:

Iskuulada waxaa looga baahan yahay inay soo sheegaan jinsiyada iyo jinsiyadda gobolka iyo Waaxda Waxbarashada ee Maraykanka. Sababtoo ah isbeddelada dhowaan lagu sameeyey sharciga gobolka Minnesota, Minnesota waxay kala qaybineysaa qayb kasta oo kooxo faahfaahsan si ay u sii matalaan dadkeenna. Waalidiinta ama dadka ilmaha masuulka ka ah loogama baahna inay ka jawaabaan su'aalaha fedraaliga ah (ee adag) ee carruurtooda. Haddii aad dooratid inaadan ka jawaabin su'aalaha fedraaliga ah (sida cad), sharciga fadaraalka wuxuu u baahan yahay dugsiyada inay kuu doortaan. Tani waa xarun ugu dambaysa - waxaanu doorbidaa haddii waalidka ama mas'uulka ay buuxiyaan foomka. Su'aalaha gobolka ayaa lagu calaamadiyey "Xulasho" iyo dugsiyadu ma buuxin doonaan macluumaadkaan adiga.

Macluumaadkani wuxuu gacan ka geysanayaa hagaajinta barashada iyo barashada qofkastaba wuxuuna naga caawiyaa inaan si sax ah u aqoonsanno oo u doodno ardayda hadda aan u qalmin. Macluumaadka foomkan oo ururiya waxaa loo tixgeliyaa macluumaad gaar ah. Waxaad dib u eegi kartaa ogeysiiska qarsoodiga ah si aad wax badan uga baratid ujeedada ururinta macluumaadka, sida loo isticmaali doono oo aan loo isticmaali karin, iyo sida loo ogaado kooxaha faahfaahsan. Ogeysiiska Qarsoodiga waxaa laga heli karaa Su'aalaheena Badanaa La Is Weydiiyo: Foomka Magaca iyo Jinsiyada.

Ardaygu ma Isbaanish/Laatiin sida ay qayxeeso dawlada federaalka? Qeexida dawlada federaalka waxaa ka mid ah qofkii ka soo jeeda Kubaan, Meksikaan, Boorto Rikaan, Koonfur ama Dhexda Mareekanka, ama dhaqamada Isbaanishka kale ama asal, iyadoo loo eegaynin jinsiyada.

[ in aad kala doorata suaashan "" ama "maya".]

Haa [Hadii haa, fadlan ugudub su’aasha Maya [Hadii maya, fadlan ugudub su’aasha aad.] o 1aad.]

Ikhtiyaar Su’aal A: Hadi haa, tahay jawaabta, dooro dhammaan kuwa ku taxan liiska hoos ku qoran. (Kama jawaabi karaan shaqaalaha dugsiga):

□ Diid inaad sheegto □ Meksikaan □ Isbaanish/ □ Isbaanish/Laatino □ Kolombiyaan □ Boorto Rikaan Isbaanish kale □ Ekuwadooriyaan □ Saalvadoriyaan Mareekan □ Lama Garanayo □ Guwatemaalan Tag su'aasha 1 aad

[Dooro haa ugu yaraan mid ka mid ah Su'aalaha (1-6) ee hoose kuwaas oo ku saabsan liiska hoose.]

Su'aasha 1: Ardaygu ma wuxuu isku aqoonsan yahay in uu yahay Hindida Mareekanka ama Asal ahaan ka soo jeeda Alaska sida uu qeexay gobolka Minnesota? Qeexidda Gobolka Minnesota waxaa ku jira shaqsiyaadka ee asal ahaan ka soo jeeda dadkii hore u degenaa Woqoyiga Mareekanka oo sii waday aqoonsiga dhaqankooda iyagoo u maraya qabaailka ama aqoonsiga beesha. [Su’aashan waa loo baahan yahay si loo xisaabiyo maalgelinta ama caawinaada gobolka.] Haa [Hadii haa, fadlan ugudub su’aasha 1a Maya [Hadii maya, fadlan ugudub su’aasha o aad.] o 1aad.]

Ikhtiyaar Su’aal 1a: Hadi haa, tahay jawaabta, dooro dhammaan kuwa ku taxan liiska hoos ku qoran. (Kama jawaabi karaan shaqaalaha dugsiga):

□ Diid inaad sheegto □ Cherokee □ Qabaailada kale ee woqooyiga □ Anishinaabe/Ojibwe □ Dakota/Lakota Mareekanka □ Lama garanayo Tag su'aasha 2 aad.

Su'aasha 2. Ardaygu miyuu yahay Hindi Mareekan ka soo jeeda Laatiin Ameerika (ay ku jiraan wadamada Bartamaha Mareekanka)? o Haa [Tag su'aasha 3 aad.] o Maya [Tag su'aasha 3 aad.]

Su'aasha 3. Ardayga ma Asiyaan baa sida ay qeexayso dawlada federaalka? Qeexida federalka waxaa ka mid ah qofkii asal ka soo jeeda Bariga Fog, Koonfurta Bariga Aasiya, ama Hindiya ay ka mid yihiin wadamada Combodia, China, India, Japan, Korea, Malaysia, Pakistan, the Philippine Islands, Thailand, and Vietnam. 1

Haa [Tag su'aasha 3a aad.] Maya [Tag su'aasha 4 aad.] o o Ikhtiyaar Su aal 3a: Hadi haa, tahay jawaabta, dooro dhammaan kuwa ku taxan liiska hoos ku qoran (Kama ’ jawaabi karaan shaqaalaha dugsiga):

□ Diid inaad □ Shiinees □ Karen □ Unknown sheegto □ Filibiin □ Kuuriyaan □ Hindi Aasiyaan □ Moong □ Fiyaatnamiis □ Burmiis □ Aasiyaan kale Tag su'aasha 4 aad.

Su'aasha 4. Ardayga ma madow baa ama Mareekan Afrikaan ah sida ay qayxeeso dowlada federaalka? Qeexida dawlada federalka waxaa ka mid ah qofkii ka soo jeeda asal ahaan kooxaha jinsiyada Madow ee Afrika.

Haa [Tag su'aasha 4a aad.] Maya [Tag su'aasha 5 aad.] o o Ikhtiyaar Su’aal 4a: Hadi haa, tahay jawaabta, dooro dhammaan kuwa ku taxan liiska hoos ku qoran. (Kama

jawaabi karaan shaqaalaha dugsiga):

□ Diid inaad sheegto □ Itoobiyaan-kale □ Soomaali □ Mareekan Afrikaan □ Laybeeriyaan □ Madow Kale □ Itoobiyaan –Oromo □ Nayjeeriyaan □ Lama Garanayo Tag su'aasha 5 aad.

Su'aasha 5. Ardaygu ma Hawaiyaan Dhalad ah ama Kuwa ka soo jeeda Jasiiradaha Baasifica sida ay qeexayso dawladu federaalka? Qeexida dawlada federaalka waxaa ka mid ah dadka soo jeeda asal ahaan Hawaaii, Guam, Samowa, ama Jasiiradaha Baasifica kale.1 o Haa [Tag su'aasha 6 aad.] o Maya [Tag su'aasha 6 aad.]

Su'aasha 6. Ardayga ma Cadaan baa sida ay qayxeeso dawalada federaalka? Qeexida dawlada federaalka waxaa ka mid ah dadka ka soo jeeda Yurub, Bariga Dhexe ama Woqooyiga Afrika.1

Maya o Haa o

Magaaca Waalidka/Masuulka Tariikh ______

Saxiix Waalidka/Masuulka

The purpose of collecting each group, how the information will be used and not used, and how the more detailed groups were identified can be found on the accompanying FAQ Document. 1Federal Register, Vol. 72, . 202/Friday, October 19 2007/Notices/59274 Baaritaanka luuqada Minnesota

Minnesota waxay guri u tahay 100 luuqadood oo kala duwan dad kuhadla. Kartida kuhadalka iyo fahanka luuqado badan qiimo ayay leedahay. Xogta aad bixisid waxa isticmaali doona dugsiga dagmada si aad u aragto haddi ardaygaagu yahay mid luqado badan. Gudaha Minnesota, ardayda luuqadaha badan waxay uqalmi karaan buundooyin luuqado badan marka loo eego qiimeenta dheeraadka ah. Waxaa intaa dheer, xogta aad bixisid waxay go’aaminaysaa in ardaygaagu qaadanayo imtixaanka ingiriisiga ee aqoonta. Kusalaysan natiijada imtixaanka,ardaygaagu wuxuu xaq u yeelan karaa barashada hormarinta luuqadda ingiriisiga . helista barashada waxa looga baahan yahay sharciga dowlada dhexe iyo gobalka . waalid ahaan ama mas’uulkaaga, waxaad xaq u leedahay inaa ka joojiso barashada luuqadda ingiriisiga. Diiwaangalinta waa in lasiiyo arday kasta baaritaanka luuqada Minnesota xiliga qoritaanka. Macluumaadka lagu codsaday foomkaan muhiim ayuu nooyahay si aan u awoodno inaa u adeegno ardaygaaga.Taageeradaada dhameestirka baaritaanka luuqadda Minnesota waa mid aad loo qadarinayo.

Xogta ardayga Magaca ardayda oo buuxa: Waqtiga dhalashada ama aqoonsiga (kan danbe, kan hore, kan ardayga: dhexe)

Tilmaan luuqadda(s) marka laga Hubi erayga sida ugu fiican utilmamaaya reebo ingriisiga booska banaan oo Ardaygaaga: lagu siiyay:

luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis ingiriis ama luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis 1. Ardaygayga marka hore bartay: ingiriis kaliya

luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis ingiriis ama luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis 2. Ardaygaygu wuu hadlaa: ingiriis kaliya

luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis ingiriis ama luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis 3. Ardaygaygu wuu fahmayaa: ingiriis kaliya

luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis 4. Ardaygaygu wuxuu leeyahay is dhexgal ingiriis ama luuqadda(s) oo aan ahayn ingiriis joogta ah: ingiriis kaliya

Isticmaalka luqad kaliya ma aqoonsaneeyso in ardaygaagu barto luqada ingiriisiga. Hadii luqad aan aheeyn ingiriis latilmaamo, Ardaygaagu waxaa laga baari doona aqoontiisa ingiriisiga.

Waalidka/ Masuulka Macluumaadka Waalidka/Masuulka Magaca (Daabacan):

Waalidka/Masuulka Saxiixa: Taariikhda:

* Dhamaan xogta kuqoran foomkan waa mid qaas ah. Waxaa lalawadaagaya kaliya shaqaalaha degmada kuwaasoo ubaahan macluumaadka si ee ugu adeegaan sida ugu wanaagsan cunugaga ama ardaygaaga iyo warbixinta sharciga ah ee loobahan yahay ee kusaabsan luqada guriga ama xaq uyeelashada adeega waaxda waxbarashada minnesota. Ee degmada iyo waaxda waxbarashada Minnesota , Macluumaadkaani lalama wadaagi doono shasiyaadkale ama

-7-

Updated January 2021

ADEEGYADA GAADIIDKA ARDAYDA 200 W. Burnsville Pkwy., Burnsville MN 55337 Tel. 952- 707-2067 or 952-707-2069 Fax: 952-707-2097 Email: [email protected]

FOOMKA DIIWAANGALINTA GAADIIDKA ARDAYDA DUGSIGA SARRE Sanad Dugsiyeedka

Ardayda gelaya fasalada 9 ilaa 12 WAA inay diiwaangeliyaan baahidooda gadiid ama baska. Waaxda Gaadiidka Ardayda ayaa bixisa qandaraasyo tirada basaska iyo darawalada looga baahan yahay inay soo qaadaan ardayda kaliya ubaahnaan gadiidka ugana baahan doonta adeegga baska geeya kana soo qaada dugsiga. Helitaanka tirida saxda ah ee ardayda sida dhabta ah u raacda basaska dugsiga waxay aad muhiim ugu tahay qorshaynta iyo qaabeynta jidadka hagaagsan, iyo gadiid qiimaha jaban.

Ardayda iyo qoysaska hadda u qalmo gaadiid oo diida adeegga baska waqtigan waxay dib u codsan karaan adeega mar kasta inta lagu jiro sanad dugsiyeedka adigoo la xiriiraya xafiiska Adeegyada Gaadiidka Ardayga. Haddii aad aaminsan tahay in ardayga marmar kaliya u baahdo in uu raaco baska, waxaad wici kartaa xafiiska waqti kasta inta lagu jiro sanad dugsiyeedka si ay u bartaan goobta iyo waqtiga meesha ugu dhow baska soo istaago iyo bas kuraas banaan laga heli karo.

Gaadiidka baska geeya ama kasoo qaada miyaa looga baahan doonaa ardaydada dugsiga sare?

HAA MAYA

Ardayga wuxuu digan Burnsville Senior High School Burnsville Alternative High School doona: 600 . Highway 13 2140 Diffley Rd. Burnsville, MN 55337 Eagan, MN 55122

Magaca Ardayga:(dambeeya, koowaad, dhexe)

Aqoonsiga Ardayga # Fasalka:

Cinwaanka- Lambarka wadada / magaca:

Magaalada: Gobolka: Zip:

Saxiixa Waalidka: Tariikhda

-8-

Updated January 2021

Dugsiga Sarre Ogolaanshaha Siideynta Xogta Waxbarashada

Office Use: 2nd Request: 1st Request: 1st Request: 2nd Request: Request:

Macluumadka Ardayga

Magaca Danbe Ardayga Magaca Hore Magaca Dhexe

Jinsigar: Lab Dhidig Taariikhda Dhalashada Heerka Fasalka

Macluumaadka Dugsii Hore

Iskuulkii hore / Magaca hayadda Magaalada, Gobolka

Telefoonka Fakis(Fax) Email

Waxaan ufasaxay Degmadda Dugsiyadda Madaxa-bannaan ee 191 inay ka codsadaan dugsigii hore rikookhka iskuulka rasmiga ah, fadlan ku dar Kulli Koobiyada soo socda, haddii ay quseeyaan:

Transcript/Qoraallada - Fasalada, dhibcaha lasoo baxeen (haddii ay khuseyso), cadaynta dhalashada, jadwalka ardayga. • Qiimaynta Tacliinta ama wax barashada: MAP, DIBELS, MCA, MTAS, ACCESS dhibcaha imtixaanka.. • Xogta Imaanshaha:maalmaha ardaygu maqan yahay ama rikoodhka goos gooska • Rikodhka iyo caafimaadka: taariikha talaal iyo diiwaannada kale ee caafimaadka, haddii ay suurtagal tahay. • Waxbarashada Gaarka ah Diiwaanada ay ku jiraan; IEPga hadda,warbixinnada qiimaynta, baaritaan warbixinno. • Diiwaanada edeb marinta: Iyadoo la raacayo sharciga ooyala MN State Statute120A.22 Subd. 7(c).

PLEASE RELEASE RECORDS THE DESIGNATED ISD 191 SCHOOL:

School Name: Email Phone Fax ONE91 Virtual Academy [email protected] 952.707.4180 952.707.4181 Edward Neill Elementary [email protected] 952.707.3100 952.707.3102 Gideon Pond Elementary [email protected] 952.707.3000 952.707.3002 Harriet Bishop Elementary [email protected] 952.707.3900 952.707.3902 Hidden Valley Elementary [email protected] 952.707.3800 952.707.3802 Rahn Elementary [email protected] 952.707.3600 952.707.3602 Sky Oaks Elementary [email protected] 952.707.3700 952.707.3702 Vista View Elementary [email protected] 952.707.3400 952.707.3402 William Byrne Elementary [email protected] 952.707.3500 952.707.3502 Eagle Ridge Middle School [email protected] 952.707.2808 952.707.2802 Nicollet Middle School [email protected] 952.707.2608 952.707.2602 Burnsville High School [email protected] 952.707.2108 email only Burnsville Alternative High School [email protected] 952.707.4020 952.707.4024 District Enrollment Center [email protected] 952.707.4180 952.707.4181

Saxiixa Waalidka / Mas'uulka Taariikhda

Shaqaalaha masuulka ka ah oo saxeexi kara (haddii waalidku u soo saxeexin) Taariikhda Iyada oo la raacayo Xeerka Gobolka MN ee 120A.22 Subd. 7 (a), ogolaanshaha qoraalka ah ee waalidka / mas'uulka lagama maarmaanka ah in lagu wareejiyo diiwaanada dugsi uu ardaygu ku talajiro inuu isku qoro.

-9- Updated January 2021

Aftida Sinaanta Ardayda ah

Tilmaamaha

Fadlan geli akhbaarta soo socota iyadoo ku salaysan sida aad u isticmaasho aaladaha korontada ah si aad u sameysto shaqada iskuulka guriga. Aftidani waxa ay isticmaashaa ciwaanka aad siisay ee “gurigaaga.” Waa inaad ka jawaabto su’aalaha hoose adigoo ku salaynaya kaliya uun xaaladaha ka jira ciwaankan. Waxaa jiri doona fursad lagu siin doono aakhirka aftidan si aad wax uga sheegto meelaha kale aad ku nooshahay aadna shaqo ku sameyso.

Akhbaarta ardayga

Magaca hore:

Magaca dambe:

Fasalka:

Ciwaanka aasaasiga ah:

Helitaanka shabakada (internet)

1) Ardaygu ma ka geli karaa shabakada (internet) aalada korontada ku shaqeysa isagoo guriga jooga?

Maya – Shabakada (internet) lagama heli karo guriga (u bood 4) Maya – Shabakada (internet) lama awoodo dhaqaale ahaan in guriga la geliyo (u bood 4) Maya– Kuwo kale(u bood 4) Haa ( sii wac 2a)

a. Haddii aad haa tiri, adeeg shabakeed (internet) oo caynkee ah ayaad guri ku haysataa?

Mowjad Weyn ee Guryaha Deegaanka ah (sida, Cable, Fiber, DSL) Xiriir Unugyo (Cellular network) Mid iskuulku bixiyo oo la geli karo (hotspot) Saxan (Satellite) Garaacid (Dial-up) Kuwo kale Ma hubo

b. Ardaygu ma ka qulqulin karaan fiidyow aaladiisa korontada ku shaqeysa hakin la’aan?

Haa – hakin ama dhexgelid la’aan Haa – leh wuxuun hakin ama dhexgelid ah Maya– qulqulku ma shaqeeyo

Helida aaladaha korontada ku shaqeeya

2) Ardaygu ma isticmaalaa aalado koronto ku shaqeeya sida kumbuyuutar, loox (tablet) ama telefan casri ah (smart phone) si uu u sameeyo shaqada iskuulka?

Maya Haa (sii wad 2a)

a. Hadii aad haa tiri, aalad koronto ku shaqeysa oo caynkee ah ayuu ardaygu inta badan isticmaalaa si uu u sameeyo shaqada guriga?

(xulo hal KALIYA) Kan miiska mise kan Dhabta la saaro Loox (Tablet) Chromebook Telefanka Casriga ah (Smart phone) Kuwo kale

b. aalada korontada ku shaqeysaa (ee 2a) ma waxaa bixiyey iskuulka?

Haa Maya

c. aalada korontada ku shaqeysaa ma la wadaagaa ardaygu cid kale oo guriga joogta?

Haa Maya